Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 788)

Golaha Baarlamanka Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Hormadii Labaad Ee Wasiirrada Cusub Ee Somaliland

Golaha Baarlamanka  Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Hormadii Labaad Ee Wasiirrada Cusub Ee Somaliland

(maantasomaliland):-Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa meel mariyey ansixinta wasiirada wasaaradaha deegaanka, biyaha, kalluumaysiga, wasiirul-dawlayasha wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo nabadaynta gobolada bari halka sidoo kalena ay ansixiyeen wasiir ku xigeenada wasaaraddaha, warfaafinta, Beeraha,, shaqada iyo arimaha bulshada, Mudanayaasha golaha soo xaadiray maanta oo […]

Xubno ka mid ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u soo jeediyay xukuumadda Somaliland gaar ahaan wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, Wasiiru-dawlaha wasaaradda maaliyada Mudanen Osman Cabdillaahi Caddaani

(maantasomaliland):- Xubno ka mid ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u soo jeediyay xukuumadda Somaliland gaar ahaan wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, Wasiiru-dawlaha wasaaradda maaliyada Mudanen Osman Cabdillaahi Caddaani iyo badhasaabka gobolka Togdheer Axmed Xaaji Cabdillaaih, iyaga oo ku amaanay sida fiican ee ay uga […]

Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda Hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib.

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda Hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib. Diyaaradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargaysa ayaa wasiirku waxa […]

Yaaba u baahan Bale? Isco oo laba ka dhaliyay Athletic Bilbao

Yaaba u baahan Bale? Isco oo laba ka dhaliyay Athletic Bilbao

(maantasomaliland):-Kooxda Real Madrid ayaa sii xoojisay rikooeka u yaala garoonkeeda kadib markii eey 3 vs 1 kooxda Athletic Bilbao  ciyaartii ka dhacaday garoonkaEstadio Santiago   Ciyaartaan waxaa ka soo qeeb galeen ku dhaawaad 72231‎  oo tageerayaal  waxaana garsoore ka ahaa Clos Gómez‎ Kooxda Real Madrid waxay goolasha ka kala heshay Isco oo dhaliyay daqiiqadii 28 […]

Chelsea macalinkeeda Mourinho oo wali raadinaayo weeraryahan

Chelsea macalinkeeda Mourinho oo wali raadinaayo weeraryahan

(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa wali raadinaayo weeraryahan kaloo dheeri ah xili dhawaan uu la soo wareegay Samuel Eto’o.   The Mail on Sunday ayaa ku warameysa  Eto’o oo ka yamind  Anzi todobadkii usan noqon doonin lacibkii ugu danbeeyay ee sanadkaan kooxda ka soo iibsatay suuqa kala iibsiga   Warar ayaa intaas waxay ku darayaan […]

Shanta kooxood ee lacagtii ugu badnaa sanadkaan galiyay suuqa kala iibsiga

Shanta kooxood ee lacagtii ugu badnaa sanadkaan galiyay suuqa kala iibsiga

(maantasomaliland):-  5) Napoli – £75m ayeey suuqa galisay madaxweyne Aurelio de Laurentiis ayaa keensaday  macalin  Rafael Benitez waxaana uu keensaday ciyaaryaahano eey ka mid yahiin Gonzalo Higuain uu ka keenay Real Madrid,isagoona ka dul qaaday Arsenal . 4) PSG – £97.6m ayeey suuqa galisay waxay la soo wareegatay  magacyo waa weyn waxaana ka mid ah  […]

Ciyaaryahanka Bale ma noqon doono ciyaariyahanka ugu qaalisan aduunka

Ciyaaryahanka Bale ma noqon doono ciyaariyahanka ugu qaalisan aduunka

(maantasomaliland):-Jariirada Daily Mail ayaa ogaatay in xidiga garabka ee xulka Weles, Gareth Bale in uusan noqon doonin ciyaariyahanka ugu qaalisan aduunka. Xidiga Tottenham ayaa lagu wadaa in si rasmi ah looga iibiyo kooxda Real Madrid ,laakiin waxaa la,aamisan yahay in uusan noqon doonin laacibkan ugu qaalisan aduunka. Waxaa soo baxay warar sheegaya in Gareth Bale […]

