Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 837)

xildhibano ka soo jeeda gobolka gabiley oo ka warbixiyey wax qabadkii ay mudadii yarayd ee ay xilka hayeen qabteen

msl(gabiley)xildhibaano ka tirsan gobolka gabiley oo ka soo kala baxay wajale iyo abaarso,oo khadka tilifoonka ugu waramaya wariye xuseen xarbi oo ka tirsan shabakada wararka ee caalamiga ah ee maantasomaliland.com.ayaa waxa ay ka warbixiyeen waalada nololeed ee ka jirta goobahaase. labadan xildhibaan oo kala ah xildhibaan mahdi maxamed xaashi iyo xildhibaan cabdaicasiis cabdailahi cisman waxay […]

Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh aaga degmada Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa dagaal la galay Maleeshiyaadka Kooxda la baxday Khaatumo, kuwaasi oo weerar ku qaaday.

(msl)Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh aaga degmada Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa dagaal la galay Maleeshiyaadka Kooxda la baxday Khaatumo, kuwaasi oo weerar ku qaaday. Dagaalka ayaa la sheegay inuu qarxay ka dib markii Maleeshiyaadka Khaatumo ay hub ku soo tuurtuureen fadhiisimada ciidanka, taasi oo ay ciidankuna kaga jawaabeen hub culus, halkaana waxa […]

Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Fadhi ka Yeeshay Xeer Hoosaadka Uu Goluhu Ku Shaqayn Doono

(mSL.- Hargeysa) Golaha deegaanka ee Degmada Hargeysa ayaa maanta waxay yeesheen fadhigoodii shaqo ee ugu horeeyey ee ay yeesheen ka dib kulankii ay Maayarka ku doorteen, iyada oo kaga hadlay xeer hoosaad u u goluhu ku shaqeeyo. Fadhigan oo uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna Maayarka Hargyesa Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo aanay saxaafaddu […]

Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wefti uu hogaaminayey oo shalay gaadhay Magaalada Saylac ee Gobolka Salal, ayaa ilaa maanta halkaasi ka wada wada-hadalo ay la yeelayaan waxgaradka beesha Ciise oo diidan in Maayarnimada Saylac ay qaataan beesha ay Walaalaha yihiin ee Samaroon.

Jan 15,2013 – Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wefti uu hogaaminayey oo shalay gaadhay Magaalada Saylac ee Gobolka Salal, ayaa ilaa maanta halkaasi ka wada wada-hadalo ay la yeelayaan waxgaradka beesha Ciise oo diidan in Maayarnimada Saylac ay qaataan beesha ay Walaalaha yihiin ee Samaroon. Ka Sakow, kulan loo dhammaa […]

Gudida ilaalinta iyo daryeelka qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada duulista, hawada iyo gaadiidka cirka Maxamuud Cabdi Xaashi, waxaana u wasiirku ka xog-waramay waxqabadka wasaaradiisu ay ku talaabsatay intii uu xilka hayay isagoo sheegay inay wax badan ka badaleen intii ay xilka kala wareegeen xukuumaddii hore.

Gudida ilaalinta iyo daryeelka qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada duulista, hawada iyo gaadiidka cirka Maxamuud Cabdi Xaashi, waxaana u wasiirku ka xog-waramay waxqabadka wasaaradiisu ay ku talaabsatay intii uu xilka hayay isagoo sheegay inay wax badan ka badaleen intii ay xilka kala wareegeen xukuumaddii hore. Gudida oo su’aalo […]

Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha March ee sannadkan,

Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha March ee sannadkan, waxaana lagu […]

Al shabab oo soo bandhigtay maydka askarigii faransiiska ahaa ee ay ku qabteen weerar kii buulo maree

(msl) Xafiiska Warfaafinta ee xarakada AlShabaab ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in uu dhintay Sarkaalkii Ciidamada Kumaandoosta Faransiiska ka tir sanaa ee habeen saddexaad weerarka ku soo qaaday degmada Buula-Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose iyagoo soo bandhigay Sawiro Muujinaya Maydka ninkaas. Bayaan ka soo baxay kooxda AlShabaab laguna baahiyay Barta Twitter-ka ee Xarakada […]

Wasiirka cadaalada Somaliland oo ka qayb galay xaflad wacyigalineed oo ay qabteen kooxda fanaaniinta ciidanka asluubta ee samo-talis

Hargeysa (msl)xaflad siwayn loo soo agaasimay oo maanta lagu qabatay hoolka shaqaalaha dawlada ee magaalada hargaysa oo ay soo qaban qaabiyeen wasaarada cadaalada Somaliland iyo ciidanka asluubta Somaliland isla markaana ay ujeeda deedu ahaayd wacyigalin dhinaca nabad galyada ah. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada Somaliland xuseen axmed caydiid ,agaasimaha […]

senior officials are in Djibouti to represent the country at the burial of deceased central bank governor. The president H.E Ahmed Mahmud has send condolences to government, people and the family of the deceased Central Bank of Djibouti Governor the late Jama Mahmud Hayd who passed away at a Nairobi hospital on the 11th January 2013.

HARGEISA (maantasomaliland) – senior officials are in Djibouti to represent the country at the burial of deceased central bank governor. The president H.E Ahmed Mahmud has send condolences to government, people and the family of the deceased Central Bank of Djibouti Governor the late Jama Mahmud Hayd who passed away at a Nairobi hospital on […]

Urur-siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ahaa Ururradii Siyaasadda ee ku hadhay Tartankii doorashadii Goleyaasha Deegaanka, ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo wakhtiga loo cayimay in la qabto Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo loo asteeyey 15 bishan in ay ka qabsoomaan Hargeysa Studuim,

Hargeysa (maantasmaliland.com), 12, Jan, 2013- Urur-siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ahaa Ururradii Siyaasadda ee ku hadhay Tartankii doorashadii Goleyaasha Deegaanka, ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo wakhtiga loo cayimay in la qabto Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo loo asteeyey 15 bishan in ay ka qabsoomaan Hargeysa Studuim, waxaanay sheegeen in haddii Xukuumaddu ku adkaysto in […]

tartankii ciyaaraha soomaaliland oo fashilaadi ku timd in uu ka dhaco hargaysa stadum

Bil ka hor shalay oo kale ayaa Wasiirka Ciyaaraha Xukumada Siilanyo Cali Saciid Raygal ilcaamiyey inay tartankii ciyaarihii Gobolada Somaliland dib u dhigeen kaas oo qorshuhu ahaa in la qabto 15 Decembar 2012ka,Wuxuuna wasiirku intaas ku daray in loo raray 15ka janaayo 2013ka oo maanta laba Cisho inaga xigaan. Hase yeeshee Nin baa laga hayay […]

Ciidamada faransiiska oo xalay weerar ay al shabab ku qaden ku fashilmay.

Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imanaya buulo mareer oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,ayaa waxay sheegayan   in ay ciidamada kamaan dawska ee faransiisku ay ku fashilmeen weerar gaadmo ah oo ay xalay saqdii dhexe ku mireen weerar kan ayaa lasheegayaa in uu bartil maa meedkood u ahaa guri sida lasheegay lagu hayey nin katirsan ciidamada […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com