Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 770)

Xildhibaann C/casiis C/laahi Oo Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Sheegay Inaan Gobolka Gabiley Laga Aqoon Madashada Wada Tashiga Balse Badhasaabku Taageero Uga Raadinayo Gobolka

Xildhibaann C/casiis C/laahi Oo Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Sheegay Inaan Gobolka Gabiley Laga Aqoon Madashada Wada Tashiga Balse Badhasaabku Taageero Uga Raadinayo Gobolka

Gabiley(maantasomaliland):-ildhibaan c/casiis c/laahi ismaaciil oo ka mid aha golaha deegaanka degmada gabiley ahna gudoomiyaha gudida Nabadgalyada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta jawaaab adag ka bixiyey halkasoo yeedhay Badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, oo maalmihii u danbeeyey khilaaf soo kala dhexgaley isaga iyo xubno ka mid ah golaha deegaanka, hadaba xildhibaan c/casiis oo goordhaweyda […]

Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Intii Uu Joogay Wasaarada Caafimaadka Waxwayn Ka Qabtay.

Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Intii Uu Joogay Wasaarada Caafimaadka Waxwayn Ka Qabtay.

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaarada caafimaadka somlilanad Md Saleebaan Xaglo Toosiye ayaa waxaa uu wax wayn ka badalay wasaaradii uu u magacaabay madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) isaga oo wasiirku uu dardar galiyay hawlmaalmeedka shaqo ee wasaaradu ay u hayso qaranka, isaga oo wasiirku kormeero joogta ah ku sameeyay xarumaha caafimaad ee gobalada iyo degmooyinka somaliland, dhanka […]

Macalinka Kooxda Chelsea Mourinho Oo Si Toos Ah Udifaacay Eto’o

Macalinka Kooxda Chelsea Mourinho Oo Si Toos Ah Udifaacay Eto’o

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa si buuxda udifaacay laacibka cusub ee kooxdiisa Samuel Eto’o kaas oo la sheegay in jamaahiirta Chelsea aaney ku qanacsaneyn . Samuel Eto’o ayaa ilaa hada ku soo bilawday sadex kulan oo ay ciyaartay Chelsea waxaana uu ku fashilmay in uu gool dhaliyo. Waxaa soo baxay guryan hoose oo ku […]

Kooxda Arsenal oo dooneysa Maximilian Wagener

Kooxda Arsenal oo dooneysa Maximilian Wagener

(maantasomaliland):-Naadiga ka dhisan waqooyiga London ee Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqday saxiixa laacibka da’da yar ee naadiga Bayer Leverkusen. Maximilian Wagener. Macalinka naadiga The Gunnres Arsene Wenger ayaa daawaday qaab ciyaareedka ciyaaryahanka, kadib markii kooxdiisa Leverkusen ay booqasho ku timid magaalada Manchester, kulan ka tirsanaa Champions League. Wargeyska The People ayaa shaaciyey […]

Naadiga Chelsea Oo Atletico Madrid Ubandhigeysa Qorshe Wax Is Dhaafsi Ah

Naadiga Chelsea Oo Atletico Madrid Ubandhigeysa Qorshe Wax Is Dhaafsi Ah

(maantasomaliland):-Macalnka kooxda kubada cagta ee Chelsea Jose mourinho, ayaa bilaabay qorshe labada kooxood ee Atletico Madrid iyo Chelsea ku kala badalanayaan labo ciyaaryahan Mou ayaa miiska soo saaray Juan Mata, si uu u helo weeraryahanka Naadiga At.madrid ee Oliver Torres. Jose Mourinho ayaa sheegay in Mata uu ka sii huleelayo garoonka Stamford Bridge, isagoona sheegay […]

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Man United vs Liverpool

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Man United vs Liverpool

(maantasomaliland):-Kulan ugu weyn caadiyan wadanka Ingriiska ayaa caawa dhex mari doona kooxaha Man United vs Liverpool ciyaar ka tirsan wareega 3 aad ee Capital one Cup-ka Garoonka: Old Trafford Garsooraha: Mark Clattenburg Saacada bariga afrika: 9:45 Manchester United Manchester United ayaa eegeysa in ay ka soo kabsato musiibadii asbuucan ka soo gaartay kooxda Man City oo kaga adkaatay […]