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho: Waa dhamaaday xiisihii Chelsea ee Wayne Rooney

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho: Waa dhamaaday xiisihii Chelsea ee Wayne Rooney

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Chelsea ,Jose Mourinho ayaa sheegay in uu dhamaaday hamigii kooxdiisu ay ka laheyd saxiixa weeraryahanka kooxda Manchester United, Wayne Rooney. Tababare Mourinho ayaa qirtay in Chelsea ay cadaadis saartay Wayne Rooney ,laakiin waxaa uu qiray in uu dhamaaday xiisihii kooxdiisu uqabtay xidiga Ingriiska . “Waa dhamaatay, waxaan heysanaa koox wanaagsan ,dhinac walba , […]

Britain Oo Sheegtay Inay Weerar Qaadi Karto Iyadoon Fasax Ka Qaadan QM

Britain Oo Sheegtay Inay Weerar Qaadi Karto Iyadoon Fasax Ka Qaadan QM

(maantasomaliland):-Dawlada Britain ayaa shalay daabacday sharci ay sheegtay inuu u ogolaanaya talaabo Milatari oo ay ka qaado dalka Syira, xataa hadii Golaha Amaanka ee Jamciyada Quruumaha ka dhaxaysaa uu diido talaabadaasi. Dawlada Britain waxa ay sheegtay in Cadaymo mukhaabaraadkeedu soo ururiyey ay muujinayaan weerarkii hubka Kimikaliska loo adeegsaday inuu Syria ka dhacay dabayaaqadii todobaadkan, waxaanay […]

Maayer Sheegay In Aanu Haysan Hal Askari Oo Boolis Ah, Kana Warramay Khatarta Deegaan Uu Kormeer Ku Soo Maray Isagoo Wata Gaadhi Kiro Ah

Maayer Sheegay In Aanu Haysan Hal Askari Oo Boolis Ah, Kana Warramay Khatarta Deegaan Uu Kormeer Ku Soo Maray Isagoo Wata Gaadhi Kiro Ah

(maantasomaliland):-Waxa kale oo aannu tagnay Ceelashii Shidaalka oo ay markii hore Puntland gacanta ku haysay, laakiin immika aannu kormeer ku soo samaynay  oo aannu ka soo wareejinnay….” “Deegaanada qaar ayaa markaanu galnay hoos loola hadlay Kooxda……. oo la yidhi halla xidho Weftiga Somaliland, Nimankii sidaa noola dhaqmayna…….” Maayerka Degmada Xuddun Faarax Cali Ibraahin Maayerka Degmadda […]

Kal Fadhigii Golaha Baarlamanka Somaliland Mo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Tiro Wasiiro Ah

Kal Fadhigii Golaha Baarlamanka Somaliland Mo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Tiro Wasiiro Ah

(maantasomaliland):-Kal Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu Shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay ansixinta Wasiirrada wasaaradaha Arrimaha Dibada, Warfaafinta,Xidhiidhka Golayaasha, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Dib u dejinta,Wasiir ku xigeenada Ganacsiga,Qorshaynta, Gaashaandhiga iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada. Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen 51 Mudane waxay cod […]

Somaliland: Wasiir Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Xariirad

Somaliland: Wasiir Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Xariirad

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Dib-u- Dejinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee deegaanka Xariirad in ay arrintooda si nabad geliyo ah ku dhamaystaan. . Isaga oo tilmaamay in xalinta xiisadda labadaasi beelood ay hada gacanta ku hayaan xubnihii guurtidda ahaa ee loo xil-saaray. Waxa kale oo uu Wasiirku sheegay in sida […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com