Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 800)

Ciyaaryahanka Rooney oo laga iibin doono koox dibbada ah

Ciyaaryahanka Rooney oo laga iibin doono koox dibbada ah

(maantasomaliland):-Wayne Rooney ayaa loo sheegay in uu ka tagi karo kooxda United laakiin waxaa loo sheegay in uu ku tagi karto hadii uu helo koox ka dhisan bananka Ingriiska . The Mirror ayaa daabacday in Man United ay fisixi doonto Rooney hadii uu helaayo koox ka baxsan UK oo iibsan karta . Laacibkaan ayaa lala […]

Maxaad Kataqaan10-ka xidig ee ugu qaadista badan kabaha dahabka Serie A-da

Maxaad Kataqaan10-ka xidig ee ugu qaadista badan kabaha dahabka Serie A-da

(maantasomaliland):-Madaama horyaalka Talyaaniga si rasmi ah daaha looga qaaday sidoo kalena ay xili cayaareedkan ku hardami doonaan gool dhalinta Serie A-da weeraryahano caan ah sida Mario Balotelli, Carlos Tevez, Mario Gomez, Gonzalo Higuain iyo kuwo kale waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 10-cayaaryahan oo sumcad balaaran ku leh horyaalkan madaama ay yihiin raga ugu qaadiska badan […]

Kororso aqoontaada Sports

Kororso aqoontaada Sports

(maantasomaliland):-Waa maqaal kooban oo aan ugu tala galnay inaan kusoo qaadano ama aan akhristayaasheena la wadaagno dhacdooyinka Sports ee laga soo gudbay ama haatan taagan sidaa darteed waxaan idiin soo gudbin doonaa macluumaad walbo oo aad u baahan tihiin: Ma ogtahay in kooxaha Liverpool iyo Tottenham ay yihiin labada naadi ee ka dhisan dalka England […]

Wefti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Mayorka Magaalada Balligubadle Md Cabdi Iimaan Jaamac (Gurey) Ayaa Maanta Bilaabay Hawlgal Balaadhan Oo Dib Loogu Deegaamaynayo Tuulooyin Iyo Deegaamo Ay Waxyeeleeyeen Daadadkii Ka Dhashay Roobabkii U Dambeeyey.

(maantasomaliland):-Wefti balaadhan oo uu horkacayo Mayorka magaalada Balligubadle Md Cabdi Iimaan Jaamac (Gurey) ayaa  maanta bilaabay hawlgal balaadhan oo dib loogu deegaamaynayo tuulooyin iyo deegaamo ay waxyeeleeyeen daadadkii ka dhashay roobabkii u dambeeyey. Mayor-ka iyo hawlwadeenada la socda ayaa gaadhay tuulooyinka ay ka mid yahiin Xaabaale, Darfacle, habaas-weyn oo mudadii sadexda sanadood ahayd ee u […]

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inaanu cisbitaalka Burco u xidhmi doonin Ha’yadii MSF ee ka baxday dalka, waxaanu tilmaamay in Somaliland oo isku tashanaysaa ay buuxin doonto kaalintii ay ugu jirtay.

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inaanu cisbitaalka Burco u xidhmi doonin Ha’yadii MSF ee ka baxday dalka, waxaanu tilmaamay in Somaliland oo isku tashanaysaa ay buuxin doonto kaalintii ay ugu jirtay. “Waanu u baahan nahay caawimadda iyo gacan-qabashadda Hay’adaha Waanan uga mahad-celinaynaa wixii ay qabatay MSF Wakhtigii ay nala […]

Ciidamada Talyaaniga ayaa ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 200 oo tahriibayaal ah, kuwaas oo ay ku jireen kuwo reer Somaliland ahi.

Ciidamada Talyaaniga ayaa ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 200 oo tahriibayaal ah, kuwaas oo ay ku jireen kuwo reer Somaliland ahi.

(maantasomaliland):-Ciidamada Talyaaniga ayaa ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 200 oo tahriibayaal ah, kuwaas oo ay ku jireen kuwo reer Somaliland ahi.Tahriibayaashan oo ka tagay xeebaha wadanka Liibiya, ayaa 116 ka mid ahi waxay badankoodu ahaayeen Somali, waxaana ku jira kuwo reer Somaliland ah oo laba habeen ka hor ka baxay wadanka Liibiya. 116-ka tahriibe ee ay […]

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) Ayaa Kulan Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiskiisa Waxa Uu Kaga Hadlay Khasaaraha Ka Dhasha Shilalka Waddooyinka Iyo Saamaynta Ay Arrintaasi Ku Keento Wasaaradda Caafimaadka.

