Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 622)

Maamulka Shirkadda Dahabshiil Group Oo Guud ahaan Shacbiga Somaliland u diray Hambalyo ku waajahan 18-May

Maamulka Shirkadda Dahabshiil Group Oo Guud ahaan Shacbiga Somaliland u diray Hambalyo ku waajahan 18-May

xuska sanad guurada 24aad maalinta qaranimada Somaliland 18-ka May ee Bari.”Waxaan shacbiga Somaliland u diraynaa hambalyo ku wajahan munaasibaddan qaaliga ah, waxaana aanu eebe uga rajaynaynaa inay Somaliland xuskan xuskiisa ku gaadhaan bash-bash, barwaaqo iyo nabadgelyo taam. sidaasi waxa ay ku sheegeen Maamulku Shirkadda Dahabshiil Group qoraal koobana oo ay soo gaadhsiiyeen qaar ka mid […]

gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com musharax wariye xuseen xarbi oo munaasabada sanad guurada 24 ee ka soo wareegtay madaxbanaanidii somaliland habalyo udiray shacbiwaynaha jamhuuryada somalilangudo iyo dibadba

Waxaan Habalyo Aan Lasoo Koobikarin U Dirayaa dhamaan bulshada iyo shacbiwaynaha umada reer somaliland Guud Ahaan Shacabka Reer Soomaliland Gudo Iyo Dabadba Maalinta Qaranka 18 May,Maanta Oo Ah 24 Guurada Lasoo Noqoshada Madaxbanaanida Soomaliland Oo Ah (Maalin Qiimo Wayn Ugu Fadhida Reer Soomaaliland), Maalintan Dhayal Kumay Iman Ee Waxay Inagu Joogtaa Dhiigii Mujaahidiinta Usoo Halmay […]

DHUXUL OO DHAWR JEER OO FIISE LOO DIIDAY KADIB SAFAR KU TAGAY TORONTO

DHUXUL OO DHAWR JEER OO FIISE LOO DIIDAY KADIB SAFAR KU TAGAY TORONTO

Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa gaadhay Toronto,waxaana sibalaadhan af- hayeenka usoo dhaweeyay Qaar kamida Jaaliyada Somaliland ee degan Toronto. Soodhawaynta balaadhan ee loosameeyay kabacdi ayaa af- hayeenka lageeyay huteelkii uu ku degi lahaa. Axmed Saleebaan ayaa lafilayaa inuu kaga qayb galo Xaflada xuska 18ka may magaalada Ottowa, halkaas oo lafilayo inuu khudbado […]

Weftigii uu Hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ee Magaalada Dubia ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta u taggay Siddii Heshiis ula saxeexan lahaayeen Shirkadda DP World iyo Dekedda P&O ee Dubai si ay u Maalgashato Dekeda Berbera ayaa Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay

Weftigii uu Hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ee Magaalada Dubia ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta u taggay Siddii Heshiis ula saxeexan lahaayeen Shirkadda DP World iyo Dekedda P&O ee Dubai si ay u Maalgashato Dekeda Berbera ayaa Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay ka dib markii ay soo Dhameysteen Safarkoodii. Waftigan oo ka […]

MADAXWAYNAHA SOMALILAND OO LOOGU BAAQAY INUU FARAHA LA SOO GALO KHILAAF DIIMEED OO KA ISTAADHMAY DEGMADDA AXMED DHAGAX EE CAASIMADDA HARGEYSA

MADAXWAYNAHA SOMALILAND OO LOOGU BAAQAY INUU FARAHA LA SOO GALO KHILAAF DIIMEED OO KA ISTAADHMAY DEGMADDA AXMED DHAGAX EE CAASIMADDA HARGEYSA

madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane axmed maxamed maxamud siilaanyo ayaa qaar kamida dadwaynaha caasimaddu ugu baaqeen inuu degdeg faraha ula soo galo khilaaf diimeed oo ka dhex istaadhmay qaar kamida degmooyinka hargeysa gaar ahaan degmadda axmed dhagax ee caasimadda hargeys dadwaynahan ayaa ka hadlay muranka diimeed ee soo noqnoqday ka dhexeeya wasiirka diinta & haayadda alhuda […]

Guddida qaban qaabada xuska 18ka May,. ayaa ka hadlay sida maalinta bari ah Somaliland looga xusi doono maalinta ay Somaliland xoriyadeeda dib ugala soo laabatay dalka Somaliya 1991kii.daawo sawirada

Guddida qaban qaabada xuska 18ka May,. ayaa ka hadlay sida maalinta bari ah Somaliland looga xusi doono maalinta ay Somaliland xoriyadeeda dib ugala soo laabatay dalka Somaliya 1991kii.daawo  sawirada

Guddida qaban qaabada xuska 18ka May,. ayaa ka hadlay sida maalinta bari ah Somaliland looga xusi doono maalinta ay Somaliland xoriyadeeda dib ugala soo laabatay dalka Somaliya 1991kii. Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade ayaa fariin u diray shacabka Somaliland, waxaanu ugu baaqay inay si balaadhan u muujiyaan shucuurtooda waddaninimo.  

