Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 779)

Daafaca Kooxda Man City Richards Bale waxa uu ka halis badanyahay Ronaldo

Daafaca Kooxda Man City Richards Bale waxa uu ka halis badanyahay Ronaldo

(maantasomaliland):-Manchester City daafaceeda  Micah Richards ayaa sheegay in  Gareth Bale  uu ka wanaagsanyahay   laacibka kooxda  Real Madrid  Cristiano Ronaldo. Waxa uu u sheegay  Telegraph: “Gareth Bale waxa uu ahaa mid ka adeeg badan . markii aan la ciyaaray  Ronaldo markii uu ku sugnaa  United. Daafacaan ayaa labada hore ugy hor tagay  laacibiintaan waxaana uu sheegay […]

8-Xidig Oo Xarafka Dambe Ee Magacoodu Yahay (K) Oo Sadexleey Ka Dhalisay Premier League

8-Xidig Oo Xarafka Dambe Ee Magacoodu Yahay (K) Oo Sadexleey Ka Dhalisay Premier League

(maantasomaliland):-Tan iyo markii la bilaabay isticmaalka magaca Premier League waxaa jirta ilaa sided ciyaariyahan kuwaas oo magacooda labaad uu ka bilaawdo xarafka (K) kuwaas oo goolasha loo yaqaano Hat-ricks ka dhaliyay horyaalkaas. Andrei Kanchelskis Dirk Kuyt Jurgen Klinsmann Nwankwo Kanu Paul Kitson Robbie Keane Salomon Kalou Shinji Kagawa by abdikani

9-Ciyaaryahan Oo Ka tirsan Man United Oo Hanatay PFA Player Of The Year

9-Ciyaaryahan Oo Ka tirsan Man United Oo Hanatay PFA Player Of The Year

(maantasomaliland):-Hadii aa tahay qof taageera Man United oo aadan aqoonin saameyntii sagaalkan hoose waxbaa ka dhiman taageeranimadaada . Tan iyo markii la bilaabay abaal marinta PFA Player of the Year waxaa hanatay 9 ciyaariyahan oo Man United uciyaareysay waana kuwaan hoose Cristiano Ronaldo Eric Cantona Gary Pallister Mark Hughes Roy Keane Ruud van Nistelrooy Ryan […]

Weeraryahanka kooxda Man United Van Persie oo guul daro ka bad baadiyay xulka Holland

Weeraryahanka kooxda Man United Van Persie oo guul daro ka bad baadiyay xulka Holland

(maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda Man United,Robin Van Persie ayaa guul daro ka bad baadiyay xulkiisa xalay is reeb reebka koobka aduunka . Holland ayaa xalay bar bar dhac 2-2 ah la dhaafi weysay xulka Estonia. Netherlands ayaa ku horeysay hogaanka ciyaarta markii uu Arjen Robben udhiibay hogaanka laakiin waxaa loogu jawaabay labo gool oo deg deg ah […]

Ciyaaryahanka Ronaldo oo jabiyay rikoorkii Eusebio xili Portugal ay garaacday Northern Ireland

Ciyaaryahanka Ronaldo oo jabiyay rikoorkii Eusebio xili Portugal ay garaacday Northern Ireland

(maantasomaliland):-Cristiano Ronaldo ayaa si weyn uga soo dhalaalay kulankii xalay ee xulalka Portugal iyo Northern Ireland. Ronaldo ayaa markii ugu horeyay sadex gool hal kulan udhaliyay xulkiisa halka goolka 4 aad uu Portugal udhaliyay Bruno Alves. Sadexda gool ee Ronaldo ayaa ka dhigan in uu noqday ninka labaad ee ugu goolasha badan xulka Portugal kadib […]

Xulka Qaranka Spain oo xaqiijisay booskeeda koobka aduunka

Xulka Qaranka Spain oo xaqiijisay booskeeda koobka aduunka

(maantasomaliland):-Xulka Spain ayaa usoo baxay ka qeyb galkooda koobka aduunka ee 2014 oo lagu qaban doono Brazil. Kadib markii ay xalay 2-0 kaga adkaadeen xulka Finland oo dhanka kalana bar bar dhac lagu qabtay France oo la ciyaaray Georgia ayey Spain sadex dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka Group-ka oo ay ka harsan tahay […]

