Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 619)

La taliyaha madaxweyne Siilaanyo ee gobalada bariga Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa isagoo ku jira cisbitaal ku yaala wadanka Turkiga, wuxuu ka waramay xaaladiisa caafimaad iyo weliba cidda gacan ka gaysatay inuu wadanka Turkiga gaadho dhaqaale ahaan iyo socdaal ahaanba.

La taliyaha madaxweyne Siilaanyo ee gobalada bariga Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa isagoo ku jira cisbitaal ku yaala wadanka Turkiga, wuxuu ka waramay xaaladiisa caafimaad iyo weliba cidda gacan ka gaysatay inuu wadanka Turkiga gaadho dhaqaale ahaan iyo socdaal ahaanba. Fuaad-Aadan-Cadde Md. Fuaad Aadan Cadde, wuxuu sheegay in dhaqaalaha uu ku safray iyo Baasaaboorka uu […]

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta loo sameeyey Xukuumadda, waxaanu tilmaamay inuu go’aanka Guurtidu yahay Dastuuri balse Madaxweynuhu uu soo saari karo Digreeto uu kaga soo horeeysiin karo Doorashada muddo kordhinta Guurtida. AHMED-YUSUF-YASIN Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera daawo muuqaalo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa  galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera daawo muuqaalo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa  galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera safarkan ayaa ah mid muhiima oo madaxweynuhu xadhiga kaga jari doono mashaariic horleh oon hore dalka u soo marin loogana hirgelin oo ay ka mid yihiin xarunta shaybaadhka ee shidaalka dalka soo gala, iyo kuwo kale oo badan, halka […]

Xukuumada Somaliland Ayaa Waxaa Ay Dib U Fasaxdey Qaxoontiga Ka Imanaya Dalka Yamen Ee Soomaalida ah Ka Dib Markii Ay Toddobaadkii Hore Ay Sheegtey In Aaney Somaliland Qaabili Doonin Qaxoontiga Soomalida ah Ka Soo Caraaraya Dagaalada Ka Socda Dalka Yamen .

Xukuumada Somaliland Ayaa Waxaa Ay Dib U Fasaxdey Qaxoontiga Ka Imanaya Dalka Yamen Ee Soomaalida ah Ka Dib Markii Ay Toddobaadkii Hore Ay Sheegtey In Aaney Somaliland Qaabili Doonin Qaxoontiga Soomalida ah Ka Soo Caraaraya Dagaalada Ka Socda Dalka Yamen . Sidaasna Waxaa Lagu Sheegay Shir Jaaraa’id Oo Ay Maanta Si Wada Jir Ah U […]

Fadhi wadda Jir ah oo ay yeelan lahaayen Labbada Golle ee Guurtida iyo Wakiilada maanta oo Sabti ah Kuna Ansixin lahaayen Guddoomiyaha Maxkamada Sarre Aadan Xaaji Cali Ayaa Baaqday.

Fadhi wadda Jir ah oo ay yeelan lahaayen Labbada Golle ee Guurtida iyo Wakiilada maanta oo Sabti ah Kuna Ansixin lahaayen Guddoomiyaha Maxkamada Sarre Aadan Xaaji Cali Ayaa Baaqday.

Fadhi wadda Jir ah oo ay yeelan lahaayen Labbada Golle ee Guurtida iyo Wakiilada maanta oo Sabti ah Kuna Ansixin lahaayen Guddoomiyaha Maxkamada Sarre Aadan Xaaji Cali Ayaa Baaqday. Warar Xogogaal ah oo Wargeyska Waaheen helay ayaa Sheegaya in uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) uu Labbada Golle ka Codsaday in ay Fadhi wada […]

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, oo wakaalada Reuters ugu waramay Magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast, ayaa sheegay in xukumadda Somaliland dhamaadka sanadkan soo gabogabaynayso kala xulashada shirkaddaha wada hadalka lagula jiro ee lagu wareejinayo maamulka dekedda Berbera.

