Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 763)

Natiijoyinka Champions League – Group G – H: Barca iyo Atletico Madrid oo guuleystay halka Balotelli uu badbaadiyey Milan

Natiijoyinka Champions League – Group G – H: Barca iyo Atletico Madrid oo guuleystay halka Balotelli uu badbaadiyey Milan

(maantasomaliland):-Kooxda Porto oo ka dhisan dalka Portugal ayaa lagu garaacay garoonkeeda iyadoo gool oo ay kaga hormartay kooxda Atletico Madrid. Goolka Porto uu saxiixay Jackson Martinez daqiiqadii 16-aad ayaa loogu badalay laba gool oo dhashay qeybtii danbe ee ciyaarta ayaa waxaa At. Madrid ka fujiyey ciyaartooyda Diego Godin oo madaxa ku dhaliyey iyo Arda Turan […]

Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes Oo £50m Gacanta Loo Galin Doono si Uu U Badbaadiyo Man United

Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes Oo £50m Gacanta Loo Galin Doono si Uu U Badbaadiyo Man United

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayaa waxa la leeyahay haddii uu wax ka bedeli waayo xaalka United, waxa uu weyn doonaa xilkiisa. Qoyska iska leh kooxda Man United ayaa gacanta u galin doona lacago gaaraya £50m si uu suuqa kala iibsiga bisha Janaayo uga soo qaato xiddigo cusub, una badbaadiyo mustaqbalka Man United. The […]

Mourinho Oo Daafac Ka Doonaya Ajax Balse Cadaadis Kala Kulmaya Milan, Inter Iyo Juve

Mourinho Oo Daafac Ka Doonaya Ajax Balse Cadaadis Kala Kulmaya Milan, Inter Iyo Juve

(maantasomaliland):-Jose Mourinho tababaraha kooxda Chelsea ayaa waxa uu daafaca dambeedka midig ee Ricardo van Rhijn ka doonayaa kooxda Ajax, balse waxa uu cadaadis kala kulmi doonaa kooxaha reer talyaani ee Inter Milan, AC Milan iyo Juventus. Kooxda tababare Antonio Conte Juventus iyo kooxaha AC Milan iyo Inter ayaa si aad ah doonaya xiddigan daafaca dambeedka […]

Mudanayaal Ka Tirsan Barlamaanka Kenya Oo Soo Jeediyey In La Xidho Xeryaha Barakacayaasha Ee Waqooyi Bari Kenya Iyo Cabsi Soo Wajahday Somalida Ku Nool Dalkasi.

Mudanayaal Ka Tirsan Barlamaanka Kenya Oo Soo Jeediyey In La Xidho Xeryaha Barakacayaasha Ee Waqooyi Bari Kenya Iyo Cabsi Soo Wajahday Somalida Ku Nool Dalkasi.

(maantasomaliland):-Guddiga baarlamaanka Kenya u qaabilsan xagga gaashaandhigga ayaa la filayaa inay ugu baaqaan dawladda Kenya in la xidho dhammaan xerooyinka qaxootiga ee Soomaalida ee ku yaal dalkaasi, sababa nabadgelyo awgood. Mudane Ndun’u Gethengi oo guddoomiye u ah guddiga difaaca ee baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in uu hayo warar sheegaya in ‘ xerooyinka qaxootiga loo isticmaalo […]

Dawlad Riciyadeedii Ku Mudaaharaadaysa, Waa Dhidar Xabaalo Qodaaya.

Dawlad Riciyadeedii Ku Mudaaharaadaysa, Waa Dhidar Xabaalo Qodaaya.

