Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 726)

Deegaanada Buuhoodle iyo Sool-joogta oo ka mid ah deegaano ay labadii maalmood ee u dambeeyay ay madaafiic dhowra isku waydaarsadeen ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka reer Buuhoodle ayaa lagu soo waramayaa in maanta xaaldoodu dagan tahay.+sawiro

  Deegaanada Buuhoodle Iyo Sool-joogta Oo Labadii Maalmood Ee U Dambeeyay Ay Madaafiic Isku Waydaarsanayeen Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadku Oo Maanta Deggan Buuhoodle (maantasomaliland.com)  – Deegaanada Buuhoodle iyo Sool-joogta oo ka mid ah deegaano ay labadii maalmood ee u dambeeyay ay madaafiic dhowra isku waydaarsadeen ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka reer Buuhoodle ayaa lagu […]

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK, ayaa go’aamiyay in banaan bax weyn ay ka dhigaan xafiiska raysal wasaaraha Ingiriiska David Camaron hortiisa maalinta 22-ka bishan si loogu baaqo inay aqoonsadaan madax banaanida qaranimada Somaliland.

London (mantaSomaliland.com)- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK, ayaa go’aamiyay in banaan bax weyn ay ka dhigaan xafiiska raysal wasaaraha Ingiriiska David Camaron hortiisa maalinta 22-ka bishan si loogu baaqo inay aqoonsadaan madax banaanida qaranimada Somaliland. Banaan baxani ayaa qabsoomaya maalin ka hor xiliga uu magaalada London ka furmayo shir weynaha Ingiriisku u qabanayo […]

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Oo Kulan Telefoon ugu xog-waramay qurbo-jooga Somaliland ee Maraykanka iyo sawiro aykanka

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Oo Kulan Telefoon ugu xog-waramay qurbo-jooga Somaliland ee Maraykanka   Hargeysa (maantSomaliland.com)- Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa kulan dhinaca telefoonka ah oo ka qabsoomay xarunta dalka Maraykanka ee (Washington), ayaa xog-waran ka siiyey qurba-joogta Somaliland ka qaybgalka Somaliland ee […]

Hargeysa (maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday Taliyihii laanta nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gebilay Marxuum Cismaan C/laahi Abokor. Waxa kale oo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen afar qof oo kale

Hargeysa (maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday Taliyihii laanta nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gebilay Marxuum Cismaan C/laahi Abokor. Waxa kale oo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen afar qof oo kale. Gaadhigan oo noociisu ahaa Suki Suki oo ku soo jeeday dhinaca magaalada Hargaysa ayaa ku qalibmay deegaanka Galoolay waxaana shilkaas […]

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya manta si rasmi ah ugu kici timiy Dalka Itoobiya, safarka Madaxweynuhu uu ku tagayo magaaladda addisa ababa ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in madaxweynaha iyo masuuliyiinta itoobiya ay ka wadda hadli doonaan xidhiidhka labadda dawladood.

 Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hugaaminayo Oo Ka Dhoofay Dalka, Kuna Sii Jeedda Dalka Itoobiya   Waftiga Madaxweynaha ayaa wax safarkiisa ku wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda, Gudaha, Madaxtooyadda iyo marwadda madaxweynaha. Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya manta si rasmi ah ugu kici timiy Dalka Itoobiya, safarka Madaxweynuhu uu […]

madaxwaynexigeenkii hore oo maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada berbera

  Boqolaal ka mid ah dadweynaha reer Saaxil iyo taageerayaasha Xisbiga UDUB ayaa waxa weftiga kaga hortageen duleedka Magaalada,isla markaana waxay u soo galbiyeen dhinaca Xafiiskiisa Gobolka Saaxil.Waxaana intaa dheera heesaha soo dhaweynta, iyada oo calanka Xisbiga UDUB ay taageerayaashu luxayeen. Weftigan uu hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa ka […]

(ogaysiis muhiim ah)Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada Somaliland. Ujeedada shirkan telephoneku waxa weeye in madaxdu ka hadasho shirka London ee lagu soo casumay Somaliland iyo guud ahaanba xaalada nabad gelyo ee waddanka. Shirka waxa ka hadlaya Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibada, iyo Mudane Maxamed Nuur Caraale [Duur], Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada Somaliland. Ujeedada shirkan telephoneku waxa weeye in madaxdu ka hadasho shirka London ee lagu soo casumay Somaliland iyo guud ahaanba xaalada nabad gelyo ee waddanka. Shirka waxa ka hadlaya Dr. Maxamed […]

Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka Wakiiladda Iyo Guurtida, kaasi oo uu uga xog-waramay shirka London.+ sawiro

Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka Wakiiladda Iyo Guurtida, kaasi oo uu uga xog-waramay shirka London. Kulankaasi qado-sharafta ahaa oo albaabadu u xidhnaayeen waxa kale oo ka […]

Salaadiin ka waramay kulan ay la yeesheen Madaxweyne Siilaanyo+sawr Hargeysa(maantasomaliland.com )-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda kulan kula yeeshay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay Madaxwaynaha isku waafaqeen in laga qayb-galo shirka London. Salaadiintan oo warbaahinta la hadlay kulankaasi ka dib ayaa sheegay inay Madaxwaynaha ku amaanayaan inuu ka […]

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku qabanqaabinayso ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo la qorsheeyey inuu dabayaaqada bishan ka qabsoomo magaalada London.wasiirka arimaha dibada somaliland)(sawir)

Hargeysa (maantasomaliland) – Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku qabanqaabinayso ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo la qorsheeyey inuu dabayaaqada bishan ka qabsoomo magaalada London. dawladda Somaliland go’aansatay inay ka qaybgasho shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo oo 23ka February 2012 ka dhici doona magaalada London, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibedda […]

Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamino Waris) ayaa maanta ka qayb gashay xaflad ay haweenka Caasimadu soo agaasimeen oo lagu xusayay looguna diyaar garoobayo Xuska dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) taas oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa.

  Hargeysa (maantaSomliland.com)- Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamino Waris) ayaa maanta ka qayb gashay xaflad ay haweenka Caasimadu soo agaasimeen oo lagu xusayay looguna diyaar garoobayo Xuska dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) taas oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. “Waa maalin qiime weyn inoo leh mawliidka Nabiga […]

Dawladda Federalka Itoobiya ayaa la sheegay inay Ciidamadii Kililka Shanaad ee Liyuu Booliiska ka qaaday magaaladda Buuhoodle oo ay keentay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka ee Itoobiya ka dib markay somaliland dacwad ka dhan ah u gudbisay malas sanaawi raysalwasaaraha itoobiya.

Taleex(maantasomaliland.com) Dawladda Federalka Itoobiya ayaa la sheegay inay Ciidamadii Kililka Shanaad ee Liyuu Booliiska ka qaaday magaaladda Buuhoodle oo ay keentay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka ee Itoobiya. Sida ay wararka naga soo gaadhaya Jiida Buuhoodle sheegayaana waxa soo degay dhinaca Dawladda Itoobiya Ciidamo aan hore u joogi jirin iyagoo sheegay in laga qaaday kuwii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com