Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 786)

DEG DEG. Shaqaale Shidaal ka baaraayay Bariga Gobolka Togdheer oo Rasaas ooda looga qaaday iyo Gawaari ay la socdeean oo la la’yahay .

DEG DEG. Shaqaale Shidaal ka baaraayay Bariga Gobolka Togdheer oo Rasaas ooda looga qaaday iyo Gawaari ay la socdeean oo la la’yahay .

(maantasomaliland):-Shaqalihii Shirkada Shidalka Baadhaysa ee Ganell Energy Oo Rasaas Ooda Lagaga Qaaday Degaanka Gunbur Libax Ee Bariga Gobolka Togdheer . Wararka naga soo gaadhaya Degaanka Gunbur libaax Ee Bariga Gobolka Togdheer ayaa shegaya in Shaqaale ajaanib ah iyo Waliba Howlwadenadii kale Ee Shirkadaasi ay Tacshirad rasaas ooda kaga qadeen Maleshiyo ku sugan Degaankasi. Shaqalahani ka […]

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi ayaa maanta meel mariyey xeerka Maamuuska madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo mudanayaasha baarlamaanka xeer No 62/2013.

(maantasomaliland):-Xildhibaanadda maanta soo xaadiray fadhiga oo tiradoodu ahayd 42 xildhibaan ayaa waxaa ansixinta xeerkaasi ogolaaday 32 mudane,waxa diiday 5 mudane, waxa ka aamusay 4 Mudane, Gudoomiyahuna ma codaynin sidaana waxaa ku ansaxay xeerka hab maamuuska madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka iyo mudanayaasha baarlamaanka xeer No 62/2013. Dhanka kalena Xildhibaanaddu waxay fadhi labaad oo ay soo xaadireen […]

Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Beeniyay In Lacago Faalso ah Laga soo dejiyay Xeebta Sanaag

Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Beeniyay In Lacago Faalso ah Laga soo dejiyay Xeebta Sanaag

(maantasomaliland):-Taliyaha Ciidammadda Ilaaladda Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa beeniyay in lacag Faalso ah oo Shilling Soomaaliga (Giinbaarta) laga soo dejiyay deegaanka Laasa Surad ee Gobolka Sanaag, sida uu baahiyay wargeyska Waaheen Sabtidii todobaadkan. Taliyaha Ciidanka Ilaaladda iyo Difaaca Xeebuhu waxa uu n Xusay inay waxba ka jirin wararka sheegaya in Deegaanada Xeebaha Gobolka […]

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdi-Casiis Maxamed Samaalle Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Sanadka Fooda Innagu Soo Haya Ee 2014-Ka Mushaharka Mar Kale Loo Kordhin Doono Shaqaalaha Dawladda Oo Dhan.

(maantasomaliland):-Wasiirka Maaliyaddu waxa kale oo uu tilmaamay in odoroska Miisaaniyadda xukuumadda dhexe ee sanadka 2014-ka la gaadh siin doono 150 malyan oo Dollar. Wasiir Sammaalle waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu shalay hor-tagay Barnaamijka la yidhaahdo “MAQAL DADKAAGA” ee ka baxa TV-ga Qaranka, halkaasi oo dadweyuhu ay Wasiirrada ku weydiiyaan su’aalo la xidhiidha shaqadooda. […]

Kooxda Real Madrid oo saxaafada usoo bandhigtay Gareth Bale + SAWIRO

Kooxda Real Madrid oo saxaafada usoo bandhigtay Gareth Bale + SAWIRO

(maantasomaliland):-Real Madrid ayaa saxaafada usoo bandhigtay xidigeeda cusub Gareth Bale kaas oo lagu shaaciyay goor dhow Bernabeu. Xidigaan ayaa la sheegay in ay ugu dambeyn Madrid ku iibsatay aduun dhan £86million taas oo ka dhigan in uu yahay ciyaariyahanka ugu qaalisan aduunka . Bale ayaa ka qaadan doona garoonka Bernabeu aduun dhan £256,000 asbuucii . […]

