Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 725)

Tortor Venenatis Risus

Tortor Venenatis Risus

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Dawlada Jabuuti ayaa Muddooyinkan danbe ku hawlan Qorshe ay ku Wiiqayso Wadajirka iyo Madaxbanaanida Qaranimada Somaliland taasi oo doonaysa in ay kala qoqobto Beelaha Somaliland ku dhaqan guud ahaanba, Madaxwaynaha Dawlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Gogol u fidiyay Beelaha Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Awdal Guud ahaaba kuwaasi oo la doonayo in ogolaadaan Heshiis dhex mara Beelihii khilaafku ku dhex maray Caleemo saarka Ugaaska Beeshaasi Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi. +sawir

  Jabuuti (maantasomaliland)- Dawlada Jabuuti ayaa Muddooyinkan danbe ku hawlan Qorshe ay ku Wiiqayso Wadajirka iyo Madaxbanaanida Qaranimada Somaliland taasi oo doonaysa in ay kala qoqobto Beelaha Somaliland ku dhaqan guud ahaanba, Madaxwaynaha Dawlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Gogol u fidiyay Beelaha Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Awdal Guud ahaaba kuwaasi oo la doonayo […]

Dadweynaha ku nool Magaalada caasimada u ah Somaliland ee Hargeysa, ayaa aragtiyo kala duwan ka muujiyay xilka ka qaadistii uu maalintii shalay awooda kaga qaaday Madaxweyne Siilaanyo taliyihii hore ee ciidanka Milatariga Somaliland Maxamed Cabdilaahi Xasan (Jidhif) , waxaana ay u sababeeyeen siyaabo kala gedisan,

    Hargeysa (maantasomaliland)Dadweynaha ku nool Magaalada caasimada u ah Somaliland ee Hargeysa, ayaa  aragtiyo kala duwan ka muujiyay xilka ka qaadistii uu maalintii shalay awooda kaga qaaday Madaxweyne Siilaanyo  taliyihii hore ee ciidanka Milatariga Somaliland Maxamed Cabdilaahi Xasan (Jidhif) , waxaana ay  u sababeeyeen siyaabo kala gedisan, Qaar ka mida dadweynaha reer Hargeysa oo […]

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Lagu Xidhay Maraykanka Ka Dib Markii Looga Shakiyay Inuu Xidhiidh Toosa La Leeyahay Alshabaab, Laguna Qabtay Lacag Dhan $75,000 Iyo Jeeg Ay Ku Qoran Tahay $430,000 haatana uu ku xidhanyahay mudo laba malmood ah

  maantasomaliland) Waxa bishan anynu ku jirno Saddexdeedii ka soo dagay magalada Toleedo ee gobolkan Ohaayo ee carigan mareykanka Gudoomiyaha amaba badhasaabka Gobolka Saaxil ee somaliland Maxamuud Cali hayste oo lagu magacaabo Ramaax. Ka dib markuu soo galay kastamka garoonka diyaaradaha ee magalada toleedo oo ah magaaladuu ku noolaa intaanu noqon Gudoomiyaha, walina ay ku […]

Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka DALSAN Ismaaciil Aadan Cismaan ( Ismaaciil Yare) ayaa si kulul u weeraray Guddoomiyaha urur siyaasadeedka UMMADDA Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose) oo uu ku tilmaamay nin dhaqan kale wata oo aan reer Mudug ah+sawir.

Ismaaciil Yare oo si kulul u weeraray shakhsiyadda Dr. Gaboose February 10th, 2012 Comments Off Hargeysa (maantSomaliland.com)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka DALSAN Ismaaciil Aadan Cismaan ( Ismaaciil Yare) ayaa si kulul u weeraray Guddoomiyaha urur siyaasadeedka UMMADDA Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose) oo uu ku tilmaamay nin dhaqan kale wata oo aan reer Mudug ah. Ismaaciil Yare […]

Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, ayaa maanta ka furtay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha haweenka Afrika ee G-40, kaasi oo muddo afar maalmood ah socon doona.

Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, ayaa maanta ka furtay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha haweenka Afrika ee G-40, kaasi oo muddo afar maalmood ah socon doona. Marwada koowaad oo warbixin dheer ka jeedisay shirkaasi waxay sheegtay inay haweenka Somaliland ay kaalin weyn ka soo qaateen nabadeyntii beelaha Somaliland isla […]

Xukuumadda Somaliland oo ilaa saaka shir kaga jiray dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Buuhoodle oo ay dib u bilaabeen Maleeshiyaadka reer Buuhoodle, ayaa la sheegay inay ka soo baxeen go’aamo lagu diirsan karo+sawir.

Hargeysa (maantasomaliland –  Xukuumadda Somaliland oo ilaa saaka shir kaga jiray dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Buuhoodle oo ay dib u bilaabeen Maleeshiyaadka reer Buuhoodle, ayaa la sheegay inay ka soo baxeen go’aamo lagu diirsan karo. Shirkan oo uu guddoominayey Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxwaynaha Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo isaga […]

(war deg deg ah)Ciidamada Somaliland Oo Caawa U Ruqaansaday Dhanka Magaalada Buhoodle Iyo Maleeshiyadii Weerarka Soo Qaaday Saaka Oo Isaga Baxay Halkaas.

Buhoodle  (maantasomaliland)Wararka imanayaa deegaanka Sooljoogta oo ka tirsan degmada Buhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga Somaliland   , ay u ruqaansadeen dhanka Magaalada Buhoodle oo ah xudunta kooxaha ciidamada weerarada gaadmada ah ku soo qaada ay ku sugan yihiin.maleeshiyooyin is baahaysday. Ciidamadu waxa ay qorshaynayaan sidii ay si buuxda gacanta ugu dhigi lahaayeen Magaalada, isla markaana […]

Ciidanka qaranka oo khasaare laxaadle u geystay maleeshiyo soo weerartay iyo xukuumadda oo ka hadashay dagaalkaas

Ciidanka qaranka oo khasaare laxaadle u geystay maleeshiyo soo weerartay iyo xukuumadda oo ka hadashay dagaalka Hargeysa Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay dagaal saaka waabarigii ka dhacay deegaanka Sool-joogto ee duleedka Buuhoodle kaasi oo ay maleeshiyo nabad diid ah ku soo qaadeen fadhiisimadii ciidanka qaranka. Wasiirka oo shir jaraa’id […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta ku soo laabtay dalka ka dib markii ay socdaal qaatay muddo sadex maalmood ah ku soo mareen dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta ku soo laabtay dalka ka dib markii ay socdaal qaatay muddo sadex maalmood ah ku soo mareen dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland oo qolka nasashada ee madaarka […]

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii

Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka shaqo ku jooga dalkaasi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Raysal wasaare Males Zanawi waxay ka wada hadleen qodobo dhawr ah oo kor loogu qaadayo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed caawa ka […]

Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka Hargeysa, gaar ahaan Caasimadda, oo musharrax uga qaybgeli doona tartanka Xildhibaannada golayaasha deegaanka oo ay beeshu soo xushay u keenay Masuuliyiinta WADANI +sawiro

Hargeysa (maantaSomalilland.com)- Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka Hargeysa, gaar ahaan Caasimadda, oo musharrax uga qaybgeli doona tartanka Xildhibaannada golayaasha deegaanka oo ay beeshu soo xushay u keenay Masuuliyiinta WADANI. Munaasibaddaas oo xalay lugu qabtay xarunta magaalada Hargeysa ee Urur-siyaasadeedka WADANI, waxa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com