Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 778)

Macalinkeeda Kooxda Arsenal Oo hishiiska u kor dhineysa Arsene Wenger

Macalinkeeda Kooxda Arsenal Oo hishiiska u kor dhineysa Arsene Wenger

(maantasomaliland):-Arsenal ayaa wada hadal cusub la galeysa macalinkeeda  Arsene Wenger si uu u saxiixo hishiis cusub . The Sunday Mirror  ayaa ku warameysa  in helitankii kooxda eey heshay  Mesut Ozil  kadib  ,  eey hada qorshaheeda  xige uu yahay uu yahay   in hishiiska  eey u kor dhiso macalin Wenger. Macalinka reer  Frenca aya hishiiskiisa waxa uu […]

Ciyaaryahanka Kaka Oo Guul Ka Caawiyay Kooxdiisa Milan Kulankiisii Koowaad

Ciyaaryahanka Kaka Oo Guul Ka Caawiyay Kooxdiisa Milan Kulankiisii Koowaad

(maantasomaliland):-ayaa xirnaa kabtanimda  kooxda  Milan kulankiisii koowaad waxaana kooxdiisa uu ka saacaday in eey a 4-0 ugu adkaato kooxda  Chiasso.  Ciyaar saxiibtinimo eey ciyaareen Laacibkaan reer Brazil ayaa dib ugu soo laabatay kooxda  Rossoneri  afarsano uu ka maqnaa  isagoo ka tagay sanadkii 2009 markaas uu ku biiray kooxda   Real Madrid. “Milan waa koox wanaagsan anigana […]

Ciyaaryahanka Ronaldo Oo Dhaawac U Seegi Doono Kulanka Brazi

Ciyaaryahanka Ronaldo Oo Dhaawac U Seegi Doono Kulanka Brazi

(maantasomaliland):-Cristiano Ronaldo ayaa dhaawac u seegi doono kulanka xulkiisa   Portugaska  eey la ciyari doonan xulka Brazil talaadada Kabtanka Seleccao ayaa dhaliyay xalay goolasha sedaxleyda ciyaartii 4-2 eey ugu badiyeen xulka  Northern Ireland waxaana uu noqday gool dhaliyah labad ee ugu sareeya xulkiisa isagoo dhaafay  Eusebio. Portugal ayaa hada hogamineysa Group  F ciyaarah looga soo baxaaya […]

Tababaraha Xulka Mexico Oo Shaqada Laga Ceyriyay

Tababaraha Xulka Mexico Oo Shaqada Laga Ceyriyay

(maantasomaliland):-Jose Manuel de la Torre ayaa laga ceyriyay shaqadii uu ka hayay xulka  Mexico sida eey xaqiiyeen xiriirka kubadada cagata dalkaas . Xulka El Tri ayaa  2-1 waxaa ugu adkaaday  xulka  Honduras, waxaana kaalinta afaraada  eey ugu jireen ciyaarah looga soo baxayo koobka aduunka sanadaka 2014 Mexico  ayaa group yada lagu reebay  ciyaarahii  Confederations Cup […]

Goolhaya Kooxda Juventus Buffon: Waxaan Nolasheyda Ku Dhameysan Doonaa Juventus

Goolhaya Kooxda Juventus Buffon: Waxaan Nolasheyda Ku Dhameysan Doonaa Juventus

(maantasomaliland):-Gianluigi Buffon aya ku adkeestay in xirfadiisa ciyaared uu ku dhameysan doono kooxda  Juventus. 35 jirkaaan ayaa u ciyaaray  430  kulan kooxda Bianconeri  tan iyo markii kooxda  Parma uu ugu soo dhaqaaqay aduun lacageed  €51 million sanadkii  2001,. Buffon ayaa bar bareey doonono  Fabio Cannavaro  rikoorka safashada ee xulka Talyaaniga  hadii uu safto kulankiisii  136 […]

Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Arin Ah Xabaalaha Burco Oo La Boobayo Iyo Culimada Oo Ka Digtay Arimahaasi

Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Arin Ah Xabaalaha Burco Oo La Boobayo Iyo Culimada Oo Ka Digtay Arimahaasi

(maantasomaliland):-Xabaalaha magalada Burco ayaa Beryanaba waxaa soo food-saaray Boob iyo degaamayn aad u fool xun, taas oo Beryanba magaalada Burco lagu arkayay dad Dhul ka dhiganaya si ay dad kale uga iibiyaan ama iyaguba u degaan.Aasaartii ay xabaaluluhu lahaayeen ee ahaa dhagaxaanta dul saaran ayay dadkaasi habeenkii  ka Gurayaan, waxaanay taasi sababtay in meel aad […]

UCID Faysal Cali Waraabe.Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Maroodi-Jeex.

