Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 801)

Ciyaaryahankii hore ee Patrick Vieira iyo Sol Campbell oo qaadanaya shahaadada tababaranimada

Ciyaaryahankii hore ee Patrick Vieira iyo Sol Campbell oo qaadanaya shahaadada tababaranimada

(maantasomaliland):- Xidigii hore ee kooxda Arsenal Patrick Vieira iyo Sol Campbell ayaa bilaabaya raadinta sharciga UEFA ee u ogolaanaya in ay tababarayal noqdaan. Labada nin ayaa ka qeyb qaadanaya koorso ka sconaysa magaalada Newport,ee koonfurta Wales oo lagu barnaayo xirfada macalinimada . Koorsadaan ayaa socon doonta mudo 14 cisho ah waxaana kadib ay heli doonaan […]

Kooxda Real Madrid oo usheetay Man United qiimaha ay ku heli karaan Mesut Ozil

Kooxda Real Madrid oo usheetay Man United qiimaha ay ku heli karaan Mesut Ozil

(maantasomaliland):- Kooxda Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay ka iibiso kooxda Manchester United xidigeeda khadka dhexe Mesut Ozil . United ayaa dhowaan sheegtay in ay xiiseyneyso xidiga wadanka Jarmalka ,waxaana ay Madrid diyaar utahay in ay fasaxdo . Kooxda cad cadka ayaa usheegtay naadiga Man United in ay ku heli karaan laacibkaan qiimo […]

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Malaga vs Barcelona

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Malaga vs Barcelona

(maantasomaliland):- Kooxda Barcelona ayaa caawa usafri doonta kooxda Malaga kulankoodii labaad ee horyaalka Spain ee La Liga. Malaga Kooxda Malaga ayaa weyn doonta xidigaha Weligton iyo Flavio Ferreira kuwaas oo dhawacyo qaba. Malaga ayaa aragtay wax ka sareeya labo gool 9-kii kulan ee ugu dambeyay oo ay la ciyaartay kooxda Barcelona dhamaan tartamada . Bartlomiej […]

Kooxda Bayer Munich oo gaartay guul muhiim ah

Kooxda Bayer Munich oo gaartay guul muhiim ah

(maantasomaliland):-Kooxda Bayer Munich ayaa gaartay guul muhiim ah xili horyaalka Jarmalka uu maanta 50 jirsaday. Munich ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Nurnberg, ciyaar ka dhacday garoonka Allianz-Arena oo ay daawanayeen 71 kun oo qof . Ribery ayaa goolka hore udhaliyay Bayern daqiiqadii 69 aad ee qeybtii hore ka hor inta uusan daqiiqadii 78 aad ciyaarta […]

Kooxda Liverpool Oo Garaacday Aston Villa Gool uu dhaliyay qeybtii hore Daniel Sturridge

Kooxda Liverpool Oo Garaacday Aston Villa Gool uu dhaliyay qeybtii hore Daniel Sturridge

(maantasomaliland):-Gool uu dhaliyay qeybtii hore Daniel Sturridge ayaa ka saaciday Liverpool inay seddex dhibcood ku soo qaadato Villa Park islamarkaana ay 1-0 kaga talaabsato Aston Villa oo ay ciyaar adag kala kulmeen. Liverpool ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican iyadoo kubada heysashada ku riyaaqeysay inkastoo aysan weerar badan qaadin daqiiqadihii furitaanka ee ciyaarta. Laakiin waxa […]

War-Deg Deg Ah:Maleeshiyaad Hubaysan Oo Deeganka Oog Rasaas Ku Furay Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Agii Ay Ku Dagaalameen Labada Beelood Iyo Bandaw Lagu Soo Rogay Cawa.

War-Deg Deg Ah:Maleeshiyaad Hubaysan Oo Deeganka Oog Rasaas Ku Furay Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Agii Ay Ku Dagaalameen Labada Beelood Iyo Bandaw Lagu Soo Rogay Cawa.