-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, oo wakaalada Reuters ugu waramay Magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast, ayaa sheegay in xukumadda Somaliland dhamaadka sanadkan soo gabogabaynayso kala xulashada shirkaddaha wada hadalka lagula jiro ee lagu wareejinayo maamulka dekedda Berbera. Waxa uu sidoo kale sheegay inuu rajaynayo in dib loo bilaabo wada hadalkii Somaliland iyo […]

Gudoomiyaha Guurtida Oo Ganafka ku Dhuftay Heshiiska Saddexda Xisbi iyo Xukumadda

Gudoomiyaha aqalka odayaasha Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ganafka ku dhuftay heshiiska saddexda xisbi qaran iyo xukumaddu iskula qaateen in laga noqdo go’aankii guurtidu Madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo wakiilada ugu kordhisay muddo xileedka 22-ka bilood ah, islamarkaana laga dhigay in doorashada la qabto badhtamaha bisha December 2016-ka. Waxa uu sheegay in go’aanka muddo kordhineed ee golaha […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic laga hir geliyey madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic laga hir geliyey madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic laga hir geliyey madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport. Madaxweynaha somaliland munaasibadii xadhiga uu kaga jarayey mashaariicda laga hir geliyey madaarka Hargeysa ka hadlay ayaa mahadnaq balaadhan u jeediyey masuuliyiinta wasaarada duulista iyo shaqaalaheedaba. Madaxweynaha somaliland sidoo kale waxa uu hanbalyo u diray […]

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo BY GUURE

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo BY GUURE

Farxadbay Na Galiyeen Gogashii La Fidiyiyo Garawshiiyihiinuye Go’aankiinu Muusaw Gadaalbay Ka Hagayeen Guurtida Hawaynkuye Hadii Aanad Goyn Karin Taladii La Gaadhiyo Gudoonkiyo Xaajada Maxaa Holaha Loo Yimi Garaadkiisa Saylici Isagana Ma Gawbaa BY GUURE

Gudoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Su’aal Laga Waydiiyay Inuu Iska Casilayo Xilka Gudoomiyaha Wakiiladda

Gudoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Su’aal Laga Waydiiyay Inuu Iska Casilayo Xilka Gudoomiyaha Wakiiladda

Gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilahi cirro ayaa si gaabsi ah uga jawaabay su’aal laga waydiiyay inuu iska casilayo xilka gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland gudoomiye ciro oo warbaahintu maanta su’aashan waydiisay ayaa sidan kaga jawaabay ““mayee muddo kordhinta ha la iga daayo ayaan leeyahay oo la igu diidan yahay” si kastaba ha ahaatee […]

Dawladu Markii Hore Ayaa Ciro Ku Magacawday Sharci Daro Sidaa Awadeed Maanta Runtaba Uma Sheegi Karaan”………. Xildhibaan Jaamac Riyo

Dawladu Markii Hore Ayaa Ciro Ku Magacawday Sharci Daro Sidaa Awadeed Maanta Runtaba Uma Sheegi Karaan”………. Xildhibaan Jaamac Riyo

Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo ka mida mudanayaasha aqalka Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Waraysi Khaasa Siiyay Shabakada Hadhwanaagnews.com ayaa waxa uu kaga hadlay aragtidiisa ku aadan Go’aanka Golaha Guurtida Somaliland iyo Beesha caalamka Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo arimaahaas Si Faahfaahsan uga hadlayaa waxa uu Yidhi “ Beesha Caalamku Aniga […]

Xogaha Rasmiga Ah Ee Ka Soo Baxaya Go,Aano Saddexda Xisbi Qaran Ay Isla Qaateen Iyo Caqabadaha Sababey Kala Kaca Deg Dega Ah Ee Kulankii Caawa.

Xogaha Rasmiga Ah Ee Ka Soo Baxaya Go,Aano Saddexda Xisbi Qaran Ay Isla Qaateen Iyo Caqabadaha Sababey Kala Kaca Deg Dega Ah Ee Kulankii Caawa.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Iyo Xukuumada Talada  Haysa Ayaa Waxaa  Ilaa Maanta Galinkii Danbe U Socdey Wado Hadalo Ku Adaan  Murankii Ka Dhashay Go,Aankii Golaha Guurtidu Muddo Kordhinta Ugu Sameysay Xukuumada Talada Haysa Wada Hadaladan Oo Qaatay In Muddo Ah  Isla Markaana Ay Saxaafadu Dib Joog Ka Aheyd  Ayaa Waxaa Uu Ka Socdey Aqalka Madaxweyne Ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com