Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 695)

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu tilmaamay inay Soomaaliya haystaan Ictiraaf amaah ah, halka Somaliland-na ay ku tun-tuunsatay dawladnimo raasamaal leh. Wasiir Ku xigeenku waxa uu sidaasi ka sheegay kulan qado sharaf ah oo maanta […]

Dalka Shiinaha Oo Dhulgariir Ba’an Ka Dhacay.

Dalka Shiinaha Oo Dhulgariir Ba’an Ka Dhacay.

London(mal)Warar xaqiiqa ayaa waxa ay sheegayaan in ugu yaraan ay ku dhinteen 160 qof dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.6ha ee qiyaasta dhulgariirka lagu cabbiro. Dhulgariirkan ayaa ku dhuftay Gobalka la yidhaa Sichuan ee ku yaalay Koonfur-Galbeed ee Dalka Shiinaha. .Dhulgariir dhaw ayaa isagu gilgilay meel u dhaw magaalada Ya’an oo ya dacal iska soo galaan […]

Ururka Midawga Naafadda Gobolka Togdheer Oo Kulan Shaqo-doon Ah U Qabtay Naafadda Gobolkaasi

Ururka Midawga Naafadda Gobolka Togdheer Oo Kulan Shaqo-doon Ah U Qabtay Naafadda Gobolkaasi

Burco(MSL)Ururka Midawga Naafadda gobolka Togdheer ee THO ayaa Kulan wacyigalin ah oo shaqo loogu raadinaayay Naafadda gobolka Togdheer isla markaana lagu soo bandhigaayay baahiyaha haysta u qabtay. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin kala socday gobolka Togdheer , golaha deegaanka Burco ,Ganacsatadda gobolkaasi ,Madax-dhaqameed iyo Marti sharaf kale ayaa ka dhacay Hoteelka Golis ee […]

Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay magaalada Washington ee Maraykanka

Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay magaalada Washington ee Maraykanka

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayey ayaa gaadhay caasimada dallka Maraykanka ee Washington ka dib markii maalintii Sabtidii ay ka soo duuleen magaalada London ee dalka Ingiriiska.  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud – Siilaanyo ayaa mudada uu booqashada ku jooga dalka Maraykanka waxa uu kulamo la yeelandoonaa madax kala duwan oo ka tirsan xukuumada dalkaasi […]

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dhul-gariir laga dareemay Boorame

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dhul-gariir laga dareemay Boorame

Hargeysa (MSL)Gudoomiyaha Hay’adda ka hortaga Aafooyinka dabiiciga ah NERAD Dr. Maxamed Muuse Cawaale,ayaa sheegay in dhul gariirkii todobaadkan laga dareemay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorame uu ahaa mid heerkiisu hooseeyo. Gudoomiyaha oo war-baahintu wax ka weydiisay dhul-gariirkaas ayaa sheegay, in dhul-gariirkaas oo xilli habeenimo ah laga dareemay magaalada Boorame uu heerkiisu ahaa qiyaas ahaan […]

Madaxweynaha Dalka Iiran Oo ay Gabadhi Fagaare Hortiis Kaga Dalbatey Inuu Guursado

Madaxweynaha Dalka Iiran Oo ay Gabadhi Fagaare Hortiis Kaga Dalbatey Inuu Guursado

Hargeysa(MSL)Wakaaladda wararka ee la yidhaa Mehr ee ka soo baxda Dalka Iiran ayaa qortay in Madaxweyne Axmedinegad uu la kulamay dad ay ku jirtay Gabadh isaga jecled. Haweynadan oo ku nool Gobalka Waqooyi ee Dalka Iiraan ee l ayidhaa Semnan ayaa waxay mar kaliya ku tidhi Madaxweynaha “waan ku jeclahay ee I guurso” balse waxay […]

