Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 777)

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ayaa Sabtidii Todobaadkan Shaaciyay Dhismaha Dayactir Balaadhan Oo Xukuumaddu Ku Samaynayso Jidka Isku Xidha Hargeysa Iyo Berbera Oo Khasaare Badan Oo Shilalka Gaadiidka Ahi Ka dhacaan Mar-Walba Dayaca Ka Jiray Darteed.

(maantasomaliland):-Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu shaaciyay bilowga dhismaha jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera waxaanu yidhi “ 07/09/2013 Waa Maalin qiimo weyn u leh dhammaan qarankeena Somaliland, waa Maalin taarikhiideena kaga suntanaan doontaa baal dahab ah, waa maalin aan bilownay dhismaha, dayactirka iyo hagaajinta Waddada isku xidha Hargeysa iyo Berbara oo runtii dayac badan ku jiray, […]

Madaxweynaha Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee W/Boosaha Iyo Maktabadda Qaranka

Madaxweynaha Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee W/Boosaha Iyo Maktabadda Qaranka

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax-dhigay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsinta Jamhuuriyada Somaliland iyo Maktabada Qaranka “National Library” taas oo Madaxweynuhu ugu deeqay dhulka loo qorsheeyay in laga Hirgaliyo. Madaxweynaha oo ay Weheliyaan Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada, Xildhibaano iyo Madax kale waxaa Madaxweynaha Warbixin ka siiyay Wasaarada boosaha iyo […]

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Md. Cali Jaamac Buureed Ayaa Soo Bandhigtay Mashruuc Ku Wajahan Horumarinta Khayraadka Badda

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Md. Cali Jaamac Buureed Ayaa Soo Bandhigtay Mashruuc Ku Wajahan Horumarinta Khayraadka Badda

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Md. Cali Jaamac Buureed, oo uu weheliyo Wasiirka Qorshaynta Md. Sacad Cali Shire ayaa maanta ka qayb galay Xaflad lagu soo bandhigayey Mashruuc xagga kaluumaysiga ah oo ay Wasaaradda Kaluumaysigu La waday Hay’adda Sofreko oo uu Baanka adduunku u igmaday inay la shaqayso Wasaaradda khayraadka Baddaha iyo kaluumaysiga, taasi oo lagu qabtay […]

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Limaan, Ayaa Maanta Tababar U Furay 70 Sarkaal Ka tirsan Ciidanka Booliska, Kuwaasi Oo Qaadan Doona Shuruucda La Xidhiidha Baadhista Dambiyadda.

(maantasomaliland):-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta tababar u furay 70 sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska, kuwaasi oo qaadan doona shuruucda la xidhiidha baadhista dambiyadda. Taliyaha Ciidammadda Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo halkaa ka hadlay ayaa tilmaamay inay tababarkan ku qaadan doonaan xeerarka kala gadisan ee baadhista dembiyada. Tababarkan […]

Naadiga Manchester City Oo Bisha January U Dhaqaaqeysa Daafaca FC Porto Eliaquim Mangala

Naadiga Manchester City Oo Bisha January U Dhaqaaqeysa Daafaca FC Porto Eliaquim Mangala

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester City ayaa diyaarinaysa 30-milyan oo bound oo ay ku soo qaadanayso daafaca FC Porto ee Eliaquim Mangala bisha January marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa wali eeganaya inuu difaaciisa koowaad oo uu la soo wareegayo ka dhigtay xiddigan Mangala. “Mangala waa bartimaameedkeenna” ayuu yiri […]

Kooxda Juventus Oo Ka Fakareysa Inay Qandaraaska U Kor Dhiso Andrea Pirlo

Kooxda Juventus Oo Ka Fakareysa Inay Qandaraaska U Kor Dhiso Andrea Pirlo

(maantasomaliland):-Juventus ayaa ka fakareysa inay qandaraaska u kordhiso wadnahooda Andrea Pirlo, kaas oo dhawaan qandaraaska uu kula joogo kooxda Juve uu sii dhamaanayo. Andrea Pirlo ayaa sanadkii 2011-kii ku soo biiray kooxda Juve, kadib markii uu ka soo dhaqaaqay kooxda kubada cagta ee Ac Milan Juventus ayaa sheegtay inay dooneyso in Andrea Pirlo ay u […]

Maraakiibtii Ugu Danbaysay Ee Ruushku U Diro Suuriya Oo Ka Gudbaya Gacanka Basfor Ee Magaalada Istanbul(Daawo)

(maantasomaliland):-Tan iyo intii dawlada Maraykanku sheegtay in ay duulaan ku qaadayso dalka Suuriya, iyada oo sida Madaxweyne Obama Sheegay u ciqaabaysa, hub kimikal ah oo Dimishiq u adeegsatay dad Rayid ah, waxa dhinaca kale Xukuumada Ruushku dalkaas iyo xeebihiisa ku sii daabulaysaa ciidamo iyo awood milatari oo aan tan iyo intii burburkii midowgii soofiyeeti ka […]

Beledweyn Oo Laga Maqlay Qarax Xoogan Oo Khasaara Geestay Iyo Warbixino Kala Duwan Oo Kasoo Baxaayo.

