Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 731)

Tellus Mollis Purus

Tellus Mollis Purus

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Ipsum Cursus Sit

Ipsum Cursus Sit

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

xaaji xasan guhaad oo ka tirsan odayaasha waawayn ee dalka oo umada ugu baaqay inay tobanka danbeee ramadaan ka faaidaystaan

xaaji xasan guhaad oo ka mida odayaasha ugu magaca wayn somaliland oo dhawaanahanba ku sugnaa dalka sucuudi arabia oo dhawaan imd ayaa caawa mar uu la kulmay wariye ka tirsan maanta soomaalilaandumada ugu baaqay inay ka faaidaystaan tobankan ilaahay quraanka inoogu sheegay ee uu ku jiro lalatul qadrigu isagoo ku dhiiri galiyay inay cibaadada iyo […]

Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle, ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayay in 80 nin oo argagixiso ah lagu xidhay saldhiga dhexe ee Magaalada Boorame, sida uu faafiyay wargeyska Waaheen ee ka soo baxa magaalada Hargeysa.

Boorame (maantaSomaliland.com)- Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle, ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayay in 80 nin oo argagixiso ah lagu xidhay saldhiga dhexe ee Magaalada Boorame, sida uu faafiyay wargeyska Waaheen ee ka soo baxa magaalada Hargeysa. Badhasaabka Awdal waxa uu warkaasi ku tilmaamay mid been abuur ah oo lagu sumcad […]

– Komishanka Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa ayaa ku Howlan Daraasaad ay ugu kuurgalayaan tayada shaqada iyo adeegyada ay hayaan heyadaha dawliga ahi iyo sidii loogu sameyn lahaa sixitaan.

Hargeysa (maantaSomaliland.com) – Komishanka Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa ayaa ku Howlan Daraasaad ay ugu kuurgalayaan tayada shaqada iyo adeegyada ay hayaan heyadaha dawliga ahi iyo sidii loogu sameyn lahaa sixitaan. “Maamul wanaaggu waa in uu ka dhex jiraa hay’ad kasta si ay shaqada ummadda loo qabanayaa u noqoto mid cad oo sida ugu habboon […]

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamuud (Xuseen xoog) ayaa maanta ka qeyb galay xaflad ay ku mataanoobayeen kulliyada caafimaadka ee jaamacadda Hargeysa iyo jaamacad caafimaadka ah oo ku taala wadanka jarmalka ah.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamuud (Xuseen xoog) ayaa maanta ka qeyb galay xaflad ay ku mataanoobayeen kulliyada caafimaadka ee jaamacadda Hargeysa iyo jaamacad caafimaadka ah oo ku taala wadanka jarmalka ah. xafladaasi oo lagu qabtay xarunta jaamacadda Hargeysa waxa ka hadlay Wasiirka caafimaadka Somaliland Md. Xuseen Muxumed Maxamed ayaa sheegay inuu ku […]

dadwaynoow bushaaro farxad leh

dadwaynoow bushaaro farxad leh hadaad caafimaadkaaga kumaakun doolar kaaga bixi jireen la soo xidhiidh dr musdafe sayid oo ku takhasusay xanuunada fiixaha oo laba saac in ka yar lagaaga obration lagaaga samaynayao adoo waxba dareemin iyo babaasiirtii xiiqdii infactionkii iyo qaar kaloo badan kala xidhiidh digtoorkan casriga ah magaalada hargaysa tel 25224504446 ama ugu hagaag […]

8 Sarkaal oo ka Soo Goostay SSC oo ku soo Biiray Shir Nabadeedka ka Furmaya Widh-widh

8 Sarkaal oo ka Soo Goostay SSC oo ku soo Biiray Shir Nabadeedka ka Furmaya Widh-widh Widhwidh (maantaSomaliland.com)- Siddeed sarkaal oo ka tirsan kooxda nabad diidka ah ee SSC, ayaa maanta soo gaadhay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle, ka dib markii ay ka tanaasuleen kooxdaasi, isla markaana ay go’aansadeen in ay ku biiraan shir nabadeedka […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamada sare ee Somaliland Maxamed Xirsi Ismaaciil (Oomane) iyo garooreyaashii maxkamadaasi. Waxa kale oo uu magacaabay garsooreyaal cusub oo ka hawl geli doona Maxkamada sare. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxaanu u dhignaa sidan:-

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamada sare ee Somaliland Maxamed Xirsi Ismaaciil (Oomane) iyo garooreyaashii maxkamadaasi. Waxa kale oo uu magacaabay garsooreyaal cusub oo ka hawl geli doona Maxkamada sare. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland oo uu ku […]

War Deg Deg Ah: Madaxwaynaha Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Furista Ururada Una Gudbiyay Barlamaanka

War Deg Deg Ah: Madaxwaynaha Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Furista Ururada Una Gudbiyay Barlamaanka (Hargeisa,maanta Somaliland.com) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo ayaa saaka qudbad uu ka jeediyay Xaflad uu ku furayay Dhisme Cusub oo loo dhisay Golaha Wakiilada kaga dhawaaqay furista Ururada, isagoo Madaxwaynuhu intaa ku daray in uu u gudbiyayay […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Golaha Wakiilada oo uu maal geliyay Ururka Baarlamaanada Afrika ee AWEPA.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Golaha Wakiilada oo uu maal geliyay Ururka Baarlamaanada Afrika ee AWEPA. Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka dhismahan waxa ka soo qeyb galay masuuliyiinta sadexda xisbi qaran, Shirgudoonka Golaha Guurtida, Wasiirro iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed […]

Agaasime waaxeedyada iyo shaqaalaha wasaarada Arimaha Guddaha oo beeniyay war uu qoray Wargeyska Waaheen. ma jirto guno ay Hay’ada UNDP siiso shaqalaha wasaarada arimaha guddaha, shaqaaluhuna waxay u shaqeeyaan..Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta.Mr Dubbe..

Hargaysa(maantasomaliland.com):-Agaasime waaxeedyada iyo shaqaalaha wasaarada Arimaha Guddaha Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu qoray wargeyska Waaheen. Warkan uu wargeyska Waaheen qoray ee ay beeninayeen agaasime waaxeedyada iyo shaqaalaha wasaarada Arimaha Gudduhu ayaa sheegayay in horaantii todobaadkan ay shaqaalaha wasaaradaasi sameeyeen shaqo joojin iyo mudaharaad […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com