(maantasomaliland):-Tan iyo intii madasha wada tashiga lagu dhawaaqay, maamulkii M/weyne Axmed Maxamud Maxamed, wuxuu bilaabay ismuujin iyo mudaaharaadyo dadka rayidka ah looga soo horjeedo oo ufooyin naxliya, aafooyin iyo aflagaadooyin wata. Kii ugu weynaa wuxuu ahaa socdaalkii M/weynaha ee dhagax tuurka ahaa. Warbaahintii maalin walba waji ku macaash la soo wadhayaa. Sidii ciyaartooga dunida, ayay […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo Guddi u magacaabay Qaadhaan u Ururinta Jidka Isku Xidhaya Burco Iyo Ceerigaabo

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo Guddi u magacaabay Qaadhaan u Ururinta Jidka Isku Xidhaya Burco Iyo Ceerigaabo

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Guddi balaadhan oo heer qaran ah oo ka shaqayn doonta qaadhaan u ururinta jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mundane Axmed Maxamed Maxamuud […]

Waxan Caddeynayaa in Sh. Siciid Axmed Jaar Caddaalad helay.

Waxan Caddeynayaa in Sh. Siciid Axmed Jaar Caddaalad helay.

(maantasomaliland):-Anigoo ku hadlaya magaca  Ehelka Sh. Siciid Axmed Jaar waxaan halkan uga mahad celinayaa dhammaan masuuliyiinta kala duwan ee Amniga, Bahda Garsoorka  iyo guud ahaanba Xukuumadda JSL  soo daynta  Sh. Siciid Axmed Jaar   oo taariikhdu markay ahayd 21 August laga soo xidhay gurigiisa magaalada Burco. Maanta oo taariikhdu tahay Salaasa, October 1,2013  waxay Makamadda Degmada […]

Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Kordhisay Qiimihii Ay Biyaha Siin-jirtey Xili Duruufo Biyo Yaraaneed Ay La Il-Daran Yihiin Bulshadda Caasimaddu

Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Kordhisay Qiimihii Ay Biyaha Siin-jirtey Xili Duruufo Biyo Yaraaneed Ay La Il-Daran Yihiin Bulshadda Caasimaddu

(maantasomaliland):-Wakaaladda Biyaha ee Magaaladda Hargeysa ayaa si kadis ah shalay lacagtii ay ka qaadi jirtey Booyahadaha xarunteeda ka dhaamiyey ee biyaha gaadhsiiya Xaafadaha dacalada Caasimadda dalka ugu kordhisay. Go’aankan lacagtii laga qaadi jiray Booyadahaas lagu kordhiyey oo si kadis ah uga soo baxay Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa culays badan ku noqonaya gaadiidlaydaas iyo bulshadda […]

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia oo loogu soo dhaweeyay Dalka Canada

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia oo loogu soo dhaweeyay Dalka Canada

(maantasomaliland):-ku-xigeenka ahna wasiiradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ottawa ee dalka Canada shalay oo ahayd 30-kii  bishii September ee aynu soo dhaafnay. Wafdiga wasiiradda ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Yussur Abraar iyo […]

Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Turkiga, Bayaamiyayna Ujeedooyinka socdaalkiisa

Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Turkiga, Bayaamiyayna Ujeedooyinka socdaalkiisa

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in jiritaanka Somaliland ay tahay mid muqadas ah haddii ay Soomaaliya wada hadlaan iyo haddii kaleba. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu sidaasi ka sheegay maanta oo uu ka dhoofayay madaarka Hargeysa isaga iyo wefti Wasiirro ah oo socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Turkiga, ka dib […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo Magacaabay Degmo Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay G/Sanaag

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo Magacaabay Degmo Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay G/Sanaag

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto ku magacaabay degmo cusub oo uu ka dhigay degmadda Awr-boogays ee gobolka Sanaag. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Md. Axmed Saleebaan Duxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu […]

AC Milan iyo Arsenal oo ku dagaalaya goolhaye Tim Krul

AC Milan iyo Arsenal oo ku dagaalaya goolhaye Tim Krul

(maantasomaliland):-Kooxda Talyaaniga ee AC Milan iyo tan England ee Arsenal ayaa ku dagaali doona marka uu suuqa kala iibsiga albaabada loo furo saxiixa Goolhayaha kooxda Newcastle United Tim Krul. Dhinacyadan ayay dhib weyn ay ka heysataa la’aanta Goolhaye dhameys tiran oo ku filan qabashada darbooyinka ka imaanaya weeraryahannada ka soo horjeeda. Warsidaha Sun waxaa ay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com