Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 811)

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. by:Khadiir Dhuxule.

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. Muxaafidka Waxaan Leeyahay Maa Waa Inaydun Dul Qaadataan Masuuliyad Ayaa Idin Saarane Mucaaridkana Waxaan Leeyahay Waa Tii Odayaashii Hore Odhan Jireen Hadal Tol Waa Ladaboolaa. Anigoo ah muwaadin ka soo jeeda beesha ciise ee somaliland ku dhaqan waxaan si wayn utaageeray wada hadalada u dhaxeeya muxaafidka iyo mucaaridka […]

ciidamada booliska ee qaybta gobalka hawd oo gacanta ku dhigay baabuur mark 2 oo khamri siday

ciidamada booliska ee qaybta gobalka hawd oo gacanta ku dhigay baabuur mark 2 oo khamri siday

maantasomaliland):-ciidamada booliska ee gobalka hawd ayaa gacanta ku dhigay gaadhi khamri siday oo marayay tuulada habaas wayn. gaadhigan oo noociisu ahaa mark2 no 33160 waxaa uu siday khamri dhan 45 dhalo sida uu noo soo cadeeyay wariyahayaga maantasomaliland u jooga goalka hawd caasimadiisa baligubadle .axmed maxamed cawaale waxaanu intaasi ku daray.in dadaal dheer oo ay […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Jimce wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Labada Kooxood Valencia Iyo Liverpool Oo Lagu Waramayo Inay Ka Heshiiyeen Saxiixa Aly Cissokho

Labada Kooxood Valencia Iyo Liverpool Oo Lagu Waramayo Inay Ka Heshiiyeen Saxiixa Aly Cissokho

maantasomaliland):-Ilo ay soo xiganeyso Sky Sports News ayaa xaqiijiyay in Liverpool ay heshiis kala gaartay kooxda Valencia saxiixa daafaca bidix Aly Cissokho kaasoo ay kula wareegayaan heshiis hal sanno oo amaah ah. Cissokho ayaa mar sii horeysay xagaagan sheegay inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Liverpool islamarkaana uu sugayo kaliya in labada kooxood ay heshiis […]

Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa tababar la qaatay maanta kooxda koowaad ee Liverpool ka dib markii uu asxaabtiisa kooxda ka raaligeliyay habdhaqankiisii xagaagan.

Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa tababar la qaatay maanta kooxda koowaad ee Liverpool ka dib markii uu asxaabtiisa kooxda ka raaligeliyay habdhaqankiisii xagaagan.

Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa tababar la qaatay maanta kooxda koowaad ee Liverpool ka dib markii uu asxaabtiisa kooxda ka raaligeliyay habdhaqankiisii xagaagan. Xiddiga reer Uruguay ayaa laga saaray tababarka kooxda koowaad ka dib markii uu saxaafada ka hor dalbaday in la iibiyo, laakiin waxa ay haatan u muuqataa in colaadii ka dhaxeysay ciyaaryahanka […]

Sky Sports ayaa warineysa in Liverpool ay wadahadalo la bilowday Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeyaha reer Brazil Willian.

Sky Sports ayaa warineysa in Liverpool ay wadahadalo la bilowday Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeyaha reer Brazil Willian.

Sky Sports ayaa warineysa in Liverpool ay wadahadalo la bilowday Anzhi Makhachkala oo ku aadan saxiixa kubadsameeyaha reer Brazil Willian. 25 jirkaan aadka loo qiimeeyo ayaa bishii Janaayo ee sannadkan heshiis 30 milyan ginni uga tagay Shakhtar Donestk uguna dhaqaaqay kooxda Ruushka, laakiin Anzhi ayaa haatan dooneysa inay iska dirto ciyaartoyda ajnabiga ah ee lacaga […]

Tababaraha Mourinho Oo Ka Hadlayay Ku Soo Labashadiisa Premier League, Saxiix Cusub Iyo Mustaqbalka David Luiz.

Tababaraha Mourinho Oo Ka Hadlayay Ku Soo Labashadiisa Premier League, Saxiix Cusub Iyo Mustaqbalka David Luiz.