Dalka Masar Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Maxkamad Ku Taala Masar Ay Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamad Mursi.

Dalka Masar Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan  In Maxkamad Ku Taala Masar Ay Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamad Mursi.

Warar Hada  Ka Imanaya Dalka Masar Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan  In Maxkamad Ku Taala Masar Ay Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Madaxwaynihii Hore Ee Masar Maxamad Mursi. Waxaa Xukunkaas Loogu Fuliyay Kaalintii Uu Ku Lahaa Xabsi La Jabiyay Oo Ay Maxaabiisi Ka Baxsadeen. Morsi Ayaa Hore Maxkamada Loo Soo Hortaagay Iyadoo Lagu Eedeeyey Danbiyo Ay […]

Xaflad Balaadhan oo lagu Weynaynayo Habeenkii Nabigeena Muxamed (NNKH)La Dheelmiyey ee LAYLATUL ALL-ISRAA-WALLMICIRAAJ ayaa maanta lagu qabtey Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo lagu weynaynayo Xuska Qiimaha leh ee LAYLATUL ALL-ISRAA-WALLMICIRAAJ ayaa soo Taxnayd ilaa xaley iyadoo Xaflado kala duwan lagu qabtey Masaajidada waaweyn ee Caasimada Hargeysa. Qaban-Qaabinta Munaasibadahan ayaa waxaa Qayb weyn ku […]

Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Awdal maanta

Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan  Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Awdal maanta

Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Awdal. Madaxda heer gobol iyo Dadweyne tiro badan ayaa Madaxweyne xigeenka kaga hor yimid degmada Dila islamarkaana u galbiyay dhinaca Boorama. Madaxweyne xigeenka waxaa socdaalkiisa Boorama ku wehelinaya Xubno golaha wasiirada ka tirsan, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, kuwaasi oo halkaasi ku […]

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Ka Hadlay Aragtida Xisbigiisu ku qaabili doono Gogosha Xukuumaddu u fidisay Labada Xisbi-qaran,

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Ka Hadlay Aragtida Xisbigiisu ku qaabili doono Gogosha Xukuumaddu u fidisay Labada Xisbi-qaran, taas oo salka ku Haysa Suulinta Khilaafka ka miir-dillaacay Muddo-kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey. Guddoomiye Cirro oo u warramay Hadhwanaagnews, ayaa sheegay in Wada-hadalkaasi suurtogeli karo haddii laga Wada-hadlayo Go’aankii dhawaan […]

Wasiir Cukuse Oo Laga Horistaagay Iscasilaad Uu Dalbaday, Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalayna Iskaga Baxay

Wasiir Cukuse Oo Laga Horistaagay Iscasilaad Uu Dalbaday, Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalayna Iskaga Baxay

Sida qaarkamid ah Asxaabta Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse), warbaahinta qaar u sheegeen, waxa oodaha Jabsaday Khilaaf u dhexeeya Wasiirkaas iyo Kooxda Naakhuudayaasha ka ah Doonida sii degaysa ee Xukuumadda Madaxweyne Saaran. Warkani waxa uu sheegayaa in Wasiir Cukuse shalay Madaxtooyada ku wargeliyey inaanu diyaar u ahayn kasii mid ahaanshiyaha Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana […]

Magaalada xeebta ah ee Berbera ayaa waxaa ku yaalla dekedo yaryar oo ay inta badan adeegsadaan doonyo ay leeyihiin kaluumaysatada deegaanka ee kalluunka ka soo jilaabta biyaha badda.

Magaalada xeebta ah ee Berbera ayaa waxaa ku yaalla dekedo yaryar oo ay inta badan adeegsadaan doonyo ay leeyihiin kaluumaysatada deegaanka ee kalluunka ka soo jilaabta biyaha badda.

Magaalada xeebta ah ee Berbera ayaa waxaa ku yaalla dekedo yaryar oo ay inta badan adeegsadaan doonyo ay leeyihiin kaluumaysatada deegaanka ee kalluunka ka soo jilaabta biyaha badda. Kaluumaysatada deegaanka ayaa markan waxaa ku soo biiray kaluumaysato u dhalatay dalka Yemen oo ka soo carartay colaadda halkaasi ka taagan. Wariye Axmed Siciid Cige, oo ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com