Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 803)

Falaqeenta kulanka caawa Hellas Verona vs AC Milan

Falaqeenta kulanka caawa Hellas Verona vs AC Milan

(maantasomaliland):-AC Milan ayaa nasiib uyeelatay ciyaarta furitaanka horyaalka Talyaaniga iyagoo usafri doona kooxda Hellas Verona. Hellas Verona Kooxda Hellas Verona ayaa ku soo laabatay xagaagan Serie A-da oo ay ka maqnaayeen mudo 11 sano ah. Tababaraha kooxdan Andrea Mandorlini ayaa ku mashquulsan suuqa kala iibsiga isagoo dhowr waji oo cusub ku soo daray kooxda . […]

Lasoco kulanka caawa ee Sampdoria vs Juventus

Lasoco kulanka caawa ee Sampdoria vs Juventus

(maantasomaliland):-Kooxdda Juventus ayaa caawa bilaabi doonta olalaha ay ku difaacaneyso horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A-da. Sampdoria Kooxda tababare Delio Rossi ayaa soo dhoweyn doonta cimaaliqada Talyaaniga ,sadex bilood kadib markii ay garaceen xiritaankii horyaalka. Sampdoria ayaa 3-2 kaga adkaatay Juve ciyaartii ug dambeysay waxaana ay sadexdda gool uga mahad celinayan Eder, Lorenzo de Silvestri […]

Hordhaca iyo taariiqda kulanka Fulham vs Arsenal

Hordhaca iyo taariiqda kulanka Fulham vs Arsenal

(maantasomaliland):-Waa mid ka mid ah kulamnada darbiga ah ee magaalada London ,laakiin kooxda tababare Wenger ayaa iska ilaalin doono guul daro kale oo kaga timaada bilawga horyaalka. Fulham Maarten Stekelenburg iyo Kieran Richardson ayaa laga yaabaa in ay dhawac kaga maqnaadaan kooxda Fulham halka shaki laga qabo caafimaadka Alexander Kacaniklic. Fulham ayaa ayaa qasaarada labaad […]

Kooxaha Aston Villa vs Liverpool Wax walba oo aad uga baahan tahay kuanka

Kooxaha  Aston Villa vs Liverpool Wax walba oo aad uga baahan tahay kuanka

(maantasomaliland):-Kooxda Reds ayaa dooneysa in ay gaarto guul muhiim ah si ay ugu socdaan heer fiican bilawga Premier League Aston Villa Kooxda ka dhisan magaalada Brimingham ayaan heli doonin xidigeeda Charles N ,waxaana shaki laga qabaa caafimaadka Chris Herd iyo Nathan Baker. Aston Villa ayaa gool dhalineysay ciyaar walba oo ay ku ciyaartay gurigeeda 11-kii […]

warakii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya xalinta shaqaaqadii labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka God-Heeli ee gobolka Sanaag ayaa maanta shirar la yeeshay bulshadda ku dhaqan deegaankaas.

HARGEYSA(maantasomaliland)-Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde ee ku gudo jiray xalinta shaqaaqadii labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka God-Heeli ee gobolka Sanaag ayaa maanta shirar la yeeshay bulshadda ku dhaqan deegaankaas. Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo shalay gaadhay deegaankaas kana mid yihiin Wasiirka Duulista Hawadda, Wasiiru dawlayaasha […]

Khabiir Taageera Somaliland Oo Ka Digay Halista Ka Dhalan Karta Xilalka Sare Ee Ay Beelaha Isaaq Isku Koobeen

Khabiir Taageera Somaliland Oo Ka Digay Halista Ka Dhalan Karta Xilalka Sare Ee Ay Beelaha Isaaq Isku Koobeen

(maantasomaliland):-Mr. Matt Bryden, oo ah khabiir u dhashay dalka Kanada, dhawr goorna ay madaxda dawladda Somaliya ku eedaysay inuu taageero qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, ayaa ka digay halis Somaliland ka soo waajihi karta kuraasida sare ee dalka ee ay isku koobeen beelaha Isaaq oo ka mid ah beelaha dega Somaliland. Mr. Matt, oo ahaa madaxii hore […]

