Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 812)

Dowladda Soomaaliya iyo taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay haweeney Soomaaliyeed oo la sheegay inay tiro ka tirsan ciidammo AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya kufsi ugu geysteen deegaanka Xalane ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho (maantasomaliland):-Dowladda Soomaaliya iyo taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay haweeney Soomaaliyeed oo la sheegay inay tiro ka tirsan ciidammo AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya kufsi ugu geysteen deegaanka Xalane ee magaalada Muqdisho. Siday faafisay Hiiraan Online oo aanu warkan ka soo xiganay, AMISOM oo warsaxaafadeed arrintan kasoo saartay ayaa sheegtay inay ku […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Kooxda Everton Oo U Dabaaldegtay In Lacagtii Lagu Burburin Karay Qandaraaska Fellaini Waqtigeedii Dhacay.

Kooxda Everton Oo U Dabaaldegtay In Lacagtii Lagu Burburin Karay Qandaraaska Fellaini Waqtigeedii Dhacay.

maantasomaliland):-Roberto Martinez ayaa hoos u dhigay wararka la xiriirinaya in Marouane Fellaini uu ku dhow yahay inuu ka tago kooxda, isagoo sheegay in lacagta lagu burburin karay qandaraaska ciyaaryahanka in waqtigeedii uu dhacay labo isbuuc ka hor. Tababaraha Everton ayaana sheegay inuu dabaaldegay ka dib markii waqtiga ku xirnaa lacagta lagu burburin karay qandaraaska Marouane […]

Mr.bean – Episode 4 FULL EPISODE “Mr.bean Goes to Town”

Heestii Dheef 2012 – Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video

Masar Iyo Wararkii Tiradii Ugu Danbaysay Dhimashada Iyo Khasaaraha Rabashadii Maanta Ka Dhacay Masar Oo Kumayaal Isku Shareertay (Sawiro)

Masar Iyo Wararkii  Tiradii Ugu Danbaysay Dhimashada Iyo Khasaaraha Rabashadii Maanta Ka Dhacay Masar Oo Kumayaal Isku Shareertay (Sawiro)

Cairo, (maantasomaliland):- Tirada Dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay, hawl galkii ciidamada ammaanka Masar ku kala dareerinayeen, kooxaha ururka Ikhwaanu Al Muslimiin ee dalkaas ayaa gaadhay heer aan la qiyaasi karayn, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo isku khilaafsan heerka dhimashada iyo waxyeelada guud. Warbixin hor dhac ah oo wasaarada caafimaadka Masar soo saartay […]

Wasiirka Khaarajiga Maxamed Biixi Yoonis Oo Nairobi Kullamo Xasaasi ah kula yeelanaya Qaadhaan-bixiyeyaasha

Wasiirka Khaarajiga Maxamed Biixi Yoonis Oo Nairobi Kullamo Xasaasi ah kula yeelanaya Qaadhaan-bixiyeyaasha

Hargeysa (maantasomaliland):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay socdaalkiisii ugu horeeyey ee rasmi ah ugu kicitimay dalka Kenya tan iyo markii uu qabtay xafiiska 27 July 2013. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegay in socdaalka wasiirku la xidhiidhay martiqaad uu ka helay ergayga […]

Dawlada Somaliland Oo Sheegtay Inay Buuxinayso Adeegyaddii Caafimaad ee MSF Ku Banaysay

Dawlada Somaliland Oo Sheegtay Inay Buuxinayso Adeegyaddii Caafimaad ee MSF Ku Banaysay

Hargeysa(maantasomaliland):-Dawlada Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay go’aan ay Hay’ada Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ku gaadhay inay ku joojiso hawlihii Gar-gaarka ahaa ee ay ka waday Wadamada , Soomaaliya, Somaliland, Kenya, Itoobiya iyo Djabouti, ama dhulka ay soomalidu degto oo dhan. Hay’adda MSF oo Somaliland ka waday mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka oo ay […]

Ciyaaryahanka Luiz Gustavo oo qarka u saaran inuu ku biiro Wolfsburg

Ciyaaryahanka Luiz Gustavo oo qarka u saaran inuu ku biiro Wolfsburg

maantasomaliland):-Laacibka reer Brazil ee kooxda Bayern Munich Luiz Gustavo oo maalmahanba diiradda u saarnaa kooxda Arsenal ayaa iminka la soo wargalinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu ku biiro kooxda Wolfsburg ee isla dalka Jarmalka. Jariiradda afka dheer ee Bild ee ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa qortay in 26-jirkan reer Brazil lagu wado in […]

Ciyaaryahanka Cirstiano Ronaldo Oo Portugal Ka Badbaadiyay Guuldarro Ka Dib Barbaro Ay La Galeen Holland.

Ciyaaryahanka Cirstiano Ronaldo Oo Portugal Ka Badbaadiyay Guuldarro Ka Dib Barbaro Ay La Galeen Holland.

maantasomaliland):-Gool soo daahay uu dhaliyay Cristiano Ronaldo ayaa ka saaciday xulka Portugal inay barbaro 1-1 ah ku qabtaan xulka Netherlands ciyaar saaxiibtinimo oo labada xul ku dhexmartay Faro. Xulka Netherlands ayaa hogaanka ciyaarta ku hormaray markii xiddiga cusub ee AS Roma Kevin Strootman uu shabaqa ka soo toogtay geeska xerada ganaaxa 17 daqiiqo markii ay […]

Xulka Qaranka Spain ayaa si sahlan ku dardartay Xulka Ecaudor.

Xulka Qaranka Spain ayaa si sahlan ku dardartay Xulka Ecaudor.

maantasomaliland):-Xulka difaacanaya Koobka Adduunka iyo Koobka Yurub Spain ayaa si sahlan ku dardartay xulka Ecaudor oo marti loo ahaa oo ay 2-0 kaga badiyeen ciyaar saaxiibtinimo. La Roja waxaa goolasha u furay ciyaaryahanka cusub ee Manchester City Alvaro Negredo daqiiqadii 25aad isagoo kubad si sahlan shabaqa u dhex dhigay. Goolkaas ayaana waxa uu gabagabo u […]

Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta ka qayb galay kulan balaadhan oo lagaga hadlayey siyaasada arimaha debada Somaliland iyo aqoonsiga ayaa waxa uu sheegay inay Somaliland dhibaato badani ka soo gaadhay wada hadaladii lala furay wadanka somaliya

Hargeysa(maantasomaliland):-Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mida xubnaha golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa si adag u dhaliilay wada hadalada haatan ay xukuumada somaliland la wado dawlada somaliya. Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta ka qayb galay kulan balaadhan oo lagaga hadlayey siyaasada arimaha debada Somaliland iyo aqoonsiga ayaa waxa kale oo uu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com