Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 810)

Kooxda Arsenal Oo Guuldarro Ku Bilaabatay Premier League, Aston Villa Ayaana Ku Garaacday Emirates Stadium.

Kooxda Arsenal Oo Guuldarro Ku Bilaabatay Premier League, Aston Villa Ayaana Ku Garaacday Emirates Stadium.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa guuldarro ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay Aston Villa oo marti ku aheyd Emirates Stadium, inkastoo ay ciyaarta ku dhameysteen 10 ciyaaryahan islamarkaana labo rigoore laga dhigay intii ay ciyaarta socotay. Lix daqiiqo inay socota kaliya ayay ku qaadatay Arsenal inay hogaanka […]

Liverpool ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda cusub ee Premier League ka dib markii ay 1-0 ku dubteen kooxda Stoke City oo marti ku aheyd Anfield, iyadoo Sturridge uu dhaliyay goolkii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka Premier League, halka goolhaye Simon Mignolet uu rigoore ka badbaadiyay dhamaadkii ciyaarta kooxda Stoke.

maantasomaliland):Liverpool ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda cusub ee Premier League ka dib markii ay 1-0 ku dubteen kooxda Stoke City oo marti ku aheyd Anfield, iyadoo Sturridge uu dhaliyay goolkii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka Premier League, halka goolhaye Simon Mignolet uu rigoore ka badbaadiyay dhamaadkii ciyaarta kooxda Stoke. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta […]

Tababare Carlo Ancelotti: Real Madrid Waxa Ay Ku Hamiyaysaa Xilli Ciyaareedkan Koobka Champions League.

Tababare Carlo Ancelotti: Real Madrid Waxa Ay Ku Hamiyaysaa Xilli Ciyaareedkan Koobka Champions League.

maantasomaliland):-Tababare Carlo Ancelotti ayaa qirtay in koobka Champions League inuu yahay hamiga ugu weyn ee Real Madrid xilli ciyaareedkan, iyagoo raadinaya koobkoodii 10aad ee Koobka Kooxaha Horyaalada Yurub. Markii ugu danbeysay ee Los Blancos ay ku guuleysato Champions League waxa ay aheyd xilli ciyaareedkii 2001-02 markaasoo ay 2-1 finalkii ku garaaceen kooxda Bayer Leverkusen, waxaana […]

Weeraryahanka Franck Ribery: Messi Iyo Ronaldo Kuma Aysan Guuleysan Seddex Koob Sideyda Oo Kale

Weeraryahanka Franck Ribery: Messi Iyo Ronaldo Kuma Aysan Guuleysan Seddex Koob Sideyda Oo Kale

maantasomaliland):-Franck Ribery ayaa sheegay inuu ugu cadcad yahay inuu ku guuleysto abaalmarinta xiddiga sannadka qaarada Yurub, inkastoo ay la sharaxan yihiin Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Xiddiga garabka uga ciyaara Bayern Munich ayaa u sheegay jariirada Jarmalka ee Bild, in inkastoo ay labada xiddig ee la sharaxan ay goolal badan dhaliyeen xilli ciyaareedkii hore, in […]

Ciyaaryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi Oo Taam U Noqday Inuu Wajaho Levante.

Ciyaaryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi Oo Taam U Noqday Inuu Wajaho Levante.

maantasomaliland):-Lionel Messi ayaa loo ogolaaday inuu ciyaari karo kulanka ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee Barcelona ee ay ciyaarayaan axada. Xiddiga reer Argentina ayaa ka soo kabsaday dhaawac muruqa bidix ah oo soo gaaray isbuucii hore, waxaana uu diyaar u noqon doonaa kulanka ay Camp Nou ku soo dhaweynayaan Levante. 26 jirkaan ayaa seegay dhowr […]

Tababaraha Kooxda Liverpool Brendan Rodgers: Arinta Luis Suarez Waa La Xaliyay.