Xildhibaan Kijaandhe Oo soo dhaweeyay sahaminta shiidaalka Somaliland

Xildhibaan Kijaandhe Oo soo dhaweeyay sahaminta shiidaalka Somaliland

Hargeysa, (MSL)Guddoomiyaha Guddi hoosaadka Arrimaha Bulshada ee golaha wakiilada Axmed Cabdi Kijaandhe aaya sheegay in mustaqbalka Somaliland ku xidhan yahay khayraadka ay leedahay oo la soo saaro, waxaanu ugu baaqay shacbiga Somaliland inay soo dhaweeyaan shirkadaha shidaalka ka baadhaya gobollada bariga dalka. Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe waxa uu sidan ka sheegay mar uu shalay u […]

Xukuumadda Oo shaaciysay In Meeqaamkii u weynaa lagu xusi doono Munaasibadda 22-guurada JSL

Xukuumadda Oo shaaciysay In Meeqaamkii u weynaa lagu xusi doono Munaasibadda 22-guurada JSL

Hargeya (MSL)Gudida heer qaran ee qaban qaabada munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay la soo noqoshada madax-banaanida Somaliland ee 18-ka may, ayaa shaaca ka qaaday inay sanadkan u xusi doonaan meeqaamkii ugu sareeyay. Gudidu waxay sidaasi ,ka sheegeen shir ay maanta ku yeesheen Wasaarada daakhiliga oo uu guddoominayay Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraalle (Duur) […]

Burco: Xaaladda Burco oo Kacsan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Amar ku siiyey inaanay Ka amar qaadan Maayarka

Burco: Xaaladda Burco oo Kacsan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Amar ku siiyey inaanay Ka amar qaadan Maayarka

Burco: Xaaladda Burco oo Kacsan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Amar ku siiyey inaanay Ka amar qaadan Maayarka iyo Xildhibanada Degaanka Burco kadib markii ay ku Gacan saydheen Amar uu ku siiyey inay Dad Shicib ah u Sharciyeeyaan Dhul Dawladda hoose lahayd oo maamulo hore bixiyeen. Khilaaf xoogan ayaa […]

Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Oo gaadhay Finland

Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Oo gaadhay Finland

HELSINKI (MSL)Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed ( Xaglo-toosiye). Ayaa soo gaadhay Magaalada Helsinki Ee Caasimada Dalka Finland. Weftigan oo ka koobnaa afar xubnoon oo kala ah Wasiirka Wasaarada Dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed, Madaxa Hay’ada Socdaalka Somaliland Md Maxaemd Cali Yuusuf, Lataliyaha Wasaarada Dib-udejinta Somaliland Md […]

Golaha Guurtida oo 2 sanadood iyo dheeraad u kordhiyay muddo xileedka aqalka Wakiiladda

Golaha Guurtida oo 2 sanadood iyo dheeraad u kordhiyay muddo xileedka aqalka Wakiiladda

Hargeysa(msl)Fadhi aan caadi aheyn ayey maanta yeesheen Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda Somaliland ku yeesheen Xaruntooda , waxa fadhigaasi ka koobnaa ogolaanshaha muddo kordhinta Golaha Wakiilada iyo Buuxinta Jagada Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad, jagadaas oo bannaaneyd ka dib geeridii ku timi AHUN Sheekh Axmed Nuux Furre. Fadhigan oo ay ka soo qeyb galeen 71 mudane ayaa […]

Shirkadda Dahabshiil oo si Weyn uga Dhex Muuqatay Shirweyne Ganacsi oo London ka Dhacay

Shirkadda Dahabshiil oo si Weyn uga Dhex Muuqatay Shirweyne Ganacsi oo London ka Dhacay

London (MSL) Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirweyne la xidhiidha ganacsiga iyo horumarintiisa oo lagu qabtay magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Shirweynahan oo ah sannadle uu qabto ururka la yidhaahdo SEF (The Somali Economic Forum) oo toddobaadkii hore ka dhacay huteelka Hilton ee magaalada London, kaas oo ujeeddadiisu ahayd sidii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com