Kooxda Arsenal oo hunguriyeeysay Kagawa lagana yaabo iney qaadatoo

Kooxda Arsenal oo hunguriyeeysay Kagawa lagana yaabo iney qaadatoo

(maantasomaliland):-Arsenal ayaa  hada  xooga saareysa helitaanka qadka dhexe ee kooxda  Manchester United Shinji Kagawa. The Daily Mail ayaa ku warameysa in  United laacibkeeda uu yahay mid suuqa yaala madamada uusan ka mid aheyn  dooqa  macalin  David Moyes . Kagawa ayaan ciyaarin kulankii  1-0 kooxdiisa kulan darada eektay kooxda  Liverpool tasoo walaca ku sii kor dhisay […]

Ciyaaryahanka Kaka oo loo gacan Loo galiyay nambarkiisii hore ee Milan+ SAWIRO

Ciyaaryahanka Kaka oo loo gacan Loo galiyay nambarkiisii hore ee Milan+ SAWIRO

(maantasomaliland):-Kaka ayaa la xaqiijiyay in uu xeran doono namabarkiisii hore ee  uu ka xeran jiray koooxda Milan Kadib markii uu katagay kooxda  Real Madrid. Laacibka dalka  Brazilian ayaa saakay tijaabo cafimaad u maray  kooxdiisa hore waxaana uu qalinka ugu duugay hishiis afar sano ah  uu kula joogi kooxda  Diavolo. “waxaan ku soo laabtay gurigeyga ,” […]

Arsenal Oo hishiis la gaartay Mesut Ozil

Arsenal Oo hishiis la gaartay Mesut Ozil

(maantasomaliland):-Arsenal ayaa hishiis dhan £42.4m ama  (50m euros) waxey kula soo wareegtay laacibkii kooxda  Real Madrid iyo  Germany Mesut Ozil. 24 jirkaan ayaa tijabo caafimaad waxa uu u mari doonaa kooxda  Arsenal sida eey qortay BBC . Ozil ayaa ku maqan waajibad qaradan tijaabadiisa  cafimaadna waxa uu ku mari doona dalka Germany. Arsenal macalinkeeda Arsene […]

Kooxda Manchester United & Everton oo ku heshiiyey £24m in lagu iibiyo Fellaini

Kooxda Manchester United & Everton oo ku heshiiyey £24m in lagu iibiyo Fellaini

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester United iyo Everton ayaa ku heshiiyey in beeca Fellaini la kala siisto £24milyan oo bound. Labada naadi ayaa heshiiskooda wada gaaray waxaase dhiman wadahadalo yar oo lagu dhamaystiraayo ciyaaryahanka Belgeim-ka u dhashay. Everton ayaa kuxirtay in Fellaini uu uwareego garoonka Old Trafford in marka hore ay soo xero gashato James McCarthy oo Wigan […]

Kooxda Liverpool oo si rasmi ah ula wareegtay Mamadou Sakho

Kooxda Liverpool oo si rasmi ah ula wareegtay Mamadou Sakho

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ushaacisay saxiixa Mamadou Sakho oo ka yimid dhanka kooxda PSG. 23 jirka reer France ayaa ku baasay caafimaadka waxaana lagu soo bandhigay xerada Melwood. Reds ayaa la aaminsan yahay in saxiixa Sakho iyo Ilori, ay kaga baxday lacag dhan £25m. “Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan halkaan imaado ,waxaan […]

Ciyaaryahanka Ilori oo si rasmi ah ugu biiray Liverpool

Ciyaaryahanka Ilori oo si rasmi ah ugu biiray Liverpool

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ula saxiixatay Tiago Ilori oo ka yimid kooxda Sporting Lisbon. Laacibkaan 20 jirka ah ayaa ku baasay caafimaadka waxaana uu si rasmi ah uga mid noqday xidigaha kooxda Brendan Rodgers. “Waxaan dareemaya in aan ahay xidig ka tirsan Liverpool, imaatinkeyga Premier League waa riyo run noqotay ayuu Ilori usheegay […]

Dhaawacyo hareeyay xulka Ingriiska ka hor is reeb reebka koobka aduunka

Dhaawacyo hareeyay xulka Ingriiska ka hor is reeb reebka koobka aduunka

(maantasomaliland):-Xaalada xulka Ingriska ayaa sii xumaatay kadib markii 48 saac ee la soo dhaafay ay dhaawacmeen ilaa 4 xidig oo muhiim ah. Tababare Roy Hodgson ayaa wajahaya dhawacyo badan ka hor inta uusan wajihin wadamada Moldova iyo Ukraine. Wayne Rooney ayaa laga saaray xulka England ee ciyaari doona is reeb reebka koobka aduunka kadib markii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com