Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 787)

Shirkad caalami ah oo ka shaqayn doonta kalluumaysiga oo magaceeda la yidhaa Pontus Marine, isla markaana kalluunka Somaliland u iib-gayn doonta adduunka, ayaa si rasmi ah loogu furay shalay caasimadda Hargeysa.

(maantasomaliland):-Shirkad caalami ah oo ka shaqayn doonta kalluumaysiga oo magaceeda la yidhaa Pontus Marine, isla markaana kalluunka Somaliland u iib-gayn doonta adduunka, ayaa si rasmi ah loogu furay shalay caasimadda Hargeysa. Xalflad ballaadhan oo maanta furitaanka shirkaddaas oo laga leeyahay dalka Canada loogu sameeyey hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha Golaha Guurtida […]

Natiijooyinka Horyaalka Serie A-da Milan, Inter, Fiorentina, Roma iyo Udinese oo wada badiyey

Natiijooyinka Horyaalka Serie A-da Milan, Inter, Fiorentina, Roma iyo Udinese oo wada badiyey

(maantasomaliland):-Kooxda Roma laacibiinteeda cusub ayaa guul ku hogaamiyey markii ay sedex gool oo nadiif ah ay ku dardareen kooxda Hellas Verona. Goolkii koowaad ayaa waxaa iska dhaliyey difaacyda Verona halka ciyaaryahanada Miralem Pjanic iyo Adem Ljajic ay labada kala dhaliyeen. Roma ayaa u muuqata mid dhismaheeda uu soo dhamaystirmay maadaama ay si xarago leh ku […]

War deg deg ah: Manchester United iyo Paris Saint German oo wakiiladooda u duulay Madrid Sabab?

War deg deg ah: Manchester United iyo Paris Saint German oo wakiiladooda u duulay Madrid Sabab?

(maantasomaliland):-Wakiilada Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa siyaabo kala duwan ugu duulay caasimada magaalada Madrid iyagoo doonaya inaay koox waliba ka dul qaado ciyaaryahan muhiim ah. Ka dib iibsashadii Bale ay soo iibsatay Real Madrid ayaa waxaa suuqa yaala ciyaaryahan Mesut Özil waxaana haatan hogaanka u haya labada kooxood ee Manchester United iyo PSG. Kooxda […]

Odayaasha Guurtida Gandaha Beesha Ciise Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inuu Burburiyay Wada Hadalkii Xariirad

Odayaasha Guurtida Gandaha Beesha Ciise Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inuu Burburiyay Wada Hadalkii Xariirad

(maantasomaliland):-Odayaasha guurtida ah ee loo yaqaano Gendaha Beesha Ciise oo beryahanba ku sugnaa magaaladda Xarriirad isla markaana wadahadalo u socdeen Ergo Golaha Guurtida ka socotay iyo Odayaal Beesha Gadabuursi ah oo ka arrinsanayay Dilalkii labada Beelood ayaa shalay Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu burburiyay wada hadaladii nabadeed ee socday. Odayaasha Gendaha ayaa shirjaraa’id oo ay ku […]

Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka,Ayaa Wax Laga Xumaado Iyo Bar Madaw Oo Ku Taala Taariikhda Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku Tilmaamay Xadhiga Iyo Tacadiyada Laysugu Daray Afar Xaas Oo Ay Ka Dhinteen Hogaamiyayashii Ugu Tunka Weynaa SNM Oo Iyagu Dalkan Xoreeyay.

(maantasomaliland):-Waxa ay mujaahidiintani ku tilmaameen arinkani uu yahay mid loo baahan yahay inay si cad ugu  jawaabaan shacbi weynaha reer Somaliland,waxaanay si cad ugu eedeeyeen xukuumada haatan mid aan wax karaamo ah u hayn dadkii dalka nafahooda u soo huray wakhtigii adkaa. Waxaay sidan ku sheegeen hoggaanka madasha wada tashiga iyo toosinta qaranku shir jaraa’id […]

Khubaradii ka socotay Qaramada Midoobay ee baaraysay in Sun Kimikal Ah Lagu Isticmaalay Dagaalka Ka Socda Syria Ayaa Shalay Ka Baxay Dalkaasi Muddo Todobaad Ah Oo Ay Halkaasi Ku Sugnaayeen.

Khubaradii ka socotay Qaramada Midoobay ee baaraysay in Sun Kimikal Ah Lagu Isticmaalay Dagaalka Ka Socda Syria Ayaa Shalay Ka Baxay Dalkaasi Muddo Todobaad Ah Oo Ay Halkaasi Ku Sugnaayeen.