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay inuu joogo meeshii ku habooneyd ka hor inta usuan soo laabashadiisa Premier League bilaabanin axada. Mourinho ayaa labo jeer ku guuleystay Premier League markii ugu horeysay ee uu macalin ka noqday Stamford Bridge, waxaana haatan ku soo laabtay Blues. Waxa uu xilli ciyaareedka cusub ku bilaaban doonaa kulanka ay […]

maanta ayaa si rasmiya uga furmay magalada Hargeysa bandhiga caalamiga ah ee buugaagta (Hargeysa International Book Fair) kaas oo sanad walba lagu qabto Hargeysa,

maanta ayaa si rasmiya uga furmay magalada Hargeysa bandhiga caalamiga ah ee buugaagta (Hargeysa International Book Fair) kaas oo sanad walba lagu qabto Hargeysa,

maantasomaliland):-Waxa maanta si rasmiya uga furmay magalada Hargeysa bandhiga caalamiga ah ee buugaagta (Hargeysa International Book Fair) kaas oo sanad walba lagu qabto Hargeysa,bandhigan buugaagta oo sanadkii lixaad ee la qabto ay noqonayso waxa lagu soo bandhigaa buugaagta kala duwan oo ay qoreen qorayaasha somaliyeed iyo kuwa dunida kale kuwaas oo ku qoran luuqado kala […]

Ogaysiis Muhiim Ah

Ogaysiis Muhiim Ah

dhamaan akhristayaasha shabakada caalamiga ah ee maantasomaliland waxaa loogu bushaaraynayaa in shabakada dub u casriyayn balaadhan laguugu sameeyay oo xataa aad si dhib yar aad kala socon karto wararkeeda facebookaaga oo aad ku darsan karto maanta somalilan iyadoo laguu sameeyay barta intarnetka qaybtiisa facebooka adoo like garayn doona waxaa kaleeto oo aanu idiin soo gudbin […]

Mucaarid hawshiisa garanaya dalku waa u baahan yahay!!!

Mucaarid hawshiisa garanaya dalku waa u baahan yahay!!!

maantasomaliland)Macnaha iyo mihnadda mucaaridnimo, qeexitaanno, dariiqiyo iyo asluub cad oo laysla yaqaanno ayey leedahay, asluubtaasi hufan iyo dariiqyadaasi oo ah horumarka iyo dhisitaanka dalka iyo dadka ee labadda dhinaca Mucaaridku ku saxaayo, Muxaafidka guradda ku jira, qaab xalaala ama lagu ilaalinaayo hadafka iyo himiladda dowladnimo iyo ku joogitaanka hanaanka hufan ama wadadda ama nidaamka aynu […]

Tababaraha Man United Oo Cabasho Ka Muujisay Shaxda Isku Aadka Horyaalka Ingariiska Ee Xilli Ciyaareedka 2013-14

Tababaraha Man United Oo Cabasho Ka Muujisay Shaxda Isku Aadka Horyaalka Ingariiska Ee Xilli Ciyaareedka 2013-14

maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United ayaa sheegay in kulamada bilowga u ah xilli ciyaareedkooda ee Premier League inay tahay kuma aan la rumeysan karin inay waqtiyaanasiib isku aad ah ku soo baxeen. Shanta kulan ee ugu soo horeysa ee United ay ciyaari doonto Premier League, waxa ay soo dhaweyn doontaa kooxaha Chelsea iyo Man City halka […]

Somaliland oo aqbashay in mucaawinadan ay mariso dhulka si loo gaadhsiiyo deegaanadii loogu talogalay.

Somaliland oo aqbashay in mucaawinadan ay mariso dhulka si loo gaadhsiiyo deegaanadii loogu talogalay.

Hargeysa(maantasomaliland):- Ilo wareedyo u dhuun daloola warka Markabkii mucaawinada ahaa ee Dawlada SOMALIYA u soo dirtay Puntland ee Maaamulka Farroole diiday ayaa sheegaya in uu ku soo fool leeyahay Dekedda Berbera, halkaas oo looga gudbin doono deegaamadii loogu talogalay oo teedsan Puntland iyo Somalilandba ee xuduudka. Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay ka aqbashay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com