Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 10)

Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona Oo Fariin U diray Lional Messi.

Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona Oo Fariin U diray Lional Messi.

(maantasomaliland):-Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona ayaa fariin u diray Lionel Messi oo uu ugu dhiiro galinayo si uu u noqdo laacibka ugu fiican taariikhda kubbada cagta adduunka. “Waxaad noqon doontaa laacibka ugu fiican ebid taarkiihda kubbada cagta, sii wad ku raaxeysashada ciyaarista kubbada cagta” ayuu ku yiri Maradona fariintiisa sida ay qortay jiriiradda […]

Wargeysyada Maxay Ka Qoreen Ciyaaraha Caalamka?

Wargeysyada Maxay Ka Qoreen Ciyaaraha Caalamka?

(maantasomaliland):-Iyadoo uu xiran yahay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa hadana waxay kooxaha ku jiraan qalqaalo ay is leeyihiin waad ku guuleysan doontaan, waxaanu idiin haynaa warar aynu idiinkaga soo uruurinay wargeysyada, TV-yada iyo Radiyada caalamka. ***Zlatan Ibrahimovic ayaaa daaha ka qaaday inuu isaga hayaami doono kooxda Paris Saint-Germain xagaaga soo socda. 31-jirkaan ayaa siweyn u […]

Messi Ayaa Hada Ka Goolal Badan Xidig Walba Oo Soo maray Taariiqda Real Madrid

Messi Ayaa Hada Ka Goolal Badan Xidig Walba Oo Soo maray Taariiqda Real Madrid

(maantasomaliland):-Xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa caawa noqday mid ka goolal badan xidig walba oo uciyaaray kooxda ay xafiiltamaaan ee Real Madrid taariiqda. Xidiga Argentina ayaa goolkii uu Taladadii la soo dhaafay ka dhaliyay kooxda Real Sociedad waxaa uu kula sinmay ninka ugu goolasha badan taariiqda kooxda Real Madrid ee Raul kaas oo […]

Real Madrid Oo €35-ilaa 40milion U Isticmaali Doonta Mario Mandzukic

Real Madrid Oo €35-ilaa 40milion U Isticmaali Doonta Mario Mandzukic

(maantasomaliland):-Kooxda Real Madrid ee wadanka Spain ayaa lagu soo waramaya in €35 milion ilaa 40milion ay u isticmaali doonto saxiixa weeraryahanka kooxda Bayer Munich , Mario Mandzukic xagaaga soo aadan. Tv-iiga Spain lga lee yahay ee Punto Pelota ayaa ka soo xigtay qoraaga weyn ee François Gallardo in Madrid ay xidigaan ku iibsan doonto €35 […]

Tababaraha Kooxda Tottenham Hotspur:Andre Villas-Boas: Bareejada waa ku qanacsaneyd Chelsea

Tababaraha Kooxda Tottenham Hotspur:Andre Villas-Boas: Bareejada waa ku qanacsaneyd Chelsea

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur., Andre Villas-Boas ayaa sheegay in Spurs ay aad uga xumaatay in aaney garaacin Chelsea. AVB ayaa qiray in The Bulues ay farxad weyn u aragtay in ay bar bar dhac qaataan laakiin kooxdiisu aaney ufarxin sida Chelsea . Waxaa uu sheegay in ay wax badan ka wanaagsanayeen The Blues ayna uqalmeen […]

Tababaraha Kooxda Manchester United Moyes :West Bromwich Albion Waa Uqalantay in ay ku badiso Old Trafford

Tababaraha Kooxda Manchester United Moyes :West Bromwich Albion Waa Uqalantay in ay ku badiso Old Trafford

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United,David Moyes ayaa sheegay in kooxda West Bromwich Albion ay uqalantay in ay ku adkaato garoonka Old Trafford. Kooxda Baggies lagu naaneyso ayaa 2-1 kaga badisay United waxaana ay aheyd guushoodii ugu horeysay oo ay ka gaaraan United tan iyo bilawgii magaca Premier Leeague . Tababare David Moyes ayaa ayaa qiray in […]