(maantasomaliland):-Khubaradii ka socotay Qaramada Midoobay ee baaraysay in Sun Kimikal ah lagu isticmaalay dagaalka ka socda Syria ayaa shalay ka baxay dalkaasi muddo todobaad ah oo ay halkaasi ku sugnaayeen. Khubaradan Qaramada Midoobay oo socod ku marayey goobaha la sheegay inay ka dhaceen weerar Kimiko ah oo dad lagu xasuuqay ayaa sheegay inay soo aruuriyeen […]

Wararkii U Danbeyey Ee Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda yaa la iibsaday yaase qarka usaaran?

Wararkii U Danbeyey Ee Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda yaa la iibsaday yaase qarka usaaran?

(maantasomaliland):-Waxaa gabo gabo maraya suuqa kala iibsiga ciyaartooyda waxaana ka harsan wax ka yar laba maalmood kooxaha ayaa aad u badinaya rabitaankooda. ***Kooxda AC – Milan ayaa wadahadal kula jirta laacibkooda hore ee reer Brazil Kaka kasoo sheegay in uu isaga tagayo kooxdiisa Real Madrid. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Kaka uu ku fool […]

Kooxda Liverpool oo garaacday Manchester United isla markaana hogaanka PL qabatay

Kooxda Liverpool oo garaacday Manchester United isla markaana hogaanka PL qabatay

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa hogaanka u qabatay Premier League-ha ka dib markii ay maanta ka faraxalatay kooxda difaacanaysa horyaalka ee Manchester United. Daqiiqadii 4-aad koone ay heshay Liverpool ayaa waxaa madaxa ku dhaliyey Daniel Sturridge taasoo keentay inaay hogaanka u qabato Liverpool. Sidaasi ayaa lagu kala nastay 1 – 0 ay Liverpool ku hogaaminayso, inkastoo Manchester […]

Tababaraha Jose Mourinho oo la soo wareegay ciyaaryahankii Todobaad tan iyo markii uu ku soo laabtay kooxda Chelsea

Tababaraha Jose Mourinho oo la soo wareegay ciyaaryahankii Todobaad tan iyo markii uu ku soo laabtay kooxda Chelsea

(maantasomaliland):-Chelsea ayaa la soo wareegtay  Christian Atsu oo horey ugu ciyaari jaray kooxda  Porto waxaana eey la gashay hishiis afar sano ah . 21 jirkaan  -ayaa ka so dhaaqay kooxda ka ciyaarta   Eredivisie ee Vitesse Arnhem kadib amaah kooban uu kula joogay . Atsu ayaa noqday  ciyaaryahankii todobaada ee uu la soo wareegay  Jose Mourinho […]

Ciyaaryahanka Viviano oo tijabo caafimad u maaraayo kooxda Arsenal

Ciyaaryahanka Viviano oo tijabo caafimad u maaraayo kooxda Arsenal

(maantasomaliland):-Palermo goolhayaheeda  Emiliano Viviano ayaa lagu wadaa in manta uu tijaabo cafimad u maro kooxda  Arsenal. The Rosanero ayaa fasxaday qaar ka mid ah ciyaaryahadeedii tan iyo markii eey  Serie B udalacday  waxana ciyaaryahada eey fasaxday ka mid ah daafaceedii hore  Santiago Garcia. Sky Sport Italia,  ayaa baahiyay  in Viviano uu ka duuli doono  Sicily […]

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo Maayarka Magaalada Hargaysa Mudane Cabdi Raxmaan (Soltelco) Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Si Wada Jira U Beeniyay War Shaly Ku Soo Baxay Wargayska Dawlada Ee Dawan Oo Ku Saabsanaa Mooshin Maayarka Xilka Lagaga Xayuubinayo

(maantasomaliland):-Qaar ka mid ah Xildhinaada Golaha Deegaanka ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa beeniyey inay wadaan Mooshin ka dhan ah Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Solteco) iyo ku xigeenkiisa  Cabdicasiis Cago weyne. Xildhibaanadan ayaa sheeegay in laga been abuuray oo aanay waxba ka jirin Mooshinkaas la sheegay in xilka lagaga qaadayo. Xildhibaanada ku […]

Guddoomiyihii Hore Ee Wakaaladda Qurbe Jooga Somaliland Maxamuud Cabdiraxmaan Oo Maanta Si Ku Meel Gaadh Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

Guddoomiyihii Hore Ee Wakaaladda Qurbe Jooga Somaliland Maxamuud Cabdiraxmaan Oo Maanta Si Ku Meel Gaadh Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

(maantasomaliland):-Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay xil Wareejintan oo ka dhacday Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadda ee Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka arrimaha dibadda, Guddoomiyaha xilka wareejinaya, shaqaalaha hay?adaasi iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn xil wareejintaas ayaa waxa ka hadlaya wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis waxaanu yidhi,, (Waxaynu maanta halkan iskugu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com