Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 780)

W/Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Oo Qaabiley Weftigii Wasiirka Arrimaha dibadda

W/Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Oo Qaabiley Weftigii Wasiirka Arrimaha dibadda

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskashiga caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay hab-maamuus sare Loogu qaabilay dalka imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu shir kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha dibada Iyo amniga Sheekh Faris Maxamed Al-masruuci. Kullankan oo waxa lagaga wada hadlay sii xoojinta xidhiidhka labada dal iyo Kor u qaadida kaalmada ay siiyaan […]

Kudbadii Iyo Jawaabihii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Noqotay Tii Ugu Wanaagsanayd Abid Gaar Ahaan Wasiiradii Hor Iman Jiray Golaha (Faalo)

Kudbadii Iyo Jawaabihii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Noqotay Tii Ugu Wanaagsanayd  Abid Gaar Ahaan Wasiiradii Hor Iman Jiray Golaha  (Faalo)

(maantasomaliland):-khudbadii wasiirka madaxtooyada iyo suaalihii baarlamanka iyo jawaabtii wasiir xirsi oo noqotay tii ugu wanaagsanayd tobankii sano ee u danbeeyay wasiirada hor taga baarlamanka wasiir xirsi oo ah wasiir dhalinyaro ah oo badanaa dadka taageersan siyaasad mucaaridnimo ee dalku ay aad carabka ugu daan had iyo jeer ayaa kadib markii uu baarlamanka hortagay mudo laba […]

URURKA ARDAA OO KA WARBIXIYAY DHISMAHA DEKEDA LUGHAYA IYO GUDOOMIYAHA URURKA ARDAA OO KA WARAMAY KANA WARBIXIYAY HALKA AY U MARAYSO HAWSHAASI

URURKA ARDAA OO KA WARBIXIYAY DHISMAHA DEKEDA LUGHAYA IYO GUDOOMIYAHA URURKA ARDAA OO KA WARAMAY KANA WARBIXIYAY HALKA AY U MARAYSO HAWSHAASI

(maantasomaliland):-kulan balaadhan oo ay soo  agaasimeen xubnaha gudida ARDAA ee dalka gudihiisa ayaa waxa lagaga arinsanayay sidii loo dhaqaajin lahaa dhismaha dekeda LUGHAYA, isla markaana waxa ka soo qayb galay salaadiin, wax garad, haween, qurbojoog iyo daneeyayaal oo u badan oo indhaha ku haya dhismaha dekeda Lughaya. . Gudoomiya ururka ARDAA ee dalka gudihiisa Sh. […]

Kooxda Arsenal oo baareysa warka sheegaya in lagu qamaaray saxiixii Mesut Ozil

Kooxda Arsenal oo baareysa warka sheegaya in lagu qamaaray saxiixii Mesut Ozil

(maantasomaliland):-Arsenal ayaa xaqiijisay in ay baaritaan ku sameyneyso wararka sheegaya in tababaraha dhalinyarada Arsenal, Mark Arber uu qamaar ku dhigtay saxixa Mesut Ozil. Tababaraha dhalinyarada Arsenal Mark Arber ayaa bogiisa Twitter-ka ku sheegay in uu ku badiyay 14-1 kadib qamaar uu ku dhigtay in Ozil uu ku soo biirayo The Gunners . Kooxda Arsenal ayaa […]

Ciyaaryahanka Willian :Chelsea Waxey Aheyd Dooqeyga Koowaad

Ciyaaryahanka Willian :Chelsea Waxey Aheyd Dooqeyga Koowaad

(maantasomaliland):-Xidiga cusub ee kooxda Chelsea Willian ayaa ka hadlay qorshaha cusub ee kooxdiisa Chelsea Laacibkaan kubada ku xarakooda ee reer Brazil Willian ayaa sheegay in kooxda Chelsea ku biiritaankeeda ay u aheyd riyo uu wax badan ku taamayey “Qof waliba waxa uu jecel yahay in uu heer ka gaaro kubada cagta, aniga waxaan si aad […]

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Ka Hadlay Nolasha Chelsea

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Ka Hadlay Nolasha Chelsea

(maantasomaliland):-Kubad abuuraha kooxda Chelsea iyo xulka Spain Juan Mata ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah ee sheegaya inuu ka tagayo kooxda The Blues Mata oo labo xilli ciyaareed oo xiriir ah noqday laacibka ugu wanaagsan kooxda Chelsea, ayaa hadana waxa uu yahay ninka kaliya ee haatan ay si aad ah u aaminsan yihiin taageerayaasha […]

Kooxda Barcelona Ogow Waa Kooxda Ugu Soo Saarista Badan Ciyaaryahanada Sabab?

