Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 745)

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir

QM oo ka deyrisay xaaladda carruurta Soomaaliya [SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’570px’] Hooyo Carruur Soomaaliyeed oo nafaqo-darreysan ku heysa isbitaalka Banaadir Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in heerka nafaqo darada carruurta Soomaalida heysata ay tahay kuwa ugu daran dunida, taasi oo ay ugu wacan tahay iyadoo abaaro ay saameeyeen waddanka oo dhan. Sarkaal ka tirsan barnaamijka cuntada […]

21/4/2011 (maantasomaliland)Guddoomiyaha urur siyasadeedka PDP(Ismaaciil Aadan Cismaan ) waa muwaadin reer S/land ah oo ku dhashay,kuna barbaaray magaalada Hargeysa ,kana soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyey ee S/land xilal kal duwan illaa uu ka gaadhay heer wasiir,weligiina xamar ma deign ,hungurina uma qaban wax xamar yaalla ;w/qoray cabdirisaaq cabdilaahi wayrax.

Maqaal uu qoray wargeyska SAXANSAXO cadadkiisii shalay kuna taariikhaysanaa :vol:5,tirsiga 1223 ,arbaca April20 ,2011 kaas oo cinwaankiisu ahaa: maxay wadaagaan urur siyaasadeed laga abaabulayo Hargeysa iyo xisbi lagaga dhawaaqay Muqdisho Sheekaba sheekay keentaaye waxa layidhi waagii saancadaalihii ingiriis uu carriga Somaliland gumaysan jiray ayaa waxa la dilay nin la odhan jiray Giib (Sir Gibb ) […]

Masuuliyiinta shirkada Isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa

Hargeysa (maantasomaliland)-Masuuliyiinta shirkada Isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa waxay ku naqdiyeen xeerkii isgaadhsiinta ee dhawaan Golaha Wakiiladdu ansixiyeen waxaanay sheegee in xeerkaasi ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya shareecada islaamka, dastuurka Somaliland iyo nidaamka ganacsiga xorta ahba. Waxa kale oo ay shirkan jaraa’id ku sheegeen […]

April 21st, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Maamuleyaasha sar sare ee Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM, ayaa maanta markii u horraysay ka hadlay asbaabaha dhaliyay inay dib uga noqdaan qandaraaskii la wada siiyay shirkada Dahabshiil ee dhismaha warshadii Sibidhka ee Saaxil.

April 21st, [SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’370px’] Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Maamuleyaasha sar sare ee Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM, ayaa maanta markii u horraysay ka hadlay asbaabaha dhaliyay inay dib uga noqdaan qandaraaskii la wada siiyay shirkada Dahabshiil ee dhismaha warshadii Sibidhka ee Saaxil. Masuuliyiinta shirkada Telesom waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda waxaanay […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Somaliland ayaa ka baaqatay tartanka kubbadda kollayga ee caasimadaha bariga iyo badhtamaha Afrika oo Salaasadii si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, tartankaasi oo lagu soo marti qaaday koox ku ciyaaraysay magaca caasimada Hargeysa.

Fadeexaddo Hadheeyay Wasaarada Ciyaaraha Iyo Somaliland oo ka Baaqatay Tartanka Bariga Afrika Hargeysa (Somaliland.com)-Somaliland ayaa ka baaqatay tartanka kubbadda kollayga ee caasimadaha bariga iyo badhtamaha Afrika oo Salaasadii si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, tartankaasi oo lagu soo marti qaaday koox ku ciyaaraysay magaca caasimada Hargeysa. Qurbo-jooga Somaliland ee ku dhaqan […]

Afhayeenka madaxwaynaha Oo Shaaciyay Muuqaalka Ka Dhashay Socdaalka Gaboose Uu ku marayo Bariga Dalka

[SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’370px’] Dubai (maantaSomaliland.com)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay dareenka ka dhashay socdaalka wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ku marayo gobolada bariga Somaliland, kaasi oo ay ka dhasheen dareeno sheegaya in wasiirku u gogol xaadhayo sidii uu dib ugu furi lahaa urur siyaasadeedkii Qaran ee […]

Warsaxaafadeed Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo oo weli ku jira Bookhashada ay ku joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kuna Sugan Magaalo Madaxda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai ayaa weli waxay ku jiraan kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Kala Duwan ee wadankaa ka taliya.

Date: 20/04/2011 Warsaxaafadeed Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo oo weli ku jira Bookhashada ay ku joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kuna Sugan Magaalo Madaxda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai ayaa weli waxay ku jiraan kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Kala Duwan ee wadankaa ka taliya. [SlideDeck id=’1946′ width=’100%’ […]

Fadeexaddo Hadheeyay Wasaarada Ciyaaraha Iyo Somaliland oo ka Baaqatay Tartanka Bariga Afrika

[SlideDeck id=’1950′ width=’100%’ height=’370px’] Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Somaliland ayaa ka baaqatay tartanka kubbadda kollayga ee caasimadaha bariga iyo badhtamaha Afrika oo Salaasadii si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, tartankaasi oo lagu soo marti qaaday koox ku ciyaaraysay magaca caasimada Hargeysa. Qurbo-jooga Somaliland ee ku dhaqan wadanka Kenya ayaa ku hungoobay garoonkii ay ciyaaraha […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradaasi ayaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

April 20th, 2011 [SlideDeck id=’1943′ width=’100%’ height=’370px’] Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradaasi ayaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa Tuuladda Yufle oo 30km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo kaga hortagay Guddoomiyaha […]

Hargeysa19/4/2011 (maantaSomaliland.com)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Iyo Maaliyadda ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta wasaarada warfaafinta waxay ku dhawaaqeen olalaha cashuur ururinta dalka

April 19th, 2011 Comments Off Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Iyo Maaliyadda ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta wasaarada warfaafinta waxay ku dhawaaqeen olalaha cashuur ururinta dalka. Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Md. Warsame Siciid Cabdi ayaa shacbiga Somaliland ka dalbaday inay si hufan iskaga […]

Abudubai 19 april /2011(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisii ayaa manta kulamo la yeeshay qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo weftiga ku booqday halka ay degan yihiinmaantana u kicitimi doona dalka kuwayt

Abudubai 19 april /2011(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisii ayaa manta kulamo la yeeshay qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo weftiga ku booqday halka ay degan yihiin. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xubnaha Jaaliyada ee uu la kulmay uga waramay xaalada dalku ku […]

32 dumar ah oo maanta lagu xidh xidhay saldhiga gobalka hawd ee bali gubadle wariye axmed maxamed cawaale

waxaa maanta xabsiga wayn ee magaalada bali gubadle loo taxaabay 32 dumar ah oo ka ganacsanjiray jaadka 571 kadib markii ay mudaaharaad sameeyeen la xidhiidhay badalaad lagu sameeyay wakiilkii jaadka ee magaaladaasi sida uu cadeeyay wariye axamed maxamed cawaalle oo caawa la socdaygaadhi bilays oo siday gabadh uu mas cunay magaalada baligubadle ee caasimada gobalka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com