Xulka England oo xaaqday xulka Moldova

Xulka England oo xaaqday xulka Moldova

(maantasomaliland):-Xulka wadanka Ingriiska ayaa heer fiican ku socda marka la fiiriyo usoo bixitaankoodda koobka aduunka ee 2014. England ayaa xalay ku xaaqday Wembley xulka yar ee Moldova ciyaar ku dhamaatay 4-0. Danny Welbeck ayaa ilowsiyay jamaahiirta Ingriiska maqnaanshaha Wayne Rooney markii uu dhaliyay labo gool. Steven Gerrard iyo Rickie Lambert ayaa dhaliyay goolasha kale taas […]

Macalinka Arsene Wenger: Juventus Wey Ku Guuleysan Kartaa Champions League Sanadkan

Macalinka Arsene Wenger: Juventus Wey Ku Guuleysan Kartaa Champions League Sanadkan

(maantasomaliland):-Arsenal macalinkeeda  Arsene Wenger ayaa ku adkeestay  in Juventus eey tahay koox sanadkan ku guuleysan karto  Champions League. The Old Lady ayaa loo celiyay  Serie B sanadkii  2006 kadib markii eey ku lug yeelatay  fadeexadii  Calciopoli, lakiin tan iyo markii eey soo laabatay waxey ku soo laabtay si xoogan . Wiilasha Antonio Conte  ayaa looga […]

Dafaca Alexander Buttner Oo Saxiixaya Hishiis Cusub Uu Kula Joogaayo Kooxda Manchester United?

Dafaca Alexander Buttner Oo Saxiixaya Hishiis Cusub Uu Kula Joogaayo Kooxda Manchester United?

(maantasomaliland):-Manchester United daafceeda bidix  Alexander Buttner ayaa shaaca ka qaaday in hishiis cusub  uu la gaalaayo kooxdiisa  , xili dhawaan eey jireen warar sheegaaya in kooxdiisa uu ka tagi doono . dafac reer Dutch  ayaa si weyn loo hadal haayay in uu ka tagi doono  Old Trafford waxaana lala xiriirinaayay kooxah Sunderland, Celtic iyo  Besiktas. […]

Shirkadda Genel Energy oo si rasmi ah uga soo laalaabatay Gobolka Togdheer

Shirkadda Genel Energy oo si rasmi ah uga soo laalaabatay Gobolka Togdheer

(maantasomaliland):-Shirkada  Genel Energy ee hawsha Sahaminta shiidaalka ka waday gobolka Togdheer ayaa ka soo laalaabatay shalay galab qalabkii u yaalay Kaamamkii ay Oodatay, halka saraakiishii Ajaanibta ahayd ee shirkadaasi Doraad Hargeysa u soo guurtay. Wariyaha Gobolka Togdheer ee Waaheen ayaa ku soo waramayay gabi ahaan Kaamamkii ay shirkadaasio deganayd in ay ka bilowday in ay ka […]

Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS Oo Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Culimada Caasimada Lagagana Hadlayay Sidii La Isaga Baadhi Lahaa Cuddurka HIV/AIDS Ayaa Khamiistii Lagu Soo Gabo Gabeeyay Hargaysa.

Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS Oo Kulan Ay Ka Qayb Qaadanayeen Culimada Caasimada Lagagana Hadlayay Sidii La Isaga Baadhi Lahaa Cuddurka HIV/AIDS Ayaa Khamiistii Lagu Soo Gabo Gabeeyay Hargaysa.

(maantasomaliland):-Kulan ay ka qayb qaadanayeen Culimada Caasimada lagagana hadlayay Sidii la isaga baadhi lahaa Cuddurka HIV/AIDS ayaa Khamiistii lagu soo Gabo gabeeyay Hargaysa. Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Komishanka qaranka ee la dagaalan HIV/AIDS Waxaa sidoo kale lagaga arrinsanayay inaan la faqooqin Xuquuqda dadka la Nool Xanuunkan.Waxa Kulankaas laga soo saaray bayaan bulshadda […]

Xisbiyadda Mucaaradka Ah Ee UCID iyo Wadani Oo Kala Saxeexday Heshiisyo Ku Saabsan Diiwaangelinta Iyo Wax Kasta Oo Doorashooyinka Dib U Dhigi Kara

Xisbiyadda Mucaaradka Ah Ee UCID iyo Wadani Oo Kala Saxeexday Heshiisyo Ku Saabsan Diiwaangelinta Iyo Wax Kasta Oo Doorashooyinka Dib U Dhigi Kara

(maantasomaliland):- xuseen xarbi maantasomaliland hargaysa/office email/xuseenxarbi@gmail.com tel:0634052413

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com