Tababaraha Kooxda Liverpool Brendan Rodgers: Arinta Luis Suarez Waa La Xaliyay.

maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday inuu ku qancay sida loo xaliyay xaalada Luis Suarez. Xiddiga reer Uruguay ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda shalayto ka dib markii isbuuc ka hor uu Rodgers ku qasbay inuu kaligiis tababar qaato, madaama uu si cad u dalbaday in la iibiyo. Suarez ayaa sheegtay in […]

Wariye Axmed Shariif Xuseen Oo Lagu Dilay Muqdisho Maanta

Wariye Axmed Shariif Xuseen Oo Lagu Dilay Muqdisho Maanta

maantasomaliland):- warbaahinta dalaka somaaliya ayaa sheegaya in kooxo hubeeysan oos sita bistoolado ayaa degmada Shibis ee gobolka Banaadir ku dilay Axmed Shariif Xuseen oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliyeed gaar ahaan qeyba war-baahinta isaga oo ahaa Eng-ka guud ee farsamada idaacada Radio Muqdisho iyo talevishanka qaranka ee soomaaliya. Dilka ayaa loo geestay Axmed […]

Madaxweynaha jamhuuryada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib xadhiga uga jaray Garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo Dib u Casriyayn Iyo Balaadhin Lagu Sameeyey.+ Daawo Sawiro

HARGEYSA (maantasomaliland):-Madaxweynaha jamhuuryada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib xadhig uga jaray Garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Madaarka caasimadda ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland oo […]

(War Deg Deg Ah)Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Mo Farah ayaa mar kale daqiiqado ka hor ku guuleystay orodka 5,000m tartanka Horyaalka Adduunka oo ka socda Magaalada Mossco ee dalka Ruushka.

(War Deg Deg Ah)Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Mo Farah ayaa mar kale daqiiqado ka hor ku guuleystay orodka 5,000m tartanka Horyaalka Adduunka oo ka socda Magaalada Mossco ee dalka Ruushka.

maantasomaliland):-Wiilka Soomaalilanderka ah ee u orda dalka Ingiriiska Mohamed Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 5ta kun mitir ee adduunka, waana biladii labaad ee dahab ah ee uu ka qaato tartanka ciyaaraha fudud ee adduunka oo ka socda Moscow Russia. Mo Farah ayaana barbareeyay rikoorkii Kenenisa Bekele ee ah ninka kaliya ee kuwada guuleystay biladaha […]

Cadaalad Darada Iyo Cabashooyinka Maxkamada Degmada Hargaysa Iyo Maxkamada Sare Oo Ceebo Dul Hoganayaan Qaybtii Afraad; Cabdi Maxamed (Mataan)

cadaalad darada iyo cabashooyinka maxkamada degmada hargaysa iyo maxkamada sare oo ceebo dul hoganayaan qaybtii afraad; cabdi maxamed (mataan) oo ku haajiray cadaalad daradii ka qabsatay garsoorka oo ku sugan magaalada khartuum . waxaan layaabay markii gudoomiyaha maxkamada sare iska indhotiray heshiis laba dhinac ahaa oo u dhaxeeyay aniga iyo gabadhayda oo markii horaba been […]

Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay ciidamo xoogan dul-dhigtey degmada Agabar ee Gobolka Gabiley oo maalmaha soo socda uu ka furmayo shirweynaha beelaha Sacad Muuse yeelanaya Xilkii Ka Sikadis Ah Uga Qaaday Gudoomiyihii Tuula Agabar

Hargeysa(maantasomaliland):-Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay ciidamo xoogan dul-dhigtey degmada Agabar ee Gobolka Gabileyoo maalmaha soo socda uu ka furmayo shirweynaha beelaha Sacad Muuse yeelanayaan. Qaar ka mida dadweynaha ku dhaqan Magaalada Agabar iyo xubnaha guddida qabanqaabinaya shirka beelaha Sacad Muuse ee HOODAALE ayaa xalay u xaqiijiyey warbaahinta qaarkeed inay xukuumadu dul-dhigtey ciidamo xoogan oo […]

Ciyaar Aad Uxiisa Badneyd Oo Maanta Dhexmartay Xulka Boorama & Xulka Mag. Dikhil Ee Dalka Djibouti

Ciyaar Aad Uxiisa Badneyd Oo Maanta Dhexmartay Xulka Boorama & Xulka Mag. Dikhil Ee Dalka Djibouti

BOORAME (maantasomaliland):–Ciyaartan galabta ku dhex martay garoonka kubada Cagta ee Magaalaa boorama, ciyaaryahanada xulka kubada cagta ee magaalada boorama, iyo xulka dhigooda ah ee magaalada Dikhil ee dalka jibouti waxa ay ahayd mid xiisaheeda wadatay, kana mid ah ciyaaraha saaxiibtinimo ee waqtigan xagaaga ah ka dhaca magaalada Boorama. Ka horbilawgii ciyaarta ayaa labada tabare ee […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com