Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 807)

Burco: Xafiisyada Dawladda oo haawanaya saacadaha shaqada

Burco: Xafiisyada Dawladda oo haawanaya saacadaha shaqada

Burco(maantasomaliland):- Gobolka Togdheer ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay gabi ahaanba ahaa mid aan shaqadiisu socon marka laga reebo shaqaalaha hoose ee xarunta, isla markaana aanay sooba toosin Madaxda ugu saraysa ee ee uu hormuudka u yahay badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi(Xamarji) iyo ku xigeenkiisa, sidoo kale Xafiiska badhasaabka ayaa u ekaaday Goobaha Qashinka lagu […]

Ururka Wadaniga ah ee VOSOMWO ayaa maanta qabtay kulan lagaga Doodayey caqabadihii ka horyimid Musharixiintii ka soo jeeday beelaha laga tirada badan yahay

Ururka Wadaniga ah ee VOSOMWO ayaa maanta qabtay kulan lagaga Doodayey  caqabadihii ka horyimid  Musharixiintii ka soo jeeday beelaha laga tirada  badan yahay

Hargeysa(maantasomaliland):-Ururka Wadaniga ah ee VOSOMWO ayaa maanta qabtay kulan lagaga Doodayey caqabadihii ka horyimid Musharixiintii ka soo jeeday beelaha laga tirada badan yahay, ee isku soo sharaxay doorashadii golaha deeganka ee dalka ka qabsoontay,iyo sababta keentay in mid kali ahi uu ka soo bixi waayo 27musharax oo beeshasi ah, Kulankaasi ayaa waxa ka soo qaybgalay, […]

Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Garaad Cabdilaahi Maxmaed Guulleed oo ka soo kicitimay deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag, ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa.

Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Garaad Cabdilaahi Maxmaed Guulleed oo  ka soo kicitimay deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag, ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa.

HARGEYSA(maantasomaliland):-Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Garaad Cabdilaahi Maxmaed Guulleed oo ka soo kicitimay deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag, ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa. Weftigan waxa meel 25km kaga dhinaca barri kaga beegan Hargeysa kaga hortagay oo qaabilay Wasiirrada Madaxtooyadda, Arrimaha Gudaha, biyaha iyo Wasiirul dawlaha Maaliyadda, madax-dhaqameed iyo masuuliyiin kala duwan, […]

Wasiir Samaale oo Golahii Wasiirada Siilanyo ka wada cadhaysiiyey!

Wasiir Samaale oo Golahii Wasiirada Siilanyo ka wada cadhaysiiyey!

maantasomaliland):-Waxa la yaab ku noqotay ooy ka siman yihiin Wasiirada siilanyo istus iyo shaashada TVga ooy iska daawadaan. Taas oo ay ku kala badan yihiin waxa ay horseeda inay fariimaha iyo talooyinka ay si rasmi ah oo gooni ah uga wada hadli lahaayeen inay Warsaxaafadeed ku dhiiba iyagoo dhinaca iska dhigey nidaamkii dawliga ahaa. Haddaba […]

Mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka wakaalada Biyaha oo khilaf xoogani soo kala dhexgalay,

Mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka wakaalada Biyaha oo khilaf xoogani soo kala dhexgalay,

Hargeysa(maantasomaliland):-Mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka wakaalada Biyaha oo khilaf xoogani soo kala dhexgalay,labadan masuul ayaa la sheegay in uu khilaaf koodu salka ku hayo iyago oo kala saari kari la`a sida ay shaqada u qayb sanayeen,arrintan ayaa soo ifbaxday ka dib markii uu maareeye ku xigeenka wakaalada Biyuhu Eng.Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi oo xilligaas uu maareye […]

Golaha Wakiiladda ee Jamhuuriyadda Somali land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood xaasaasi ka yeesheen

Golaha Wakiiladda ee Jamhuuriyadda Somali land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood xaasaasi ka yeesheen

Hargeysa (maantasomaliland):-Golaha Wakiiladda ee Jamhuuriyadda Somali land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md:C/raxmaan maxamed C/laahi {c/raxman ciro} ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood xaasaasi ka yeesheen Ajandahooda kalfadhiga 22naad oo ay maanta gudo galeen, mudanayaasha Golahaasi ayaa u muuqday inay ku kala ragti duwanaayeen doodoodii maanta iyadoo Mudanayaasha qaarkood ay soo jeediyeen in […]

Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah xubnaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo somaliya.

Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah xubnaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo somaliya.

Hargeysa(maantasomaliland):-Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta ka hadlayey shir jaraa,id oo ay xubnaha madashaasi ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay Somaliland ku khasaartay wada hadaladii hore ee ay la gashay somaliya isaga oo tilmaamay inaan wada hadalada hada socdaa aanay wax natiijo ahi ka soo baxayn waxaanu yidhi ?Wada hadalada Somaliland iyo somaliya […]

Kooxda Arsenaal Dalab ay si lama Filaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba.

Kooxda Arsenaal Dalab ay si lama Filaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba.

maantasomaliland):-Sida ay sheegeyso ITV warar soo baxaya ayaa tibaaxaya in Arsenal ay dalab ay si lama filaaan ah dalab 20 milyan ginni uga gudbineyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba. 20 jirkaan aadka loo qiimeeyo oo si wacan uga dhex muuqda Juventus islamarkaana mustaqbal weyn ku leh ayaa ah ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee lala […]

Shir ay maanta ka wada qayb galeen Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiirro wasaaradda Duulista ka caawiya arrimaha duulimaadyada ayaa isla meel dhigay waqtiga ay diyaaduhu Hargeysa ka bilaamayaan duulimaadyada.

HARGEYSA (maantasomaliland):-Shir ay maanta ka wada qayb galeen Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, maamulayaasha diyaaradaha iyo khabiirro wasaaradda Duulista ka caawiya arrimaha duulimaadyada ayaa isla meel dhigay waqtiga ay diyaaduhu Hargeysa ka bilaamayaan duulimaadyada. Maalintii sabtida ayaa madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo) uu xadhiga ka jaray madaarka caalamiga ah ee […]

Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa si aad ah u qawaday tiradda badan ee xukuumadda uu soo dhisay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo tayadeeda.

Hargeysa(maantasomaliland):-Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa si aad ah u qawaday tiradda badan ee xukuumadda uu soo dhisay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo tayadeeda. Waxa uu carabka ku dhuftay in aan looga fadhiyin xukuumaddani in ay wax badan ka qabato baahiyaadka shacabku ay […]

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa maanta furay shir caalami ah oo ku saabsan isku dubaridka barnbaamijyada xidhiidhinta addeega quudinta ee xiliyadda xalaadaha deg-dega ah.

HARGEYSA(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa maanta furay shir caalami ah oo ku saabsan isku dubaridka barnbaamijyada xidhiidhinta addeega quudinta ee xiliyadda xalaadaha deg-dega ah. Kulankan oo socon doona muddo sadex malmood ah ayna ka qayb qaadanayaan hawlwadeeno caafimad oo ka kala yimid dalalka Somaliland iyo Somalia oo ay wehelinayan […]

Golaha Madaxa bannaan ee Hore ula Baxay Golaha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay inay wax ka beddel ku sameeyeen magacoodda oo ay sheegeen inay shaki badan laga muujiyay.

Golaha Madaxa bannaan ee Hore ula Baxay Golaha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay inay wax ka beddel ku sameeyeen magacoodda oo ay sheegeen inay shaki badan laga muujiyay.

HARGEYSA (maantasomaliland):-Golaha Madaxa bannaan ee Hore ula Baxay Golaha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay inay wax ka beddel ku sameeyeen magacoodda oo ay sheegeen inay shaki badan laga muujiyay. Golahan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay maanta laga bilaabo doorbideen inay magaca “Gole” dhinac kale […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com