Oog(maantasomaliland):-Wararka hada naga soo gaadhaya deegaanka oog ayaa sheegaya in ay halkaasi ka jirto xaalad kacsanaan ah ,taas oo ay sababtay ka dib markii meleeshiyaad hubaysani ay rasaas ooda kaga qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan aagii ay labada beelood ku dagalameen dhawaaan,maleeshiyaadkan soo weeraray ciidanka ayaa la sheegay in ay markiiba gacanta ku […]

Ciyaaryahanka Gareth Bale oo gaaray Spain si uu ugu biiro Real Madrid

Ciyaaryahanka Gareth Bale oo gaaray Spain si uu ugu biiro Real Madrid

(maantasomaliland):-Xidigii kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa lagu soo waramaya in uu gaaray wadanka Spain . Jariirada AS ee ka soo baxda Spain ayaa warisay in xidiga caalamiga ah ee Weles uu ka dagay magaalada Malaga ka hor inta uusan taxi ugu socdaalin Marbella. 24 jirkaan ayaa lagu wada in uu noqdo xidig ka mid ah […]

Afhayeenka xisbiga Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka digay in meel wax ay ugu soo wda ridaan midawga Yurub Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in loo baahan yahay in midawga Yurub mid walba dhankiisa waxay siinayaan ay u siiyaan.

(maantasomaliland):-Afhayeenka xisbiga  Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa ka digay in meel wax ay ugu soo wda ridaan midawga Yurub Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in loo baahan yahay in midawga Yurub mid walba dhankiisa waxay siinayaan ay u siiyaan.Sida oo kale xildhibaan Ibraahin Mahadi Buubaa waxa uu xukuumada ku dhaliilay shilalka tirada badan ee ka dhaca […]

Wariyihii HCTV Ee Saylac Oo Ciidanka RRu-du Ku Xidhen Xariirad, Dhawacna U Geysten.

Wariyihii HCTV Ee Saylac Oo Ciidanka RRu-du Ku Xidhen Xariirad, Dhawacna U Geysten.

(maantasomaliland):- Wariyaha Telefeshinka HCTV ee Saylac Maxmed Cawale ayaa waxa xidhay Ciidanka Booliska ee loo yaqaano RRU-da, kuwaasi oo u geeystay Jidh-dil iyo dhaawacyo Culus, waxana la sheegay in qoridabadii ay la dheceen wariyahaasi, iyaga markii danbena jeelka Xariirad u taxaabay. Wariye Maxamed Cawaale ayaa ku guddo jiray shaqadiisa saxafinimo isaga oo wakhtigaasi doonayey isaga […]

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaaradda Ethiopian Airlines, ay madaarka Hargeysa si rasmi ah u isticmaali doonto iyadoo toos uga iman doonto Addis Ababa.

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaaradda Ethiopian Airlines, ay madaarka Hargeysa si rasmi ah u isticmaali doonto iyadoo toos uga iman doonto Addis Ababa.

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaaradda Ethiopian Airlines, ay madaarka Hargeysa si rasmi ah u isticmaali doonto iyadoo toos uga iman doonto Addis Ababa.Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay in 2.4 Km ka ah dhabaha diyaaradaha garoonka lagu sameeyay dib u dhis, iyadoo la balaadhiyay goobaha loogu tallo galay dadka dhoofaya iyo kuwa garoonka ka soo degaya. […]

Xukuumada Waxa Looga Fadhiyaa Inay Wax Ka Qabato Dooxyada Berbera iyo Hargeysa U Dhaxeeya Oo Dhameeyey Hal Doorkii Reer Somaliland Jamaal Cali Xuseen

Xukuumada Waxa Looga Fadhiyaa Inay Wax Ka Qabato Dooxyada Berbera iyo Hargeysa U Dhaxeeya Oo Dhameeyey Hal Doorkii Reer Somaliland Jamaal Cali Xuseen

(maantasomaliland):-Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu baaqay xukuumada madaxweyne Siilaanyo inay si deg-dega u keento qorshe wax lagaga qabanayo  Dooxyada u dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera, oo uu ku tilmaamay inay dhameeyeen hal-doorkii Somaliland oo ay maalin-ba qof qaadayaan, isla markaana waxa uu baaq nabadeed u direy labada beelood ee dirirtu dhawaan ku […]

Wararkii Ugu Danbeyey Weftigii Xukuumadda Oo Isa Soo hor fadhiisiyay beelihii kui diriray Deegaanka God-heeri

Wararkii Ugu Danbeyey Weftigii Xukuumadda Oo Isa Soo hor fadhiisiyay beelihii kui diriray Deegaanka God-heeri

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer qaran ee uu hoggaaminayey ayaa maanta oo Sabti ah kulan balaadhan la yeeshay dhinacyadii ay shaqaaqadu ku dhex-martay deegaanka God-Heeri ee hoos yimaadda degmadda gar-adag ee Gobolka Sanaag. Wasiirka oo u waramayay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in xasilooni iyo deganaansho ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com