Wax walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Sunderland VS Liverpool

Wax walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Sunderland VS Liverpool

(maantasomaliland):-Liverpool oo dooneysa in ay ka soo kasoo kabsato labo guul daro oo xiriir ah oo ay kala kulantay Southampton iyo Manchester United ayaa usafri doonta Sunderland. Garoonka: Stadium of Light Garsooraha: Howard Webb Saacada bariga afrika: 6:00 maqribnimo Daafacyada Wes Brown iyo Phil Bardsley ayaa labaduba dhaawac kaga maqnaan doona kooxda Sunderland. Weeraryahankooda Steven Fletcher ayaa isna […]

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho :Casaanka waxaa mudnaa Jan Vertonghen waa lagu qaldamay Fernando Torres

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho :Casaanka waxaa mudnaa Jan Vertonghen waa lagu qaldamay Fernando Torres

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in uu qalad ahaa casaankii la siiyay Fernando Torres kaas oo laga saaray kulankii Chelea iyo Tottenham. The Blues ayaa 10 nin ku dhameystay markii garsoore Mike Dean uu casan utaagay Fernando Torres dhamaadkii ciyaarta laakiin Mou ayaa ku dooday in Jan Vertonghen uu lahaa casaanka. “Waxaan umaleyna […]

Tababaraha Arsene Wenger: Koox Walba Ayuu Ufaran Yahay Horyaalka

Tababaraha Arsene Wenger: Koox Walba Ayuu Ufaran Yahay Horyaalka

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger oo ah hoggaamiyaha horyaalka Ingiriiska ayaa ku laabtay ka hadalka cidda uu dhexyaallo sanadkan loollanka Premier league. Arsene Wenger ayaa aaminsan in koox walba uu u furan yahay tartanka bilowga ah isagoo sidoo kalena qeybtooda siiyay kooxaha Liverpool iyo Tottenham inay u tartami karaan Premier league. Gunners ayaa muddo kaddib […]

Wilshere Oo Gabar U dhalatay

Wilshere Oo Gabar U dhalatay

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka England Jack Wilshere ayaa shaaciyay in gabar cusub ay ku soo biirtay qoyskiisa. Gabadha cusub ee loo dhalay Jack Wilshere ayaa loo bixiyay Delilah Grace sida uu ku shaaciyay bogiisa Twitter-ka . 21 jirkaan oo horey uheystay wiilka la yiraahdo Archie ayaa sheegay in saaxibtiis Lauren Neal […]

Ciyaaryahanka Alonso Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Mudo Kadib

Ciyaaryahanka Alonso Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Mudo Kadib

(maantasomaliland):-Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay maanta tababarka kooxdiisa Madrid. Alonso ayaa waqtiyadii dambe waxa uu naadiga Los Blancos uu uga maqnaa dhaawcyo soo gaaray, isagoona wali ka soo muuqan kooxda Madrid, tan iyo markii uu bilawday horyaalka La Liga. Dhakhaatiirta caafimaadka ee naadiga Real ayaa sheegay in xaalada […]

Thibaut Courtois oo ku kalsoon in ay garaaci karaan Real Madrid

Thibaut Courtois oo ku kalsoon in ay garaaci karaan Real Madrid

(maantasomaliland):-Ka hor kulanka Derby Madrid goolhayaha amaahda uga maqan Chelsea ee hadda goolka u ilaaliya Atletic Madrid Thibaut Courtois ayaa ka hadlay guuldarrana u sadaaliyay Real Madrid. Thibaut Courtois ayaa rumeysan inay guuldarro lama filaan ah ay Real Madrid dusha u saari karaan kulanka maanta. Isagoo la hadlayay Marca Courtois ayaa ka shanqariyay ”Waxaan nahay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com