Dhalinyaro Ku Nool Sweden Oo Shabaabku Sheegeen Iney Ka Mid Yihiin Ragi Galay Westgate Oo Beeniyay Hadalka Shabaab

Dhalinyaro Ku Nool Sweden Oo Shabaabku Sheegeen Iney Ka Mid Yihiin Ragi Galay Westgate Oo Beeniyay Hadalka Shabaab

(maantasomaliland):-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhaqan qaarada Yurub oo dhowaan ay kooxda Al-Shabaab magacyadooda ku sheegeen iney yihiin ragii fuliyay weerarkii argagixisanimo ee suuqa Westgate ayaa iska fogeeyey iney ka tirsanyihiin argagixisada, ayadoo arintaasina ay si weyn u falanqeeyeen warbaahinta dalalka reer Yurub. Laba dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Sweden ayaa wax lala yaabo […]

Xildhibaanada golaha wakiiladu waa mindi fulintu ku gawracdo shacabkii soo doortay

Xildhibaanada golaha wakiiladu waa mindi fulintu ku gawracdo shacabka ay codkiisa golaha ku fadhiyaan. Waa gaashaan ay xukuumadu iskaga dhigto shacabka oo ay hadba xeerka ay doonayaan ka ansaxsadaan. Markaa waxa aan golaha wakiilada ugu baaqayaa inay xilka iska casilaan oo ay dadkii soo doortay dib ugu celiyaan mar haday dantii shacabka ka soo horjeesteen […]

Xisbiyada Mucaaridka oo Madaxweyne Siillanyo ugu Hanjabay in haddii uu Qalinka ku duugo xeerkaasi ay shacabku Madaxtooyada ugu Daadandonaan.

Xisbiyada Mucaaridka oo Madaxweyne Siillanyo ugu Hanjabay in haddii uu Qalinka ku duugo xeerkaasi ay shacabku Madaxtooyada ugu Daadandonaan.

Hargeysa (MSL) Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa Si kulul u naqdiyey Xeerkii ay Maanta Ansixiyeen Golaha Wakiiladu waxayna Sheegen in Xildhibaanadii Ansixiyey xeerkasi ay yihiin laaluush qatayaal dalka iyo dadkaba aan laxejelo ka qabin. Siddasi waxay ku sheegen Shir jaraa’id oo ay maanta ku Qabteen Xarunta Guud ee Xisbiga UCID ee […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku dhaqan geliyay xeerka takaaliifta waddooyinka oo maanta aqalka Wakiiladdu ansixiyay.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  xalay soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku dhaqan geliyay xeerka takaaliifta waddooyinka oo maanta aqalka Wakiiladdu ansixiyay.

(maantasomaliland):-Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2048/092013 ku dhaqan geliyey Xeerka Takaaliifta Horumarinta Waddooyinka. Madaxweynuhu:-Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee […]

Xildhibaan Mahdi Buubaa Oo Ka Dhiidhiyay In Uu Codkiisa Iibiyo Miciinsadayna In Uu Taago Labada Gacmood Markii La Codaynayay Xeerka Gadiidka Iyo Horomarinta Wadooyinka

Xildhibaan Mahdi Buubaa Oo Ka Dhiidhiyay In Uu Codkiisa Iibiyo Miciinsadayna In Uu Taago Labada Gacmood Markii La Codaynayay Xeerka Gadiidka Iyo Horomarinta Wadooyinka.   Waxaa La Noo Yimid Shan Jeer In Ka Badan Waanu Ka Diidnay Waxay Noola Yimaadeen Oo Waanu Ka Gaws Adaygnay. Hargaysa (msl)- xildhibaan mahdi buuba oo kamid ah xildhibaanada somaliland […]

Sawiro cusub oo laga helay kooxda ka dagaalameysa Westgate: SAWIRO

Sawiro cusub oo laga helay kooxda ka dagaalameysa Westgate: SAWIRO

MSL)Dagaallo culus ayaa maalintii 4-aad si toos ah uga socda dhismayaasha Westgate ee bartamaha magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya oo maalmo ka hor ay ciidamo Shabaab katirsan xoog ku galeen. Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa xaqiijinaya in ciidamada Dowladda Kenya oo ay kaabayaan ciidamo Yahuud iyo Mareykan ah ay foodda geli la’yihiin dabaqyada 5-aad iyo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com