Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 728)

wasiirka arimaha dibada denmarkiyo kulanka madaxwayne siilaanyo iyo maanta

Hargeysa (maantasomaliland.com) – Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa shalay booqasho ku yimid Wasiirka arimaha dibada dalka Denmark Mr Villy So  vndal, kaasi oo ka soo kicitimay Magaaladda Nairobi Wasiirka arimaha dibada dalka Denmark Villy Sovndal oo ay safarkiisan ku weheliyaan masuuliyiin Danisha ah oo uu ka mid yahay safiirka Denmark u fadhiya Magaaladda Nairobi […]

Wasiiru Dawlihii Hore Ee Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Oo Xukuumadda ku eedeeyay In ay Cadawga S/land Fursad siisay, Shirka London-Na Ku Tilmaamay Mid Qaranka Wax U Dhimaya.

  Hargeisa (maantasomaliland.com)-Wasiiru Dawlihii hore ee Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa Xukuumadda Somaliland ee haatan talada haysa ku eedeeyey in ay tahay mid aan sidii loogu talo galay Qaranimada Somaliland u ilaalinayeyn, isla markaana markii la arkay jileeca maanta Xukuumadda ka muuqda Cadaw badan oo Qaranimada Somaliland ka soo horjeeda […]

waraaqo sir ah oo la helay iyo khsaaraha somaliland ugu jira shirka london ka akhriso gudaha qoraalkaasi sirta ah oo engilish ku qoran

London (MaantaSomaliland):- Markaad akhrido sadexdan document ee ka soo baxay dadka qabanqaabinaya shirka London bal ii sheeg waxa Somaliland ugu jira. Somaliland waxa ay ka qaybgalaysaa iyadoo ah Gobalkii WGalbeed loo yaqaanay xilligii Siyaad Barre. Iyada oo aan wax talo ama soo jeedin ah ku lahayn shirka gabi ahaantii waayo go,aamada shirka ka soo bixi […]

Wasiiradda Arrimaha Dibeda iyo Gudaha Somaliland oo manta ka soo kicitimay caasimadda Addis Ababa kuna soo jeeda Somaliland

Addis Ababa(maantasomaliland.com) wasiiradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/Laahi Cumar iyo Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale Duur oo ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa manta ka soo duulay isla markaana u soo jeeda Somaliland, Lama garanayo xogta dhabta ah ee ay Wasiiradaasi kala soo kulmeen booqashadii ay Itoobiya ku joogeen oo ay kula kulmeen Wasiirka Afrika u […]

Dhalinyaro Bayaan culus ku taageertay dhismaha waddo isku xidhaysa Hargeysa iyo Bali-gubadle

Dhalinyaro Bayaan culus ku taageertay dhismaha waddo isku xidhaysa Hargeysa iyo Bali-gubadle Hargeysa (maantaSomaliland.)-15 xubnood oo isugu jira dhalinyarada beelaha Gobolka Hawd, ayaa bayaan culus ku taageeray dhismaha wado isku xidhaysa Bali-gubadle iyo Hargeysa oo hindisaheeda uu lahaa Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac). Bayaankaasi oo dhamaystirani wuxuu u dhignaa sidan:-“Dhalinyarada iyo Aqoon-yahanada Beelaha Gobolka Hawd […]

Agaasimaha Guud ee wasaarada Degaanka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa shaaca ka qaadey in khilaaf culusi oo soo kala dhexgalay wasaaradiisa Degaanka iyo wasaarada Daakhiliga Somaliland,haddaan si kale u dhigana wuxuu khilaafku ka dhexeeyaa wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nur Caraale Duur iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Degaanka Somaliland Maxamed Faarax.

