Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 11)

Daafaca Agger Oo Diyaar U Ah Kulanka Liverpool Iyo Sunderland

Daafaca Agger Oo Diyaar U Ah Kulanka Liverpool Iyo Sunderland

(maantasomaliland):-Daafaca dambe ee kooxda Liverpool Daniel Agger ayaa lagu soo waramayaa inuu ku soo laabtay tababarka kooxdiisa Reds Andrew Powell oo ah saxafi reer Britain ah ayaa sheegay in Agger uu diyaar yahay kulanka maalinta bari ah ay kooxdiisa la ciyaari doonto kooxda macalin la’aanta ah ee Sunderland. Agger ayaa lagu waday inuu ciyaaro kulankii […]

Liverpool Oo Dooneysa Javier Pastore Xili Uu Isna Doonayo Arsenal

Liverpool Oo Dooneysa Javier Pastore Xili Uu Isna Doonayo Arsenal

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain ,r Javier Pastore. Pastore ayaa usaxiixay kooxda Ligue 1 –ka sanadkii 2011, waxaana uu ka caawiyay in ay qaadaan horyaalka 19 sano kadib . Jariirada The Metro, ayaa sheegtay in 24 jirka wadanka Argentina uusan fadhin mustaqbalkiisa magaalada […]

Tababaraha AC Milan Allegri Oo Guul Iclaamiyay

Tababaraha AC Milan Allegri Oo Guul Iclaamiyay

(maantasomaliland):-Tababaraha AC Milan Massimiliano Allegri ayaa iclaamiyay dagaal ugu dambeyn Milan ay ku hantinayso guul marka ay la ciyaarayaan maanta kooxda Sampdoria. Kooxda Diavolo ayaa ku bilaabatay xagaagan si heerkeedu hooseeyo, waxaana ay uruursatay kaliya shan dhibcood shantii kulan ee ugu horreeyay. “Waa inaan si fiican yeelnaa inkastoo kulan adag aynu leennahay maanta, Delio Rossi […]

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Diyaar U Ah In Uu Udagaalamo Booskiisa Chelsea

Ciyaaryahanka Juan Mata Oo Diyaar U Ah In Uu Udagaalamo Booskiisa Chelsea

(maantasomaliland):-Ciyaaryahanka uu mustaqbalkiisa muranka hareeyey ee Chelsea Juan Mata, ayaa maanta ka hadlay mustaqbalkiisa naadiga reer London. Kubad abuuraha reer Spain Mata ayaa sheegay in haatan uu yahay mid ku qanacsan sii joogitaanka garoonka Stamford Bridge, ka gadaal markii uu asbuucan ka mid noqday xidigihii fursada u helay inay ciyaaraan kulankii ay 2-0 uga adkaadeen […]

Ciyaaryahanka Torres : Jose Mourinho eex mayaqaano

Ciyaaryahanka Torres : Jose Mourinho eex mayaqaano

(maantasomaliland):-Fernando Torres ayaan aaminsaneyn in tababaraha Chelsea Jose Mourinho uu janjeero Samuel Eto’o oo uu ka hormarinayo isaga ama Demba Ba. Tan iyo intii uu yimid dhamaadkii bishii August, Eto’o ayaa u muuqday inuu yahay dooqa koowaad ee gooldhaliyaha Chelsea. Laakiin Torres oo ku soo bilowday kulankii ay asbuucan ka badiyeen League Cup kooxda Swindon […]

Manchester United Oo Ku Dhaawaqday Qiimaha Ay Ku rabto Alex Song

Manchester United Oo Ku Dhaawaqday Qiimaha Ay Ku rabto Alex Song

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester United ayaa isku diyaarin doonta marka la gaaro bisha Janaayo in ay soo qaadato laacibka khadka dhexe ee naadiga Barcelona Alex Song. 26-jirkaan horey ugu soo ciyaaray kooxda Arsenal ayaa waxaa caqabad ku noqotay inuu boos joogta ah ka helo garoonka Camp Nou, tan iyo markii uu ku biiray naadiga Barca. Macalinka kooxda […]