UCID Faysal Cali Waraabe.Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Maroodi-Jeex.

(maantasomaliland):-Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Maroodi-jeex, C/Raxmaan Aadan Sheekh Haaruun, ayaa xilkii iyo xubinimadiisii xisbigaasi laga xayuubiyay, sida lagu sheegay qoraal uu maanta soo saaray Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe. “Laga Bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 07/09/2013, waxa laga qaaday xilkii uu ka hayay xisbiga UCID Mudane C/Raxmaan Aadan Sheekh Haaruun oo ahaa Guddoomiyihii […]

Weftigii Wasiirrada Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Dubay Ee Somaliland

Weftigii Wasiirrada Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Dubay Ee Somaliland

(maantasomaliland):- wafdigii xukuumada somaliland  ee ay kamidka ahaayeen  Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Caafimaadka Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo socdaal shaqo ku jooga dalka Imaaraadka carabta ayaa xalay kulan la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Dubia oo ay kala hadleen sidii la iskugu xidhi lahaa dedaaladda xukuumadda […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Waran(Cadde) Oo Shegay Inaanay Nabad-gelyo Xumo darteed Shirkada Genel Energy uga baxin Dalka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Waran(Cadde) Oo Shegay Inaanay Nabad-gelyo Xumo darteed Shirkada Genel Energy uga baxin Dalka

(maantasomaliland):-Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay inaanay shirkadda shiidaalka baadhaysay goboladda barri ee dalka ee Genel Energy aanay Somaliland uga bixin culays iyo turaan-turooyin kaga yimid dalka gudihiisa. Wasiirku waxa uu sidaasi ka sheegay maanta oo uu hortagay Golaha Wakiiladda Somaliland oo ansixiyay Wasiirnimadiisa. “Arrinta shirkadaasi ma aha mid ka timid xaggeena […]

Dawlada Somaliland Oo Shaacisay Inay Soo Gabo-gabaysay Bedalka Lacagtii Giimbaartii Ceerigaabo

Dawlada Somaliland  Oo Shaacisay Inay  Soo Gabo-gabaysay Bedalka Lacagtii Giimbaartii Ceerigaabo

(maantasomaliland):-Magaaladda Ceerigabo ee xarunta gobolka Sanaag oo ay muddo laba maalmood ah ka socotay hawl-gal ay xukuumadda Somaliland kaga bedeleysay lacagta Giinbaarta ah ee Soomaaliga oo hore magaaladaasi looga isticmaali jiray, isla markaana lagu bedelayay shilinka Somaliland ayaa soo gab-gabawday. Waxaana la sheegay in Tallaabadaas lagu guulaystay boqolkiiba sagaashan (90%) sida uu noo xaqiijiyay Kor-joogaha […]

Wasiirka Wasaradda Warfafinta Iyo Wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xaruntii Ugu Horaysay Ee Aarkiifiyo Ah Ee Ay Yeelan Doonto Wasaaradda Warfaafintu.

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaradda warfafinta iyo wcyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaruntii ugu horaysay ee Aarkiifiyo ah ee ay yeelan doonto wasaaradda Warfaafintu. Agaasimaha guud ee wasaaradda warfafinta Cabdirashiid Jibriil Yuusuf ayaa halkaa ka sheegay in dhismaha arkiifiyadu yahay mashaariic horumarineed oo wasaaradda laga fulin doono. Wasiirka wasaradda warfafinta, dhaqanka iyo […]

Qaraxyo Xoogan Oo Goowr Dhowayd Ka Dhacay Muqdisho Iyo Faahfaahin Ka Soo Baxayso Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa

Qaraxyo Xoogan Oo Goowr Dhowayd Ka Dhacay Muqdisho Iyo Faahfaahin Ka Soo Baxayso Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa

(maantasomaliland):-wararka ka soo baxaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya  in halkaasi iminka ay ka dhaceen qaraxyo xoogan. Qof ku sugan goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa warbaahintala u sheegay in qaraxyada ay ahaayeen gaadiid ayna ka dhaceen barxada hooyooyinka goob gaadiidka lagu baarkingareeyo Sidoo kale, Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo nawaaxiga guriga hooyooyinka ee Magaalada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com