Kooxda  Barcelona Ogow Waa Kooxda Ugu Soo Saarista Badan Ciyaaryahanada Sabab?

(maantasomaliland):-25 KA Ciyaaryahan ee kooxda FC Barcelona eey hada heysato , 17 ka mid ah isla kooxda ayaa soo saartay waxeyna kooxda eey noqotay kooxda ugu soo saarka badan koxah ka dhisan qaarada Europ Sergi Roberto, Oier, Tello iyo Cuenca ayaa ah ciyaaryahanada ugu danbeeyay ee ka soo qalin jabiyeen xerada tababarka kooxda ee u […]

Real Madrid Oo Noqday Kooxdii Ugu Badneed Ee Lacag Faa’iday

Real Madrid Oo Noqday Kooxdii Ugu Badneed Ee Lacag Faa’iday

(maantasomaliland):-Real Madrid ayaa shacisay in eey faa’iday lacago aad u badan xili ciyaaredkii 2012-13 , tasoo ka baadan 1.3 boqolkiiba sanadkii la soo dhaafay . kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabeu ayaa noqotay kooxda kaliya ee ee faa’iday €500m sanadkii labaad oo xariir ah . Madrid ayaa heshay €36.9m, toosoo ka dhigeysa 52.4 boqolkiiba eey korartay […]

Ciyaaryahanka Hore Ee Kooxda Real Madrid Guti Oo Kala Saarey Messi Iyo Ronaldo Midka Wanaagsan

Ciyaaryahanka Hore Ee Kooxda Real Madrid Guti Oo Kala Saarey Messi Iyo Ronaldo Midka Wanaagsan

(maantasomaliland):-Real Madrid geesigedii  Guti ayaa qirtay in lacibka  Barcelona  Lionel Messi uu wax badan ka wanaagsan yahay  Cristiano Ronaldo. Guti ayaa la weydiiyay in lacibiintaan uu is bar bar dhig ku sameeyo xilki uu la hadlaayay  barnaamijka caanka ah ee  Punto Pelota. ” waxaan ku soo cilinaa waxaan horey u dhahay Messi waa midka ugu […]

Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo:- Khadra Silimo Wiilow

Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ruushka, Barack Obama Iyo Vladamir Putin, Ayaa Markii Ugu Horreysay Si Fool Ka Fool Isugu Yimid Shir Tan Iyo Markii Uu Billawday Khilaafka Labada Dal Ee Suuriya.

Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ruushka, Barack Obama Iyo Vladamir Putin, Ayaa Markii Ugu Horreysay Si Fool Ka Fool Isugu Yimid Shir Tan Iyo Markii Uu Billawday Khilaafka Labada Dal Ee Suuriya.

(maantasomaliland):-Samantha Power ayaa sheegtay in Ruushka uu dunida ka hortaagan yahay in tallaabo ay ka qaaddo adeegsiga hubka kiimikada ee dowladda Suuriya. Samantha ayaa sheegtay in haatan aysan jirin waddo kale oo horey loogu socon karo maadama Ruushku diidan yahay in golaha ammaanka uu go´aan ka gaaro arrintan. Khilaafka Ruushka iyo Maraykanka ee Suuriya ayaa […]

Cilmi-Baadhis Ay Sameeyeen Khubaro U Dhalatay Dalka Maraykanka Ragga oo aad Naftooda u Canaanta Marka Ooridiisu ka Guulo Badnaato, Kana Caansanaato

Cilmi-Baadhis Ay Sameeyeen Khubaro U Dhalatay Dalka Maraykanka Ragga oo aad Naftooda u Canaanta Marka Ooridiisu ka Guulo Badnaato, Kana Caansanaato

(maantasomaliland):-Cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro u dhalatay dalka Maraykanka, ayaa daboolka ka qaaday in raggu naftooda canaantaan marka ooridiisu amma haweenayda nolosha la qaybsanaysa ka guulo badnaato, kana caansanaato, halka haweenku ku fanaan saygoodu marka uu bulshada dhexdeeda ku caan yahay. Guulaha raggu aadka uga xumadaan marka ooridiisu gaadho waxa ka mid ah in ay bulshada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com