Ciyaaryahanka Lucas Leiva oo looga yeeray xulka Braz

Ciyaaryahanka Lucas Leiva oo looga yeeray xulka Braz

(maantasomaliland):-Kubadd bur buriyaha naadiga Liverpool Lucas Leiva ayaa dib looga yeeray gudashada wajibaadka qarankiisa bisha soo socoto. Xulka Brazil ayaa kulan saxiibtinimo la leh wadamada South Korea iyo Zambia. Waxaan markale xulka Brazil ka dhex muuqan doonin laacibiinta Kaka iyo Ronaldinho oo horaana bishii August looga soo tagay. Brazil ayaa waxaa sidoo kale kulamadaas dhaawacyo […]

Naadiga Inter Oo Wadada Guusha Cagta Saartay Kana Adkaatay Fiorentina

Naadiga Inter Oo Wadada Guusha Cagta Saartay Kana Adkaatay Fiorentina

(maantasomaliland):-Kooxda kubadda cagta Intermilano ayaa dhabada guusha cagta saartay ka dib markii caawa ay garoonka Sansiro ku garaacday kooxda Fiorentina oo si wanaagsan sannadkaan isu soo dhistay aadna u adag. Inter ayaa dib udagaalantay markii gool looga hormay ay laba gool ay ku badaleen ciyaaryahanada Esteban Cambiasso iyo Jonathan. Jusepe Rossi oo rigoore lagu galay […]

Wayne Rooney Oo La Soo Diray Fariin Dil Ah

Wayne Rooney Oo La Soo Diray Fariin Dil Ah

(maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda Manchester United,Wayne Rooney ayaa lagu soo waramaya in loo soo diray fariin hanjanaad ah sida ay sheegtay jariirada Manchester Evening News. Wayne Rooney ayaa loo sheegay in laga yaabo in uu waayo naftiisa mida xaaskiiaa Coleen iyo caruurtiisa Kai iyo Klay. Qof loo maleynaayo in uu yahay taageeraha kooxda Manchester City ayaa Twitterka […]

Naadiga Galatasaray Oo Dooneysa Roberto Mancini

Naadiga Galatasaray Oo Dooneysa Roberto Mancini

(maantasomaliland):-Kooxda Galatasaray ayaa lagu soo waramaya in udhaqaaqday in ay soo qaadato tababaraha baaga muudada ah ee Roberto Mancini. Kooxda reer Turki ayaa asbuucan shaqada ka erisay tababare Fatih Terim kadib markii asbuucii hore ay 6-1 kaga adkaatay kooxda Real Madrid ciyaar ka tirsan Champions League. Wararka ka imaanaya ciida Turkiga ayaa sheegaya in kooxda […]

Ciyaaryahanka David Luiz Oo Diiday Fariin Ka Timid Jose Mourinho

Ciyaaryahanka David Luiz Oo Diiday Fariin Ka Timid Jose Mourinho

(maantasomaliland):-Daafaca Chelsea David Luiz ayaa sheegay in uusan wax walaac ah ka qabin mustaqbalkiisa ciyaareed ee kooxda Chelsea waxaana uu diiday in uu hor mariyo heerkiisa kubadeed isagoo sheegay in uu isku kalsoon yahay . Xidiga wadanka Brazil ayaa dib ugu soo laabtay Chelsea kulankii Swindon Town waxaana ay saxaafadu weydiisay sida uu arko Hadalkii […]

Man United ,Chelsea Iyo Arsenal Oo Ku Jira Dagaalka Pirlo

Man United ,Chelsea Iyo Arsenal Oo Ku Jira Dagaalka Pirlo

(maantasomaliland):-Jariirada Daily Star ayaa sheegtayy in kooxaha Ingriiska ay bilaabeen olole ku aadan saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Juventus iyo xulka Italy Andre Pirlo. Andre Pirlo ayaa lagu soo waramaya in uu ka aamusay in uu heshiis cusub usaxiixo kooxda The Old lady ,waxaana uu door bidaya in uu dibbado ka ciyaaro. Manchester United […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com