Agaasimaha Guud ee wasaarada Degaanka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa shaaca ka qaadey in khilaaf culusi oo soo kala dhexgalay wasaaradiisa Degaanka iyo wasaarada Daakhiliga Somaliland,haddaan si kale u dhigana wuxuu khilaafku ka dhexeeyaa wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nur Caraale Duur iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Degaanka Somaliland Maxamed Faarax. Agaasimaha guud ee wasaarada […]

Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 25,2012 – Qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland ku eedeeyay inuu iska horkeen iyo kicin ka dhex wado Ganacsatada wadanka iyo Bulshada rayidka ah, isla markaana uu ganacsigii xorta ahaa ee wadanka Siyaasad geliyay

Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 25,2012 – Qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland ku eedeeyay inuu iska horkeen iyo kicin ka dhex wado Ganacsatada wadanka iyo Bulshada rayidka ah, isla markaana uu ganacsigii xorta ahaa ee wadanka Siyaasad geliyay. Ganacsatada ay ku saxeexan yihiin 20 ka mid ah ganacsatada waaweyn ayaa […]

Burco(maantaSomaliland.com)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, iyo Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa magaalada Burco ku soo bandhigay lacagtii ugu badnayd ee Faalso dolar ah oo lagu qabtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog-dheer taasi oo 7800 oo Dollar.

Burco(maantaSomaliland.com)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, iyo Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa magaalada Burco ku soo bandhigay lacagtii ugu badnayd ee Faalso dolar ah oo lagu qabtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog-dheer taasi oo 7800 oo Dollar. Taliyaha Ciidanka Booliska Togdheer Saleebaan Ducaale Ubaxle oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay maanta […]

Liyuu Booliska Kililka 5-aad Ee Itoobiya Oo Dhalinyaro Ay Gaashaamo Ka Qabteen U Dhaadhiciyey Jig-jiga Iyo Warbaahintooda Oo Ku Shaambadeysay Al-shabaab-nimo

Liyuu Booliska Kililka 5-aad Ee Itoobiya Oo Dhalinyaro Ay Gaashaamo Ka Qabteen U Dhaadhiciyey Jig-jiga Iyo Warbaahintooda Oo Ku Shaambadeysay Al-shabaab-nimo Gaashaamo (maantasomaliland) Jan 23,2012 – Ciidamada dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ee loo yaqaano Liyuu Booliska ayaa qabtay afar nin oo lagu sheegay inay ka tirsan Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaliya. Warbaahinta kililka […]

Shir lagaga hadlayay horumarinta waxbarashada Somaliland Oo London lagu qabtay

Shir lagaga hadlayay horumarinta waxbarashada Somaliland Oo London lagu qabtay January 23rd, 2012 London (maantaSomaliland.com)-Waxa magalada London ka dhacay ahayd 22-kii bishan shir ay soo soo agaasintay Ha’yada Centre for Education and Employment Research (CEER). Wax shirkan lagaga hadlayey waxbarashada iyo shaqada Somaliland. Waxaa shirkaas ka soo qeyb galay aqoonyahano badan oo ka shaqeeya arrimaha […]

Maxkamada dambiyada dagaalka oo ku dhawaaqday 4 masuul oo Kenyan ah oo la horgeyn doono

Maxkamada dambiyada dagaalka oo ku dhawaaqday 4 masuul oo Kenyan ah oo la horgeyn doono January 23rd, 2012 Nairobi (W.Wararka)-Maxkamada dambiyada Dunida ee magaalada Heeg ayaa ku dhawaaqday maanta in 4 nin oo ka caan ah wadanka Kiiniya la hor keenayo maxkamada , kuwaasi oo xaakinka maxkamadu uu sheegay in loo doonaayo dambiyo salka ku […]

Banaan-bax weyn oo dhoolatus ah oo ka dhacay Hargeysa iyo khudbadihii Hoggaamiyeyaasha dalka

Banaan-bax weyn oo dhoolatus ah oo ka dhacay Hargeysa iyo khudbadihii Hoggaamiyeyaasha dalka January 22nd, 2012 Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirradda iyo Hoggaamiyeyaashii sadexda xisbi qaran ayaa saaka dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa kala qeyb galay banaan bax weyn oo lagu qabtay fagaaraha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com