Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 621)

Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi oo u baxay socdaal dibada ah ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay telefishanka Star TV ku sheegay in aanay jirin hay’ado caalami ah oo Somaliland ka shaqeeya oo dalka laga saarayaa,

Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi oo u baxay socdaal dibada ah ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay telefishanka Star TV ku sheegay in aanay jirin hay’ado caalami ah oo Somaliland ka shaqeeya oo dalka laga saarayaa, isla markaana wuxuu ku dooday in aanuu xumaanin xidhiidhka beesha caalamka iyo xukuumadda uu wasiirka ka yahay. Wasiir […]

wariye ayaan cabdi cimi oo ka rirsan bahda maantasomaliland .com oo erayo suugaan ah u soo jeedisay shaqaalaha iyo shabakadaba

wariye ayaan cabdi cimi oo ka rirsan bahda maantasomaliland .com oo erayo suugaan ah u soo jeedisay shaqaalaha iyo shabakadaba

www Maanta soomaliland.com msl.hawshaada kama hadho halgankaga kama lado maanta somaliland.com msl. saqda dhexe habeenki adaan ku duceya msl.saxafiyiinta ku jecel bulshad beenta ka dhawrta msl war baahin lagu nasta tahay msl.ha habsaamin malin hore usoco waliga salan baan ka sidaa dhinaca shaqaala msl halyayga xuseen xarbi hanbalyo idin diraya dhaman shaqalaha msl samo ku […]

Quraaca Aroortii Oo Laga Tago Oo La Ogaaday In Laga Qaado Xanuun Khatar Ah!

Quraaca Aroortii Oo Laga Tago Oo La Ogaaday In Laga Qaado Xanuun Khatar Ah!

Halheyskaan ma ahan ujedadiisa in aad cuntaa dhagxaanta, laakin, waa in aad cuntaa wixii kaa hor yimaada subaxdii si jirkada uu ugu diyaar garoobo howlaha maalintaa aad qaban doonto. Laakin baaris cusub oo la samaaeyey ayaa sheegeysa in quraacda subaxdii la cunaa ay faido weyn leedahay, hadii laga tagaana ay dhibaatooyin caafimaad daro keeni karto. […]

Is qabqabsiga dhulka oo Noqotay caqabad joogta ah.

Is qabqabsiga dhulka oo Noqotay caqabad joogta ah.

Axmed FJIs qabqabsiga dhulka ee gudaha magaalada hargeisa oo noqotay dhibaato soo noqnoqota, taas oo keenta dhimasho nafeed iyo dhaawacba ,iyo waliba hanta badan oo ku baxda maxkamadaha Inta lagu jiro dacwada dhulka,lacagtaas oo ka baxda labada dhinac ee dacwadu ka dhexayso. Waxaad arkaysaa nin o dhanaya waxaan daganaa mudo kabadan 30 sano hadana imika […]

MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO BOOYADO BIYAHA U GEEYAAN & MAAREEYAHA WAKAALADDA BIYAHA HARGEYSA OO GABI AHAANBA KU FASHILMAY SHAQADII LOO IGMADAY + GO’AANKA UU KA QAADAN KARRO MADAXWAYNUHU”

fadeexadii ugu xumayd ayaa dul hooganaysa maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa mudane ibraahin siyaad yoonis kadib markii uu gabi ahaanba ku fashilmay shaqadii loo igmaday ee ahayd inuu shacabka caasimadda biyo wada gaadhsiiyo, balse iskadaa inuu shacabka caasimadda biyo gaadhsiiyee waxay fadeexada ugu wayni dhacday kadib markii uu ku fashilmay inuu madaxtoyadda somaliland ee soo eegaysa […]

SARKAAL U HADLAY WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA OO BEENIYAY WARAR SHEEGAAYEY IN LA JOOJIYEY DIIWAAN-GELINTA MADANIGA AH

SARKAAL U HADLAY WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA OO BEENIYAY WARAR SHEEGAAYEY IN LA JOOJIYEY DIIWAAN-GELINTA MADANIGA AH

Agaasimaha Goboladda dhaqanka iyo siyaasada ee Wasaaradda arrimaha gudaha Cali Xasan Cawaale Ayaa beeniyey warka ay qortay jariirada Waaheen, Cadadkii 1612, 21/may/2015/ maanta,kaasi oo wargeysku ku sheegay in gabi ahaanba albaabada loo laabay Diwaangalintii madaniga ahayd, ee ka socotay goboladda iyo degmooyinka dalka Somaliland. cali xasan cawaale Agaasimaha oo arrintan kaga hadlay qoraal kooban ayaa […]

Guud ahaanba xarumihii diiwaangalinta ee dalka ayaa albaabada laysugu dhuftay kadib markii shaqaalihii goobahaas labadii bilood ee ugu danbeeyay aan la siin wax mushahar ah.