Beledweyn Oo Laga Maqlay Qarax Xoogan Oo Khasaara Geestay Iyo Warbixino Kala Duwan Oo Kasoo Baxaayo.

(maantasomaliland):-Wararka naga soo gaarayo Magaalada B/weyen ayaa waxa ay sheegayaan in maqaayad lagu cuneynayay raashiin lagu qaaday weerar banbaano iyada oo ay ka dhasheendhimasho iyo dhaawac. Inta laOgyahay weerarkaasi ayaa waxaa ku waxyeeloobay Shan ruux oo ku dhaawacantay weerarkaasi halka uu ruux kalana uu ku dhintay. Cali Dhuux Cabdi Mahadalle oo ah taliyaha Police-ka B/weyne […]

Ciyaaryahanka Robbie Keane Oo Loo doortay Ciyaaryahanka Bisha Ee horyaalka MLS

Ciyaaryahanka Robbie Keane Oo Loo doortay Ciyaaryahanka Bisha Ee horyaalka MLS

(maantasomaliland):-Kabtanka kooxda LA Galaxy Robbie Keane ayaa loo caleema saaray ciyaaryahanka bisha ugu wanaagsan horyaalka MLS(Player of the Month) Robbie Keane ayaa dhaliyey shan gool, isagoona sidoo kale lugtiisa y ka baxday afar gool oo kale, bishii aynu soo dhaafnay Weeraryahankii hore ee kooxda Tottenham Robbie Keane ayaa sidoo kale sadexley la dhliyey xilli kooxdiisa […]

Kooxda Kubada Cagta Ee Barcelona Oo Sheegtay Inay Markaan Heli Karaan Agger

Kooxda Kubada Cagta Ee Barcelona Oo Sheegtay Inay Markaan Heli Karaan Agger

(maantasomaliland):-Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa sheegtay qaabka lagu heli karo kubad joojiyaha kooxda Liverpool Daniel Agger Barca ayaa tilmaamtay in Liverpool ay dhawaan la soo saxiixdeen labo daafac oo kala ah Mamadou Sakho iyo Tiago Ilori, iyadoona mas’uuliyiinta kooxda Catalanica ay niyada ku dhisteen in Liverpool ay haatan ka iibin doonto kooxda Barca ciyaaryahan […]

Aabaha Dhalay Mesut Ozil Oo Niyada U Dhisay Arsenal, Kadib Ku Biiritaankiisii Mesut Ozil

Aabaha Dhalay Mesut Ozil  Oo Niyada U Dhisay Arsenal, Kadib Ku Biiritaankiisii Mesut Ozil

(maantasomaliland):-Aabaha dhalay wiilka cusub ee kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa ka hadlay bandhiga wanaagsan uu sanadkaan uu soo bandhigi doono wiilkiisa Ozil Mustafa Ozil oo ah aabaha dhalay Mesut Ozil ayaa ka shan qariyey in Ozil uu guulo la taaban karo uu u horseedi doono kooxda abaarta koob la’aan ay heyso ee Arsenal Ozil ayaa […]

Xulka Qaranka Brazil Oo Lix Gool Ku Xaaqday Australia Iyo Alexandre Pato Oo Soo Rogaal Celiyay Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax

Xulka Qaranka Brazil Oo Lix Gool Ku Xaaqday Australia Iyo Alexandre Pato Oo Soo Rogaal Celiyay Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax

(maantasomaliland):-Xulka Brazil ayaa waxey  6-0  ku dhufteen xalay xulka  Australia ciyaar saaxiibtimo oo ka dhacaday   the Estadio Nacional Mane Garrincha, oo ku yaala  Brasilia. Laacibkii hore ee kooxah  Manchester City iyo  Everton Jo oo hada u ciyaara Atletico Mineiro  ayaa dhaliyay laba ka mid ah goolashii xalay, waxaana raacsadeen kuwa kala  Neymar, Ramires, Alexandre Pato […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com