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa kulan uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka waddooyinka iyo saamaynta ay arrintaasi ku keento wasaaradda caafimaadka. Kulanlkan oo ay goob-joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Wasiir Ku-xigeenka wasaraddaasi Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maxamuud […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Todoba Qodob Oo Lagaga Hawlgelayo Hoos U Dhiga Marxaladda Uu Dalka Ka Marayo Cudurka HIV-AIDS.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Todoba Qodob Oo Lagaga Hawlgelayo Hoos U Dhiga Marxaladda Uu Dalka Ka Marayo Cudurka HIV-AIDS.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ku dhawaaqay Todoba qodob oo lagaga hawlgelayo hoos u dhiga marxaladda uu dalka ka marayo cudurka HIV-AIDS. Madaxweynaha oo ay kormeerkiisa ku wehelinayeen Wasiirrada wasaaradaha caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo toosiye) iyo Warfaafinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukusse) ayaa socdaalkiisu ku wajahnaa xog ogaal u […]

Dahabshiil Oo ka Hirgelisay Somaliland Xarun Fulinaysa Sarrifka Lacagaha oo Jumlad ah

Dahabshiil Oo ka Hirgelisay Somaliland Xarun Fulinaysa Sarrifka Lacagaha oo Jumlad ah

(maantasomaliland):-Qaybta sarrifka ee shirkadda Dahabshiil Group, ayaa markii ugu horreysay ka hirgelisay dalka Jamhuuriydda Somaliland xarun fulinaysa adeeg cusub sarrifka lacagaha ah, gaar ahaan kuwa qalaad ee si wayn dunida looga isticmaalo. Xaruntan oo qaybteeda kowaad laga furay badhtamaha suuqa sarrifka caasimadda Hargeysa, dhinaca galbeed ee huteelka Oriental-ka, waxay dadweynuhu ka heli karaan sarrifka noocyada […]

10-ka ciyaaryahan maamlahan ugu hadal heynta badan qaarada yurub

10-ka ciyaaryahan maamlahan ugu hadal heynta badan qaarada yurub

(maantasomaliland):-Madaama haatan suuqa cayaartooyda Yurub lagu kala iibsado uu soo gaaray xili xasaasi ah koox walbana ay dooneyso inay soo iibsato xidigo tayo wanaagsan waxaa jiraan laacibiin maalin walbo saxaafada caalamka si joogto ah u hadal heyso halka uu mustaqbalkooda cayaareed noqon doono todobaadyada nagu soo fool leh sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig […]

Tababaraha Kooxda Chelsea Jose Mourinho oo aaminsan in David Moyes uu sii amba qaadi doono guulihii uu Sir Alex ka tagay

Tababaraha Kooxda Chelsea Jose  Mourinho oo aaminsan in David Moyes uu sii amba qaadi doono guulihii uu Sir Alex ka tagay

(maantasomaliland):-Macalin Jose Mourinho ayaa ku dhiiri galiyay dhigiisa David Moyes inuu Man United guulo u horseedo mustaqbalka dhow iyo midka dheerba, ka hor kulanka berito dhex mari doono kooxaha Man United iyo Chelsea waxaa saxaafada la hadlay macalin Jose Mourinho oo aan inta badan looga baranin inuu amaano shaqsiyaadka ay iska horjeedaan ayaa markan siyaasadiisa […]

Michael Laudrup : Bale weli ma uusan gaarin heerka C. Ronaldo oo kale

Michael Laudrup : Bale weli ma uusan gaarin heerka C. Ronaldo oo kale

(maantasomaliland):- Inkastoo Grathe Bale uu jebin rabo iskoorka Crisrtiano Ronaldo sidoo kale uu noqon doono cayaaryahanka aduunka ugu qaalisan hadana tababaraha naadiga Swansea City hogaamiyo sidoo kalena horey ugu soo cayaaray naadiga Real Madrid Michael Laudrup ayaa aaminsan in Grathe Bale uusan weli kubada cagta ka gaarin heerka Cristiano Ronaldo oo kale wuxuuna yiri “waa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com