Gaanshaale- Sare Mudane Maxamuud Xirsi Faarax Oo HanbaIyo u Diray Meherka Boqorka Axmed Yuusuf Tahar Iyo Boqorada Muna Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Mehrkoodu Maanata Ku Qabsoomay Huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa

gaashanle-sare maxamuud xirsi faarax iyo marwadiisa hooyo faadumo liibaan cali dalab , iyo dhamaan caruurtiisa nabiiha maxamuud xirsi faarax iyo caruurteeda cabdi fataax maxamuud xirsi faarax iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa c/qaadir maxamuud xirsi iyo caruurtiisa c/risaaq maxamuud xirsi`iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa c/qani maxamuud xirsi iyo caruurtisa casha maxamuud xirsi dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalaka […]

Ciyaaryahanka Mesut Ozil oo ku sii jeeda Manchester United mar haddii Real Madrid uu yimid Gareth Bale (Maxaa caddayn u ah?)

Ciyaaryahanka Mesut Ozil oo ku sii jeeda Manchester United mar haddii Real Madrid uu yimid Gareth Bale (Maxaa caddayn u ah?)

(maantasomaliland):-Sida uu qoray Wargeyska ‘Bild’ ee ka soo baxa Jarmalka Xidigga Khadka dhexe ee Real Madrid Mesut Ozil ayaa isu diyaarinaya in uu ka tago kooxdiisa kuna biiro kooxda Manchester United ee waddanka Ingiriiska oo u soo bandhigtay lacag gaaraysa 38 Milyan oo Gini kaddib markii kooxda Real Madrid ay la soo wareegtay xidiggii Tottenham […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Harry Redknapp ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay Tottenham uga bixi karto heshiiska uu Gareth Bale ugu biiray Real Madrid inkastoo Chelsea ay ka aduubatay Spurs saxiixa Willian.

Harry Redknapp ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay Tottenham uga bixi karto heshiiska uu Gareth Bale ugu biiray Real Madrid inkastoo Chelsea ay ka aduubatay Spurs saxiixa Willian.

(maantasomaliland):-Harry Redknapp ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay Tottenham uga bixi karto heshiiska uu Gareth Bale ugu biiray Real Madrid inkastoo Chelsea ay ka aduubatay Spurs saxiixa Willian. Laakiin Rednapp ayaa qaba in Bale la’aantiis xitaa in Tottenham ay koox ahaan ka xoogan tahay kooxda ay ku xafiiltamaan waqooyiga London ee Arsenal, waxaana uu xitaa […]

Chelsea ayaa aaminsan inay ku guuleysteen tartanka loogu jiro saxiixa kubadsameeye Willian, iyagoo soo gabagabeynaya labo sanadood oo ay ciyaaryahanka doondoonayeen.

Chelsea ayaa aaminsan inay ku guuleysteen tartanka loogu jiro saxiixa kubadsameeye Willian, iyagoo soo gabagabeynaya labo sanadood oo ay ciyaaryahanka doondoonayeen.

(maantasomaliland):-Chelsea ayaa aaminsan inay ku guuleysteen tartanka loogu jiro saxiixa kubadsameeye Willian, iyagoo soo gabagabeynaya labo sanadood oo ay ciyaaryahanka doondoonayeen. Blues ayaa heshiis la gaartay Anzhi waxaana ay bixin doonaan 32 milyan ginni iyadoo ciyaaryahanka la filayo inuu isbuuc dhamaadka tijaabada caafimaadka u maro islamarkaana heshiis shaqsi ah la gaaro Chelsea. Markii Jose Mourinho […]

-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qayb-galay Aaska Marxuum Suldaan Barre Warsame Shirre oo shalay galab si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa.

-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qayb-galay Aaska Marxuum Suldaan Barre Warsame Shirre oo shalay galab si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa.

-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qayb-galay Aaska Marxuum Suldaan Barre Warsame Shirre oo shalay galab si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa. Marxuumka ayaa xalay ku Dhintay Shil-gaadhi oo ka dhacay Dooxa weyn ee Dacar-budhuq oo Gaadhi ay wateen isaga iyo xubno kale oo Ergo nabadeed ugu baxay shaqaaqo ka dhacday […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com