Guud ahaanba xarumihii diiwaangalinta ee dalka ayaa albaabada laysugu dhuftay kadib markii shaqaalihii goobahaas labadii bilood ee ugu danbeeyay aan la siin wax mushahar ah.

Guud ahaanba xarumihii diiwaangalinta ee dalka ayaa albaabada laysugu dhuftay kadib markii shaqaalihii goobahaas labadii bilood ee ugu danbeeyay aan la siin wax mushahar ah. sax1-640×400 Wasaarada arimaha gudaha ayaa shaqaalahan qaadatay kuwaas oo ku dhaw shanboqol oo ka mid ah ardaydii jaamacadaha dalka waxaanay ka hawlgalisay gobalada Maroodi-jeex,Awdal,Saaxil,Togdheer iyo Ceerigaabo. Shaqaalahan iyo wasaarada arimaha […]

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa maanta kormeer ku sameeyay Madbacad casri ah oo uu yeelanayo Wargeyska Dawlada DAWAN

, taas oo rakibaadeeda ay gacanta ku hayaan Injineero ajaanib ah oo khibrad u leh. Guddoomiyaha Wargeysyada DAWAN Media group Md. Maxamed Cismaan Mirre (Sayid) oo warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay dedaalkii ay u galeen sidii ay Madbacadan dalka u keeni lahaayeen. “Wasiir waxa farxad noo ah inaad nagala soo qaybgasho bilawga hawshii Madbacada […]

Gogoshii Siilanyo ku baaqey oo saaka furmaysa,Halkayse ka furmaysa+Tirada Ergooyinka Xisbiyada iyo Xukumada Siilanyo uga qeybgeli doono iyo Magacyadooda

Sida ilo wareedyo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qarannews Gogoshii Madaxweyne Siilanyo ugu baaqey sadexda xisbi qaran ayaa la filaya in ay saaka subaxnimada abaara 10:00 Am ka furanto Qolka shirarka Ambassador Hotel. Gogosha ayaa sida xoggaha Qarannews heshay tibaxayaan waxaa furi doona madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci oo kelmado iyo Erayo kooban oo afka […]

Maayarada Golayaasha Deegaanka Somaliland qaarkood ayaa bilaabay ollole balaadhan oo ay doonayaan inay kaga hor tagaan mooshinka Golaha Wakiiladdu ku doonayaan xilka qaadistooda inay ka dhigaan Cod fudud oo Hal-dheeri ah.

Maayarada Golayaasha Deegaanka Somaliland qaarkood ayaa bilaabay ollole balaadhan oo ay doonayaan inay kaga hor tagaan mooshinka Golaha Wakiiladdu ku doonayaan xilka qaadistooda inay ka dhigaan Cod fudud oo Hal-dheeri ah. Sidoo kale, Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano awood badan oo xidhiidh dhaw la lahaa Maayarada qaarkood ayaa dhinacooda bilaabay olole ay […]

Nuxurka Khudbad Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Shacbiga Somaliland

Nuxurka Khudbad Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Shacbiga Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, oo saaka Xilli hore khudbad ugu jeediyay Shacbiga Somaliland wajahada hore ee Qasriga Madaxtooyada ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, Waxqabadka Xukumaddiisa, Arrimaha doorashada, Arrimaha Somalia iyo Somaliland iyo xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka iyo arrimo kale.   Madaxweynaha Somaliland ayaa […]

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta 18 May+Sawirrada Ciidanka iyo Bulsh Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood.

  Bulshada Somaliland ee wadanka gudihiisa ayaa iskugu soo baxay goobaha loo asteeyay iyadoo ilaa hadda aanay jirin wax dhib ah oo ka dhacay dabaal degga. Shacbiga Somaliland ee Magaalada Hargeysa iyo Ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa maanta socod gaardis ah ku maray jidka Halbawlaha ah ee Madaxtooyada Hor mara iyadoo Madaxweynaha iyo masuuliyiinta […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com